Caqiidda iyo dhaqan ayuu dadka kala saaran la'yahay.
Waxa uu furray haweenay oo Caqiido kuwadda socdeen taa oo keentay markii la ogaaday furiinka furiinkaa oo ahaa Furriin laggu qasbay markii siddaa dhacday ayuu guriga isagga baxay waxa uu karaacay meel Aan ka fogayn gurigga uu daganaa Gaadiidka gawaarida ee magaalada waxaa kusoo baxay oo maqlayay dhacdada meesha ka dhacaysay qayba kamid ah dariska markii Ee kusoo baxeen waxay dusha sare ka arkayeen assaga oo ah mid sii baxaya waxay isku dayeen in ay u yeeran inkasta uu ahaa mid Ee kadaba qaylinayso waxa uu ahaa dhawaqeeda mid cara xamaasad leh xambaaran jawigga Ee markaa saarantahay ayaa waxa uu ahaa mid dagaal ah dadkii ahaa dariska Ee kussoo baxay waxay way diyeen waxa dhacdadooda tahay illeen maahan kuwa markaa wax ka og waxa dhacdadooda tahay iyo inay tahay mid maanta kow ah waxay iska sii waday hadalkii caradeeda oo lahaa cod sawaxan leh inkasta oo arinku ahaa mid u muuqda inay is ciilkaambisay dadkii kusoo baxay way qaqabteen si Ee uga daba dhaqaaqin dhibkana uusan u noqon mid intaa kasii wayn Markaa kadib ayaa waxay isku dayeen in ay wax ka waydiyaan waxa dhacdadani tahay waxay u sheegtay in dhibka dhacdadooda ahaa mid soo jiray muddo badan intaana uu ahaa mid soo jiitamaayay waxa intaa soo gaarsiiyay ayaa waxa uu ahaa jacayl jiray kaa oo keenay in wax badan oo jira lagu samro waxa uu arinku ahaa mid soo jiray Wuxuu ahaa bilowga arinkoodda Khamiis 23 July 2015 iyo Talaado 16 May 2017, Wuxuu ahaa mid soo jiitamayay in badan oo labasano ah.
Ku yiri waa uu ka tagay iyadda meeshii wayka istaagtay waxay u dhaqaaqday dhankaa iyo gaari meesha uyaalay waykasoo laabatay gaariga waxay ku laabatay guriga si Ee usoo xerato maryo qurqurxoon markii Ee maryaha soo xeratay oo gurriga kasoo baxday oo gaariga soo gashay waxaa meesha soo istaagay Maxamad yaasir dabin, markii oo soo istaagay waxaa isku dhacay indhahoodda waxa uu markaa ku yiri intee ku socotaa waan imid marka uu sidaa leeyahay maahan mid Ee si wacan u maqasho waxaa u xeran muraayaha gaariga inta uu ku dhawaaday ayuu albaabka gaariga oo ah halka daaqadda u dhaw inta uu gacmaha saaray ayuu ku yiri "intee usocotaa gacaliso macaan sidee kugu sheegaa qofka Aan kuu ahay." inta yar oo na dhax maray miyaa siddaa kaa dhigay kasoo dag gaariga si Aan kuugu sheego waxa jira markii uu intaa ku yiri Sucdi yaasin kaahin, uma Eysan nuglaan codkiisa Sucdi yaasin kaahin, gaariga ayey istaartay markii gariga Ee istaartay way ka dhaqaaqday assaga oo halkii taagan marka Ee ka dhaqaaqayso waxay gacmahiisa saarnaayeen albaabka gaariga wuxuu ku liicay gaari meesha yaalay.Sidaa miyeey kaaga dhaqaaqday gacalisaddaada.? Waxa uu kasoo dhaqaaqay meesha loogga dhaqaaqay markaa inkasta oo ka carooday hadalo caro leh uu ladhacay waxa uu iska soo galay guriga markii uu in saacado ah ku jiray ayuu kasoo baxay markii uu kasoo baxay wuxuu soo dhax lugeeyay xaafaddaha Malley, assaga oo markaa isla dhax maraya oo leh maxay ismooday? markii Ee igga dhaqaaqayso haddii uu dhalay wasiirka gaadiidka iyo howlaha guud ma oga miyaa in uu idhalay wasiirka isbaarooyinka xattaa digaaga canshuur buu ka qaadaa intaa kadib wuxuu soo galay meel dhiig ladhaqayo markii uu soo galay waa uu naxay isla meeshii ayuu ku leexday wuxuu dadkii waydiiyay waxa uu shilkaan ahaa Waxay dadkii ugu jawaabeen Maxamad yaasir dabin, oo Ee ku yiraahdeen waxaa meesha ka dhacay shil gaari iyo mid tram, wuxuu tram ka dardaray gaari Ee wadatay haweenay haweenaydaa ma aysan dhiman hayeeshee waxay ahayd garaabato waxa kabaxay dhiig badan markii sidaa laggu yiri madow ayaa u shidmay wuu is xakameyn waayay in muddo ah sidda uu markaa noqday waxa uu aaday isbitaalka halkaa oo ah meesha lageeyo wax walba oo dhaca inkasta oo sidda markaa loogu sheegay ahayd mid dhimasha ah waxay ahayd marka uu tagayay mid nafi kujirto wax walba oo Ee isku qabeen wax dhibkooda kawayn ayaa dhacay maslaxaddii uu bixinlahaa ayaa waxa uu ugga qaybqaadanaa baxnaanadeeda.
Gababadddii iyo
Gunaanadkii.
Gunaanadkii.
Duurjoogta daayeeradda madow waxay ku socdaan jidka iyagga oo u socda sidda raxan raxan oo kale dhawaqa maqalka lamaqlaya waxa uu ayahay mid cabsi leh waa xawayaanka aqliga leh waa xawayaan xuriyad doon ah tan iyo markii uu aduunka soo gaaray waa xawayaan garasho leh dhibaatadda ugu wayn oo sameeyo waa baabi'inta dalagyadda beeraha waxaa ku dhib qaba beeralayda beerata dalagyadda waxa uu dalaga ka dhiggaa wax uu jabiyo iyo wax uu cunno iyadda oo dhaqanka baabi'inta marka lasoo qaadanayo looggu yeero daayeeradda africaine taa waxay tahay macluumaadka mid lagga helo goobaha xanaanadda shaashaddaha ku xeran oo lagga daawaddo iyo shaashaddaha kale Ee ku xeran goobaha sidda caadi ah loo leeyahay Ee dadku iskugu yimaadan ama laggu shaaho.
Wednesday 6th September 6th 2017
Wednesday 13th September 2017
Wednesday 13th September 2017
Mohamed ABDIKADIR OMAR
Bogga Dambe: agha
Bogga Dambe: agha