Wikipedia

Search results

Wednesday, May 31, 2017

Si laga helaya miyaan kula ahay Oo laga wadda helayo!


Waan dareemi karaa  Aad iyo Aad inaad aragtiyo badan iigu yeeri kartaan iyadda oo kamid noqon karaan kuwa Aad igu yeeraysaan kalmado wanaagsan oo wanaag xambaarsan kuwaa  oo ah kuwo wanaag laga dhaxlo hasayeeshee waxaan ahay gabar walaashaa lamid ah kalmad Aan idiinka mudnayn iyo mid Aan gayn intaba ha'igu dhihina. waadna mahadsan tihiin in Aad iga heli kartaan hasayeeshee inta Aadan iga helina ayaa haa mid iska hesha waxa ay fariima heedda  ahaayeen kuwa ku yimid bar Email. taa oo ahayd magaceeda mid ay horaantii ku sheegtay Andrea cordeiro, iyo Andrea cordero, sidda Aad doonto waad ugu dhawaaqi kartaa ma'ahan mid dhib leh waxa ay ahayd "Aqoonyahan jacayl." taa oo ay ahayd mid ay wax badan ka taqaano oo ah mid ay wax badan kala socoto waxa uuna ahaa mid ay u dhuun daloosha in ay wax ku barto kuwa arimahaa la liito oo ah kuwa u ildaran.












Isma lahayn sida Aad u taalo waa mid laga helaayo inkasta oo Aan iskula muuqaday mid lagga helaya markaana ku faraxsan muqaal keedda inkasta oo ay isku aragto mid laga wadda helaayo waxay tahay marwalba mid uu mid kaliya yeesho waxa ay tiri waxaan fadhiyaa xaafad lagu naanayso USA 14-15 halkaa oo Aan soo fadhiistay mar ku dhow 13h49 oo ku beegnayd xili qada ah waxaan ahaa mid meesha qadda iyo kulan is arag ah kuwadda lahayd kaa oo ahaa mid lagu magacaabo Fernaanda, waxa uu dhashay fernanda talaado 29 juun 1986, ka waxa uuna u dhashay ayeey tiri brazil, kaa oo ahaa mid jira markaa 31 sano  waxa ay Andrea cordeiro, ahayd mid kawayn marka loo fiiriyo dhanka muqaal ahaan hasayeeshee ma'ahayn mid wax siddaa ah kawayn waxa ay ka waynayd ayaa ahaa 7 sanadood waxa ay jirtay ayaa ahaa 38 sanadood waxay ahayd  mid dhalatay talaado 29 agoosto 1979 ka ayadda oo marwalba halku dhigeeda ahaa jacaylkayga yaraa.


Jaceelkeeda yaaraa mid nucee ah ayuu yahay ayaad is leedahay.?

Mararka qaar waxa ay taa tahay mid dhib badan sidda Aad u ogaato taa haddana waxa ay tahay mid  si fufud Aad ku dareemi karto midka uu yahay iyo  midna waxa ay ahayd Andrea cordeiro, mid lasoo furay oo ah garoob balse markaa ah mid Aan lawada cunin oo Aan noqon mid Aan la dhamaysan waxaa laga cunay oo kaliya wax lagu qiimeeyay jab oo ah in uusan dhamays tiran midka guursaday markaa waxa ay ahayd sandwich, oo ah mid mid walba marka uu quraacda lajoogo u ooyo in uu cuno uu jeclaan laaha hasayeeshee waxaa banaanka losoo tuuray sandwich oo ah mid quruxbadan oo ah mid lagga cunay jab yar kaliya waxa uuna yahay mid u baahan in la asturo oo meesha laga qaado hadii uu noqdo mid dhaafa waqtigii loogu tala galay waxa uu noqonayaa mid uu cadka uro waxana ka dhalankara wax midabkii qurxoonaa badala.














Hadii Aad noqon lahayn mid lakulma sandwich kaa oo yaala wadada dhinaceeda ma qaadan lahayd oo ma cuni lahayd?


Waxa ay jawaabta u badanaysaa maya waan ogahay taana waxa ay tahay in Aadan baahnayn balse hadii Aad tahay mid baahan waxa ay tahay in Aad iska qaadato oo Aad horay usii jaf jaf ta  waana ku bilaabi lahayd isla wadda dhinaceeda "doqon baa ka tagta hadii uu meel dayacan yaalo sandwich." waxa ay Andrea cordeiro, sii fadhisaa maqaaxidii oo ahayd halka ay balanta ku lahayd alla maxay ahayd "Aqoonyahan sirdoonka jacayl." hagaag waxa ay meesha sii fadhiso in cabaar ah taa oo ahayd saacaddana mid kusii siqayso 13h56 markii ay meesha  soo fadhiisatay Andrea cordeiro, ayaa waxaa u yimid mid kamid ah kuwa cunto qoraha ka ah maqaayadda ayaa markii uu u yimid waxa uu waydiiyay waxa waxa uu yahay dalab keeda cunto. waxay u sheegtay in uu yahay mid dambeeya dalabkeeda cunto hadii la gaaro ay u yeeri doonto balse intaa kahor tahay mid sugaya qof kamaqan oo ahaa mid ay meesha kuwadda balansanaayeen.





















Ayadda oo ah mid aragiisa hamuun gaar  u qabta
talow maxay tahay hamuunta intaa la'eg? miyuu yahay mid igu cusub iyo  walaa how. 


Taa oo ula muuqata in si loogga soo daahay oo ay is leedahay arag nucee ah ayuu ku siin doona manta mid mid kaduwan middii hore mise midkale. Waxa uu noqday mid markii dambe uyimid oo ugu yimid meesha ay ku balameen meshaa oo ahayd maqaayada waxa ayna maqaayada u dhaw dahay macbadka lagu cibaadaysto oo ahaa mid saarnaa laamiga Markii uu meesha ugu yimid oo in cabaar ah wadda hadleen ayaa waxaa soo dul istaagay kii cunto qoraha ka ahaa maqaayadda markii uusoo dul istaagay waxa uu waydiiyay waxa uu dalab kooda yahay waxa uu u sheegay markaa dalabka uu hayo iyo midka maqaayadda yaalo intaba markii uu u sheegay waxa ay wadda gudbisteen dalkooda ahaa cunnadda markii ay gudbisteen dalabkooda cunnada ah dalab qaada hii waa uu kasii tagay  waxa uu dalabkooda u gudbiyay kabalyeeriga waxa ay iska galeen in ay sheeko shitaan oo Aan la sugin inta ay cuntada ka imanaysa.

Muxuu ahaa ninka la dilay? maxaase lagu magacaabaayay?


Ayeey horay ka waydiisay inta uusan fadhinin wax dhan 9 daqiiqo waxa uu isla markii ugu jawaabay ma aqaano waxa la dilay waxay tiri Andrea cordeiro,  waxaan joogay guriga (Kranti Stambh) markii Aan maqlaayay in wax la dilay waxaan madaxa u samaynaayay  oo ahayd  gabar Aan wadda daganahay intii uu hadalka siddaa ahaa waxaa la keenay cunnadii waxa ay galeen in ay cunnada cunaan intii ay cunadda cunayeen ayaa waxa uu u sheegay in nin kaa ladilay  uu ahaa tuug tuug wayn oo ah kuwa wax xadda waxa ay ahaa yeen kuwa cunnadda kusii dul sheekeeya markii dambe waa ay  dhamaysteen cunnadii waxa ay noqdeen kuwa dalab kale samaysta kaa oo ahaa cabitaanka taa oo ahayd si meesha loogu wadaago sheekooyinka markaa ahaa kuwo xiisa lahaa waxaa jirtay hawa fiican oo leh cadceed ah diirimaad dadkuna waxa uu ahaa mid fadhiya dibada maqaayadda markaa waxaan ahaa mid  jimicsi samaysa ma'ahayn sidda Aan hadda ahay waxaan markaa ahaa mid la qaad qaadi rako taa oo ahayd in Aan iska dhigay mid la qaad qaadi karo hadda waxa ay tahay mid u muuqata inay cuslaatay.




















Talow miyay tahay mid adag in la ii qaad qaado?


Wax walba oo Aad u aragto inaysan dhici karin waxa ay tahay kuwa dhaca waa haddii Aad hesho qof u dhuun daloola baahidaada kaa oo ah mid diyaar ah in uu wax qaad qaado hagaag "dacda basalka oo la dacdo waxa ay tahay  mid Aan laga helin." (xubui kopen) markii Aan maqaayadda in cabaar ah kuwadda hadalnay oo Aan siwacan u kala sheeka dhamaysanay ayaa waxaan isku afgaranay in Aan isku raacno mar hoteel si Aan u galno jawiga uu isiiyay oo ahaa mid wacnaa. waxaan door bidnay si Aan usii galno mid ka duwan midkaa oo Aan isla tagno 14 miitar taa oo ah mid Aan laga war wareegin waxa dhaca markaa hasayeeshee waxa uu xariirka noqon doonaa mid sii socda inta la gaaraya in uu noqda mid soo dhamaada waxa ay tiri waxaan is ku afgaranay in Aan kulanna oo Aan u kulna siyaabo badan oo ah kuwa kuwaan ka macquulsan oo ah bilaa qarash.


Maxay ula jeedaa bilaa qarash? ma waxaa taa in darbiyadda ku sheekaysano. 


Mahan mid quruxbadan hadii aysan heli karin wax qarash ah ma waxaa dhibaya in ay  igu tiraa anigu ma heli karo wax qarash ah ayuu yiri waxaa loo badalayaa meel kale jimcaha 8 juun 2017 ka waxa ay la kulmi doontaa 11h13,   isniinta 18 juun 2017 ka waxa uu soo dhamaystay 3 bilood waqtigiisa waa 10 sano waxaa loosoo dhawaynayaa sida qof madax ah oo kale meeshana waxa ay tahay mid shaqooyin kala duwan leh qofkana waxa uu yahay marka uu meesha kasoo baxayo mid mid tababaran oo u taba baran sida daraasaadka loo xayeeysiiyo


W/Q Leenka.Baahay


Saturday, May 20, 2017

10 Arimood ayaa sahlaya Afjaridda jacaylka!

Muxuu yahay  waxa isqabqabsiga salka uu ku haayo!

Eed iyo wax is Eedayn ah ma ogayn markii Aan kaa tagaayay? waxan ahayn kuwo ku kala tagay si farxad leh oo ay farxadi ku dheehantahay maxaa iga dambeeyay. oo ahaa waxa isbadalkan sababay mise waxaa heshay hadala kale oo ah wax Aan aniga kawar qabin sidee wax u jiran ma ii sheegi kartaa. bal horta isoo jeeso wax aqriska hakuu dambeeyo  wax ii sheeg sidda ay wax u dhaceen iyo sidda uu hadalka kugu soo gaaray markaa kadib waxa ay tahay mid Aan garwaaqsan karo hadii Aan ogaado waxa jira waxa ay yihiin inta ka horaysa in Aan hadlo oo Aad iska dhagaysato wax jawaab ah Aan kaa helin taa waxa ay thatay qof uyimid qof xanuun sanaya raba in uu ogaado xanuunka haya qofkaa waxa uu yahay iyo halka uu kasoo bilowday qoftii uu ka ogaan lahaa waxa ay tahay mid ka ka Aamusan.

Habada hadii ay sidaa thay halkee uga bilaabaa? hadii uusan hadal jirin miyaan sidaa laysku ag fadhin karaa?

Waxa ay tani tahay fadhi Aan micno lahayn waa in Aan kasii tagaa hadii uusan jirin hadal wanaag iyo fadhi wanaag ma waxaan soo doontay wax sidaa ah waa in Aan kasii tagaa hadii uu arinka yahay mid sidaa ku sii socda waxa ay tahay in uu meesha ka dhaca iska hor imaad dhaliya gacan kahadal hadii uu qofka yahay mid aamusan waxaa galay iyo sidda ay yihiin  uusan rabin in uu kuu sheegto balse ay tahay waxa jira mid dareento hayeeshee meeshii Aad faahfaahinta kaheli lahayd ayaa waxa ay tahay mid kaa hor keentay caro taa oo ah mid ayada ku kooban waa in Aan iskaga sii tagaa.





















Soo dhawaaw ma'ahan bakeeri lagu soo ag dhigaya hadalka ayaa waxa uu ahaa mid ah "qooy satay yee yaa kuu xiiri doona."  hadii Aad mar ila hadasha anigaa xiiran lahaa.

Bal sidee noqon lahayd hadii uu dalka dhuunta kaa qabto turkigana uu guska kaa qabta? waxa ay u dhawdahay in Aad noqoto mid xaalad caafimad u qarxa mar Aan sidaa u sii fogayn. hagaag hadalka hadii uusan dhaafin wadadiisa waxa uu yahay ama lagu tiriyaa in uu yahay mid ka qayb ah cafimaadka waxa uu arinka igu noqday in Aan la mid noqdo oo an ku dul fikiro koobkii kafayga ahaa ee meesha laygu keenay waxa uu igu dul noqday mid qaboobay sidda Aan gacanta ugu hayay hadii aysan ii xerayn ama aysan ii furayn waxan qaatay go'aan ah in Aan meesha iskaga soo tago intii ay ka noqonayan waxbadan kuwa is badala oo kusoo noqda sidii hore.





















Hadii Aan maanta dhan ku tuug tuugo oo Aan ku iraahdo macaanta gacaliso adaa jira qofkala majiro si isku duub naan ahaan.


Taa waxa ay  tahay wax micna ah ma yeelanayso waxa ay bahasha ku roontahay in lays tuug tuugo waxaa la yahay isku dan qofna ma'ahan mid leh dan gaar ah waxa dadka mideeya ayaa ah dan iyo nolol mid ah oo ahayd midda ay ku wada joogeen inkasta uu qilaafka dhici karo oo uu dhaco sida badan hayeeshee waxa muhiimadda leh ayaa ah in la helo waddada yar Ee uu ka soo bilowday  taa oo ah si loo helo meel lagga amba qaado taa oo ah in la helo xal Aan soo noqnoqsha lahayn waxa ay tahay wax badan oo jira  dhac da'dan ma'ahan mid cusub.


Wax isbadal ah hadii uusan jirayn in Aan iska ag fadhiyo ma'ahan meel uusan wanaag ka jirin.

Hayeeshee waxa uu yahay wanaaga mid na wadda gaara haddii uu yahay mid qofna aysan doon doonayn vaderic brand, waxa uu ka soo tagay ayadda oo meesha ka jirin wax wanaag ah. waxa ay iska gashay eceap vaughn, qoraal markii hore u soo dhacay kuwaa inta uusan assaga imaan kaa oo ahaa mid ay ka heshay oo si gaar ah u cajabiyay mid ku dhax jirtay inta uusan imaan. aqrinta qoraalkan kaa oo ahaa mid ay ka muuqdeen qodobo xasaasi ah  waxaa wax yar kadib soo wacday berounka, taa oo markaa kusoo socotay eceap vaughn, halka ay ku noolayd waxa ayna ahaa yeen kuwo ahaa isku qoys markii ay soo wacday waxa ay ku tiri waxan ku soo socdaa guriga ee ma jogtaa mise waad ka maqan tahay. eceap vaughn, waxa ay ku tiri waan joogaa  maxaa kugu dhacay oo Aad la caraysan tahay isla markiiba waxa ay ku gaabsatay oo ay tiri waxaan ku mashquul sanahay aqrin qoraalo iisoo dhacay. markii sidaa lagu yiri  sidii ayeye qadka uga baxday berounka, ayaa inta lasoo wacay waxaa lagu yiri.

Meesha Aad gaartay marqaan ma yaalaa?
Haduu marqaan oo lin jana mataalaa?


Waxa ay tiri ma gaarin meesha Aan kusocday wali waa sii socdaa hayeeshee markii Aan tago ayaa soo sheegi doonaa.
 
Waxa Yaala iyo waxa ay yihiin intaba. dhanka kale layna per, waxa ay ahayd dadka dumarka ee caalamiga ah kala sooco, kuwaa oo ahaa haweenka Laatiin ka doondoonaan waa dhanka jacaylkee intii ay ku jirtay kala soc soocida ayaa waxa ay ka heshay mid kamid ah wiil kusugnaa isla gobtaa kaa oo ay uga heshay si kal iyo laab ah markii ay ka heshay waxa ay milic satay in cabaar ah oo ay noqotay  mid uu hadalka ku dhagay waxaa u furmay araga kaliya waxa ay noqotay sida uu qof wax damcay noqon lahaa waxa uu qofkani damcay hadii ay ahaan lahaayeen wax uu helaya isla marka uu damcay waxa uu ahaan lahaa wax farxad galiya nafsad ahantiisa waxa ay damacday in ay la hadasho ayadda oo Aan ka dhaqaaqin isla meesha ay joogto markii ay ku tiri laba kalmadood oo ka mid ah sidee tahay halkee dagan tahay magacaa  iyo wax lamid ah waxaa ka soo baxay meel Aan siddaa uga sii dheerayn gabar taa oo ay mooday in gacalisadiisa thatay tahay markii Ee ku ag aragtay waxa ay ku fiirisay indho Aan raxmad lahayn waxa ay sii taagnayd halkii marka hore ka aragtay waxa ay taa sababatay in ay iska daawato madaama uu isku qaban waayay wixii hadal ahaa oo ku jira iyo aragii ay la kulantay intaba.

Ha u caroon nolol malin la arag ah
Hana isku beerin aragti caatow leh.




















Hadii Aan taa intaa kaga soo noqdo  berounka, waxa ay tagtay halkii ay ku socotay oo ahayd  eceap vaughn, waxa ay jirtaa eceap vaughn, 32 sano waxa ay dhalatay arbaco 19 juun  1985 ka halka uu dhashay vaderic brand, qamiis 18 octoobar 1979 ka waxa uu ahaa mid ahaa 38 sano jir  markii ay meesha tagtay waxa ay gashay in ay la sheekayso hayeeshee waxa ay ahayd mid uu mashquul ku furan yahay waxa ay ahayd mid ku mashquulsan aqrin kaa oo ahaa mid ay niyada siisay sidda Aan is iri oo Aan u arkay waxa ay aqrinayso ayaa waxaad moodaa in ay tahay wax u dhaxeeya 2012\2015 ka markaa oo kale ruuxna ma dareemo dabayl dhan kale uga furan ayadda oo ku maqan qoraalkii ayaa waxa ahayd mid u jawaab celisa ayadda oo ugu  jawaabtay.


Haa waxaan aqrinayaa qoraalo isoo dhacay kaa oo isoo diray wiil Aan xiriir hoose wadaagna.


Waxa uuna haa mid dhismaha dhan dhisa kor iyo hoos taa oo kale waxa ay la micna tahay in uu waxa dhan qabta (waayahay) ayaamahan kaa ayaan ku haystaa. kii Aan is qabnay waxa uu guriga kamaqan yahay 19 cisho isnin 29 may 2017 ka , 2019\2020 waxa uu iska badiyay cunadda iska yaree ma garto waxa uu noqday 115 kiilo waxa uu xertaa surwaal 87 dhaxdiisa tahay waxaa malmahaan magaalada soo galay wiilal dhax yar yar leh waxaan rabaa hadii Aan is fahano in Aan wiil yar u guuro assagana waa uu diiday in uu waxaa iska dhino dhimo sidiida sidiisa ha u fuur sanaado hadalkiisa ma rabo. bal kawaran qofta sidaa dhahayso hadii ay gabar ahaan lahayd waxaa la jiraa 59 sano dhaxda waxaa laga laga qaataa surwaal 34 ah adiga dhax daada meeqa waaye suuq ayaan kuu raadinayaa.


W/Q Leenka.Baahay

Thursday, May 18, 2017

Dooqeyga mayahay mid Aan ku matali karo dhabanka si Aan ugu sheego qofta Aan u ahay!


Si Aan kugu sheegto ma aqaano qofka Aan ahay waan ogahay in magacyo badan laygu yeerayo sida janaral oo kale balse waxan ahaa gabar xiriir la leh wiil kaa oo ahaa mid soo jiray in muddo oo Aan sidaa u sii fogayn markii Aan baranayay waxa uu iila muuqaday qof wanaagsan hayeeshee waxa uu noqday mid Aan ku hungoobay vihappand, waxa ay noogu soo dirtay email,  markii Aan sidaa ku kala harnay ayaa waxaan bartay midkale kaa Aan bartay markii Aan arkay wanaaga  uu leeyahay si Aan ugu soo dhaweeyo laab furan ayaa waxaan ku iri waa kuu fududahay isticmaal balse waxa ay tahay qof cayn kee ah ayuu noqonkaraa madaama uu ahaa mid aragti ahaan igu qanciyay waxa uu iga samaystay in Aan u sheego taleefon lambarka guriga hadalo uu i yiri kuwo kamid ahaa "idaa gurmad." lose my mind.

ka bogasha wacan.

Waxa Aan xerto ama Aan xeran lahaa waxa ay yihiin kuwo Aan ka helay oo ahaa kuwo isoo jiitay markii Aan arkay ama Aan la kulmay.


Muxuu noqonkaraa aragti kadib waxaa dhacda wax badan oo si aragti dhow ah Aad uga hesho in ay kugu noqdan mar Aan sidaa usii fogayn wax Aan ku anfacayn dabcan tani oo ah wax Aan la yaab lahayn dumarkana waxa ay xer taan waxa ay ka helaan iskasta oo ay dhacdo in mararka qaar ay ku noqdan wax Aan anfacin marna waxbadan ayaa waxaa dhacda in ay noqdan kuwo si dhaw u door soomay balse waligaa ma wacday qof Aad saxiiba tihiin markii Aad wacday makala tashatay qofka adiga ku Aan facay in uu yahay mid ayadana Aan facay? hadiise uu anfacay ma waydiisay in uu noqon lahaa mid ka ay xeran lahayd.?


Jawaabta markaa kadib Aad ka heshay mid cayn kee ah ayeey noqotay.


Waa dhacdaa in Aad noqotaan kuwa isku dooq ah hadii ay tahay qoftaa ama qofkaa mid wax kula doonaya markaana uu yahay mid wax kuugu sheega sidda xaqiiqada ah ama xaqiida u dhaw hayeeshee mid Aad u bandhigtay hadii uu noqdo mid assaga si gaar ah u daneeyo waxaa dhici karta  wax badan oo xuman Aan lahayn in uu kuu xumeeyo taa oo ah mid uu ku fikiraya in uu helo qofka Aad u ban dhigtay hadii ay tahay mid xuman ka muuqata in uu kuu wanaajiyo oo kaaga dhiga wax wanaagsan oo loo qateen ah si Aad u noqota mid kusii fogaado.

Hadaba maxay tahay dhankaaga maxaa kaaga baxay markii Aad isku daawato? miyuu noqon lahaa mid Aad xerato.?


Sidda Aan u ahay naag quruxbadan leh ayaa waxaan ahay mid baadi goob ugu jirta in ay hesho mid qurux badan kaa oo ah mid sideeda oo kale  kaa oo ay ku qiimaysay in uu yahay midka u qalma in ay wadaagi lahaayeen kuwaa oo ahaa kuwo xaqiida u dhaw  waxa ay tiri wali ma guursan markii Aan iraa wali maguursan waxaa la ii arkaa in Aan ahay mid guurka ka daahday inkasta oo Aan ahay mid jirta 39 sano hadana ma'ahan in Aan u guursado waa la guursadaa markii Aad aragto guurka badidiisa ayaa waxa uu yahay midkasii fogaynaya in Aad guursato.


Hadii uu yahay dooqa mid kaa lumay maxaa lagu dabiibaa oo lagu dabaqaa.?


In kasta oo Aan u muuqdo mid yar hadana waxaa ahaa mid kamid ah la taliyayaalka albaabka kuwaa oo ahaa shaqalahaa dowliga ah waxaa kale oo aan ahaa mid jecel "socdaalka dunida iyo in ay  hesho heshiisyo xiiso leh." inkasta oo ay tani ahayd mid ka baxsan waxa ii garka ah waxaan ku nolaa manitoba, waxaan dalxiis ku imaan jiray geneva, markaan Aan ka helaayo ma'ahan mar sidaa usii fog waxa ay ahayd isla sanadkan Aan hadda ku jiro ee ah arbaco 17 may 2017 taa oo ahayd mid Aan latashiyo badan la sameeyay dhinacya badan.

Xiriirka Aan la samaynaayo mayahay mid ayaga quseeya? waa maya ma'ahan mid ayaga quseeya hadda muxuu yahay.?


Waxa ay tahay mid ku taxluqda si loga helo wax fikir ah ama talo oo ah midda Aan wax ka ka waydiiyay taa oo ah in Aan helo jawaab isku mid ah oo mid isku dhaw ah inkasta oo ay dadka ii arkaan in Aan ahay mid daahday hadana waxaan ahay mid dhan u jahaysan taa oo ahayd in Aan guursada markii Aan ahaa mid si wanaagsan u shaqaysa 17 sanadod taa oo ah 2000-2017 ka miyeeysan ahayn in Aan yagleelo guur iyo guri? maxaa diidaya? hadii Aan helo talooyin isku mid ah ama ah kuwo isku dhow waxa Aan u arko in uu yahay mid Aan rabay.


Siduu ku noqday?  sijoogta miyaad ula sheekaysatay.?

Wax badan waxa ay noqon karaan kuwa Aad ka sal gaarto . haa maxaa diidaya in Aan kula sheekaysta arag muqaal taa oo ah mid iiga dhigayso in Aan isla joogno markan Aan arag muuqal ka kala hadlaya waxaan  ku iraahdaa miyaan u xumahay dumarka sabankan jooga hadii Aan u xumay sideen ahay dabcan waxa ay ila muuqataa in uu igu yiraa haa waad  qurux badantahay inkasta markii uu si ii amaano sikale in Aan wax u fahmo noqonayso taa oo ah in uu wax ii qarinaayo waa tahay hagaag tani oo ah mid dhacda mararka qaar ayada oo dhax joogta dadka ay shaqa wadaaga yihiin in uu soo waco.


Sidee ka yeeshaa markaa oo kale wicid diisa? madamaa ay jeceshay in ay kula hadasha arag maqalka.

Taa oo ah in ay arkaan dadka ay yihiin kuwa shaqa wadaaga ah markaana ay dhici karto in xumaan loo yeelo.  xubin sare oo kamid ah la taliyayaal adeega caafimad hadana tan jirta ayaa waxa ay tahay in uu canug yar dhaawaco oo wax yeelo oo  jab ah  soo  gaarsiiyo Vihappand, waxa ay dhalatay qamis 13, juulay 1980 ka waxa ay tahay mid jirta 39 sano waan ogahay in Aan helin mid assaga lamid ah ama ah mid ka maqaam sareeya. waa tahay hagaag ma'ahan waxa Aan ka helay waxa Aan ku matalay mid ku astaysan hayeeshee waxa uu ahaa hamigayga mid intaa kasii sareeya.


Mid assga ka horeeray ayaa waxaan ahaa mid la la sheekaysta markii Aan la sheekeysanaya 30 cisho ayaa waxaan kala kulmay wax layaab leh.













Hadaba maxay tahay waxa Aan kala kulmay? 12 ka maalmood ee ugu horaysa waxa uu ahaa mid fiican inkasta uu ahaa mid  Aan muuqal ahan kula kulmin. Waxaan la kulmay sadax todobad kadib taa oo ahayd mid ku dhaw bil markaa Aan la kulmaya waxaan ula kulmay si toos ah assaga oo ah mid  garaabo, cunaya markii Aan ku arkay ayaa isku isku keyna dambaysay waxaan ogaaday in uu uusan i anfacayn sidii ayaan oga  haray waxaa wax ka ogaa in Aan wadda socono Buon Muon, oo Aan markaa u sheegay oo ahayd mid wax ka ogayd xirirkii yaraa ee nadhax maray  iyo halka uu ku dambeeyay intaba.

Hadiiba Aan kaa ka tagay ma isleedahay muxuu kani kaga duwan yahay?

Waxa ay tahay tani in Aan wax badan ka ogaado waxa uu yahay mida uu salka ku haya maxaa yeelay taa? wali waxaa dhaga hayga ka yeeraya tii hore middii Aan kala kulmay taa oo ahayd mid Aan qar qarsasho lahayn waa tahay hagaag taana waxa ay ahayd mid gocasho eh waxa ayna iiga timaadaa oo i xasuusiya kuwa Aan nahay shaqa wadaaga marka an joogno miiska qadada taa oo ah mid ay i waraystaan halka uu ku dambeeyay bacennoun enverdo, dabcan waxa ay tahay in Aan taa markaa jeclaysan waayo sababaha jira oo ahaa kuwo ii cuntami waayay badan kooda.



Markii Aan eegay assaga ayaa waxa uu u baahan yahay in uu dib mar kale u soo  noqdo.


Mar Aan siddaa u sii fogayn ayaa waxaan ka war helay in uu geeriyooday bacennoun enverdo, taa oo ahayd mid lagu sheegay in uu yahay mid aan wax dhaamin hadda iyo kow mid ah nolol bilow tani ayaa sababtay markii ay da'een roobab lixaad lex sabtidii ayaa waxa uu sababay guri  ay ku wada noolayeen rer dhan 14 qof in uu daadka u galo biyo socda tani oo sababtay geeri qof ka mid ah gurigaa taa oo ahayd haweenay 48 sanadood jirta sabti 13 may 2017 balse waxaa loogu yeeraa gobtaa iyo nawaaxigeeda  "boqortooyada Abuuran."

Hadaba maxay tahay waxa rajada u yeelaya in ay u daawato qof qalbi arag leh markale rajone, ma waxa uu noqon doonaa mid leh hagaag xasiloonida uga muuqata mise waxa uu mari doonaa waddadii uu maray mid lamid ah.

Waxa ay u baahan tahay in wax badan laga ogaado maxaa yeelay marabo in Aan gato shaay is baddalaya dhowr malin kadib maxaa u malaysaa guurka? in uu yahay mid fudud waxaan ka fiirsadaa wax waxaa kawayn iyo waxa ay noqon karan inta badan mid bilow iyo dhamaad Aan wadaagno taa ayaa ah mid Aan danaynaayo hadii uu buuxiya shuruudaha ku duugan hanka hogan iyo hoga tusaalooyin arinkaa salka ku haya waxa waxa uu yahay mid haleelay furaha qalbiga kaa oo ah mid Aan lawada mil kin oo milki loo wada yeelan waxa uuna wax u furaa mid kaliya kaa oo ah mid Aan u arko raxmad ii da'day  talaado 30 may 2017 mawaxan maqlaa aniga oo hurda socdal iyo jiifba ku jira waxa  igu soo dhac dhacaa sidda dhalaanka sanadan kacay.

W/Q Leenka.Baahay


Tuesday, May 16, 2017

Horumarka uu sameeyay waa mid usoo harta inta uu nool yahay Waxa ayna tahay mid lanool inta yar Ee uu noolyahay!

Markasta waxa  micnaha yeesha oo umadda markaa jirtaa ay noqoto wax waxa ay soo qataan intoodabadan waxa ay tahay taa mid uu la yimid inta badan ayada oo ay dhacdo in ay jirto garab qabasho iyo dhiira galin loo sameeyay si uu u noqdo mid noqda meesha wax laga bad badalo laakiin waxa ay tahay mid lagga xishoodo imaanshaha qofkani meesha uu kayimid iyo meesha uu kasoo jeedo taa oo ah mid la yiraahdo waxa uu ka yimid baadiyo waxa ayna taa tahay mid lagu faano waxa uu ka yimid orjinaal waana mid uu ku faano waxa ay tahay mid xush mad mudan taa oo.


Ah in uu ogyahay midda uu kusoo koray iyo midda lagu soo bar barbaariyay intaba taa oo ah mid uu naftiisa wax badan oo markaa jiray oo u muuqday in ay ahayd mid adag oo xoogsi ah taa oo ah qofka in uu la tacaalo sidda uu ilmaha ku korsan lahaa wacyiga waxa uu ahaa mid adag marka loo fiiriyo midda Aan manta goob jooga ka ahay markaan ahaa ayaga oo kale waxan ahaa mid waalidka wax tara dhanka ay wax ka qabtan maahee dhanka kale ayaa wax ka qaban jiray waxa uu yiri waxan kasoo tagay baadiyaha aniga oo ah 17 jira.

Markaa Ee uu  kasoo tagaya ayaa waxa ay ahayd 1994 kii meeshan uu kasoo tagay ayaa waxaa lagu magacaabaa  Ivy Bush Ct, halkaa ee uu ku nolaa markii uu dhashay iyo inta uu kasoo tagayo  xoap keaton, waxa uu ku dhashay Ivy Bush Ct, sanad ka marka uu ahaa 1977 kii waxa uu soo galay  Oakton, Virginie, assaga oo ah wiil yar waxaa soo watay markaa islaan hooyadii la dhalatay taa oo markaa ku nolayd Oakton, Virginie, mar ay booqasho ugu tagtay walaasheed iyo ninkeeda oo ku noolaa Ivy Bush Ct, ayaa waxa ay ku tiri wiilkan.


Yar aniga ayaa idiinka wadanaayo waxaa laga yabaa in uu noqdo midka berito waxbadan badala markii ay siddaa ku tiri walaasheed iyo ninkeeda waa ay ka ogolaadeen inkasta uu ahaa Aabahii markaa mid lahaa magaalo maxaa yaalo haddana waxa uu ahaa mid u ogolaaday in uu raaco waxa ay kasoo wadda dhaqaaqeen Ivy Bush Ct, waxa ay usoo dhaqaaqeen Oakton, Virginie, markan uu magaalada usoo wareegaya waxa uu jiraa 17 sano halkii la keenay ayaa waxa uu ka bilaabay wax barasho madaama uu ahaa mid yar wax waqti ah oo katagay ma uusan jirin.


Waxa uu doortay waxa uu rabo in uu barto markaa assaga oo loosoo bandhigay qayba badan oo wax barasha ahaa markaa. kuwaa oo ka koobnaa ganacsiga dukaamaysiga, barashadda ciidanka, iyo latalin bulshadda,  iyo barashadda shaqadda dowladda hoose, markii intaa losoo bandhigay hayeeshee waxa uu doortay mid kamid wax barashadda taa oo ahayd dhismaha inkasta uu ahaa markaa mid yar ayaa waxaa wax lagga weydiiyay waxa uu u doortay barashada dhismaha madaama ay tahay mid Aad u dhib badan. waxa uu yiri.

Waxan taa u doortay in Aan barto si Aan berita u noqdo mid ku shaqeeya waxa kale oo Aan u doortay ayaa ah in uu wadanka u baahan yahay dhismo kuwa dhisi lahaa waa anaga taa ma'ahan in Aan doortay meel dhib badan balse waxa ay tahay meesha manta loo baahan yahay taa oo ah in Aan doorana meesha ugu dhibka badan xoap keaton, xuseen maxamuud bal, waxa uu si toos ah u billaabay barashadda shaqadii arbaco 14 julaay 1994 kii marka uu ku biirayo waxaa loo sheegay in uu wax baranaayo 10 sano markii uu10 kaa sano dhameeyo waxa uu yahay macalin balse ma'ahan maclin.


Buuxa waa caawiyaha macalinka kaa oo ah midka wixii uu macalinka qaban lahaa markii uu joogin assaga fuliya taana waxaa lagga rabaa in uu waddo 8 sanadood oo kale markaa kadib ayaa waxa uu noqonayaa macalin buuxa kaa oo ah mid ka dhisan dhan ka shaqo iyo dhan xirfad. aniga magacaa ha igu yeerin dhaqaaqayn, waxa uu sii waday barashadda shaqadii canberra, markii uu sii joogo 6 sanadood sanad kuna uu ahaa 2000  oo ay oga har santahay 10 kii sano 4 sano midda shaqo ee wax barasho ayaa waxa ay ahayd mid ah %100 markii danbe waxaa meesha ka dhacay dagaal iyo colaado ahli ah.

Taa oo ahayd mid Aan waxba laysku reeban markan ay tahay 2000 waxa uu jiraa 23 sano 23 sano kadib ayaa waxa uu dib ugu noqday Ivy Bush Ct,  halkaa oo ahayd meesha ay dagan yihiin hooyadii iyo Aabahii waxa uu ahaa mid kasoo jeeda reer ah asalkooda xoolo dhaqato nolashii ahayd in wax ladhisa waxa ay noqotay mid isku badashay burburin iyo geeri mid leh taana waxa ay sababtay in uu sidaa dib ugu noqdo mesha uu ku dhashay taa oo ahayd mid uu u arkay in aytahay mid badbaado leh tii uu ku barbaaray nafteeda.

Waxa uu ka maqnaa wax badan waxa ay u baahan tahay in uu noqdo mid la qabsada in muddo ah dadka mesha dagan ama siddoo kale degaanka ku xeeran ayaa waxa uu ahaa mid noloshooda ku tiirsantahay beeraha iyo xoolaha waxa ay taa tahay qayb weyn oo magaalada ay ku tiirsan tahay in kasta markan uu ku soo noqonaayo baadiyaha ay tahay  xili ah abaar dhulkana uu yahay mid  Aan lahayn wax ay xoolaha ka daqan waxaa loo dhaamiya biyaha lacabo ama lagu qabaysto meel markaa u jirta 6 sacadood. 















Marka ay ugu yartahay waxa markaa la keenaya ayaa ah 200 oo litar waxna uma tarto waa malin joog kaliya waxaa intaa kasii dheer oo lagu kordhiyaa 60 litar oo biya ah abaarta ayaa waxa ay tahay mid ah abaar jilaal dhulka waxa uu ahaa mid lahaa xaab qalalan waxa ay tahay mid si malin dhaaf biyaha u doonata loda madaama ay tahay mid biyaha ka fog taa oo ah mid kaa rabto  markii goobta la geeyo in la galiyo fayl taa oo ah in biyaha lakala sugo taa oo ah in loo cabo siddii loosoo kala horeeyay tani oo  ahayd in uu mid walba ilaaliyo nadaamka u yaala xoolo layda   waxaa siddaa lagu sii jiray wax Aan siddaa usii badnayn muddo kadib waxaa u da'ay roob kaa oo ahaa mid tigaad dii dib u soo celiyay.

Waxa uu noqday mid dad iyo xoolaba nooleeyay  markaa kadib ayaa waxa uu noqday mid sifiican ula qabsada nolasha mesha ka jirta markaa wixii ka danbeeyay waxa uu noqday mid isku qaabeeyay in uu noqdo mid dhaqda xoolahiisa iyo beertiisa waxa uu galay siddii uu ugu  diyaar garoobi ahaa in uu guursado taa oo ku qaadatay muddo yar muddo yar kadib waxa uu yiri waxaan ahay diyaar waxaan diyaar u ahay in Aan guursado waa uu gursaday markii uu guursaday waxa uu noqday nin u jihaystay in uu noqdo mid ilma korsada markan uu.




















Guursanayo waxa uu jiraa 23 sano waxa  hadda uu yahay mid jira 40 sano waxa ay gabadhiisa is qabaan 17 sanadood waxa ay u dhashay 8 ciyaal ah waxaa dhacday ayada oo ah mid leh uurka canuga sideedaad in uu qabto xanuunka foosha meshana waxa ay ahayd meel ka fog isbitaal waxaa mar mar la helaa gadiidka dad weynaha kaa ayaa waxa uu noqdaa mid lagu geeyo isbitaalka haddii kaa la waayo waxaa la saaraa gaari dameer inkasta uu noqon karo mid qaadan kara waqti badan waxaa dhici karta inta ay sii socoto in ay.



Noqo mid geeriyoota ama dhasha waa tahay hagaag markan xaaskiisa la qaadayo waxa uu ahaa mid lajira xoolaha waxaa loo sheegay mar uu xoolaha la yimid guriga in ay xaaskiisa fool qabatay kadib loo qaday isbitaalka ayna dhici karto in ay dhax kusii dhasho waxaa la geeyay isbitaalkii markii lageeyay isbitaalka waxa ay ahayd mid jidka kusii fool dhameeysatay markii siddaa saalada loo saarayay horay ayey ka dhashay dadkii wax ka raacay markii la qaadayay gacalisadiisa oo ahayd afadiisa ayaa la soo xariiray waxa ay ku yiraah deen waa ay dhimatay afadaada meedka waan soo.


Qaadaynaa waxaad Aadaa qabuuraha oo waxaa sii raadisaa dad qabrigii lagu Aasi lahaa qoda waa uu ka naxay arinkan loosoo shegay waxa uu u dhaqaaqay in uu dukanka kasoo iibsado maradii meedka lasaari lahaa inta uu dukaanka Aadin ayaa waxa uu la xiriiray kuwa qoda qabriga "salaad majirto ugu dambaynta." waxa uuna u sheegay in ay qabri qodaan kaa oo ahaa mid loo qodaya xaskiisa oo dhimatay waxa uu u haystay waxa loosheegay in ay ahaayeen kuwo sax ah isla markii ayaa waxaa lagu yiri waa been waa ay nooshahay weyna dhashay karfanta celi waxaad kusoo badalataa  cuno asasaga oo la yaaban ciyaartooda ayaa waxa uu u dhaqaaqay dukaankii waxa uu marada meedka kusoo badashay cunno markas ayaa waxa uu usoo noqday asaga oo leh waa maxay ciyaarta intaa la'eg 


Ka dib markii la rakibey rakabid halkaas ku saabsan tahay.

W/Q Leenka.Baahay


Thursday, May 4, 2017

Walli waxaan joogaa nolasha mid kali ah!

Maxee tahay ayaad is leedaha?
In nolosheeda tahay mid kali ah!


Had iyo jeer waxa uu qofka ka duula waxa uu haysto waxa ay la eg yihiin taa oo ah si uu iskugu cabiro ama uu iskula ekeysiiyo waxa uu haysto Ee yar hadii ay yihiin wax badan iyo hadii ay yihiin wax yar mar walba waxaa awooda leh waxa jeebkaada ku jiro iyo inta ay la egyihiin hayeeshee awoodda malahan waxa Aad adiga rabto ama Aad ka heshay kuwaa oo ahaa kuwa Aad u qalanto in Aad hesho balse nadaam kii nololeed Ee markaa Aad ku dhax jirtay kuu diiday hadaba waxa ay taa tahay dhankii nolol kale kaaga bidhaanto  mid Aadan ka leex leexanayn.


Meesha shidan iyo qofka shidan ayaad ku leedahay.


Inbadan markii Aad la kulanto dadyow  kala gadisan iyo rag kala gadisan waxaa xaqiiqo madoonta ah in Aad kala kulanto wax sigaar Aad uga hesho ama noqda kuwo si gaar ah Aad u danayso intii Aad ku dhax jirtay wacyiga waqtigiisa lahaa hayeeshee markii Aad milacsato fogaansha iyo halkii Aad ka soo bilowday adiga oo tusaale uga  dhigaya kuwo Aad isku midab tihiin iyo kuwo Aadan isku midab ahayn intaba balse ay kuu muuqato wax badan oo wanaag ah oo lahaa oo kaasoo maray inkasta oo Aad ahaydeen kuwo dan isku keentay waxa ay tahay in uu meesha ka dhici karo is fahan gaar ah.


Haddii Aad si dhib yar ku hesho wixii kugu qaadan lahaa 8-9 saacaddo 3 saacadood wax la eg maxaa kuu diidaya in Aad dantaada ka fiirsato.?


Markii igu horaysay oo ahayd kulankii iigu horeeray Aan la kulmo waxa waxa ugu horeeyo oo Aan is dhaaf sanay ayaa ahaa macaga taa oo iigu sheegay in la yiraa Calvin pearl's, kuna nool toledo, Spain, kana shaqeeya Toledo, baar partnerforce government official from, dabcan sidookale waxa u sheegay magaca lee yiraa kaa oo ahaa Amelie maman, hayeeshee barashadda iyo is araga goobta Aan isku aragnay iyo inta Aan hadaladda is waydaaranayno wax Aan ku haysto ma ahayn maxaayeelay?  qaab ka uu meesha ku yimid iyo kan meesha Aan ku imid ayaa waxa ay ahaayeen kuwo Aan islahayn hasayeeshee waxaan habeen kaa ahaa sidda "hotpot leeyahay faras Belay." waxa uu u yimid meesha Calvin pearl's, in uu jawigga ku badasho taa oo ahayd in uu isku ilow siiyo  shaqada xafiiska saraakiisha dawladda ka.

Miyuu is weydiiyay waxa ay shaqadeeda tahay.?


Waxa ay ka ka mid ahayd 125-110 gabdhood oo ah kuwo ka shaqeeya  "tea prostitution." waxa loo yaqaano kuwaa oo ka howl gala baararka iyo hoteelada iyo wadooyinka inta badan ayaa waxa uu ka bartay goob loogu tala galay in lagu caweeyo taa oo ku taalo Salamanca, halkaa oo ahayd meesha layskugu yimid waxaa dadkaa ku dhax jira 34 gabdhood oo ka wadda socda tea prostitution, markii meesha laysku arkay waxa uu la qabsaday Calvin pearl's, Amelie maman, waxaa la dhax jooga bulshadda hadal iyo isla ciyaarid dheer kadib waxa ay noqdeen kuwo isla qabsaday dadka markaa isku arka waxa ay mooddaan in ay tahay marwad diisa 

Wacnaan. 

Hayeeshee muxuu wacyiga kayeelay.?


Wacyiga markaa jiray ayaa waxa uu ahaa mid ka yeelay in dhanka la rabay layskula qaato habkana waxa uu ahaa mid hanaan fiican ku socdo taa oo ahayd in uu dhadhan sanaayo waxa qof walba u dhadhamaya waxa ay ahayd inta ay mesha joogtay  qof uu qarash u socdo hadii ay goob kale isku raacan waxa ay qaadi lahayd lacag intaa ka badan Amelie maman, waxa ay ahayd taksiile waxa ay ku xeran tahay waxa ay qaado iyo sidda ay wax u qaado habeenkaa hadii uu noqdo mid ay qaado habeen kaliya ama habeeno badan isfahan iyo is dhax galid ayaa waxa uu ku yiri waxan ahay hadda wixii ka dambeeyo kalyanti gaada haddii Aan halkan imaado iyo hadii kale intaa dabadeeda waxa uu waydiiyay taleefoon uu kasoo waco hadii uu jiro inta ay soo egtay ayaa waxa ay ku tiri waxaa iga soo wici kartaa taleefonka derbiga. 


Waxba


Miyaad is leedahay matahay mid warba mesha laga helayo in ay tahay.? 


Haa dabcan waxa ay tahay mid laga heli karo inta Aad ku dhax jirto shaqadaada hadii ad wacdo xiliya kale waxaa kaa qaban kara kuwa la mid ah oo ku jira shaqa maalmeed kooda Amelie maman, waxa ay dhalatay Qamiis 24, julay 1980 kii waxa ay jirtaa 37 sano  waxa ayna ku nooshahay Salamance, waxa ay markii dambe usoo wareegatay Valladolida, Salamanca iyo Valladolida, waxaa u dhaxeeyo 120 km waxa Aad soconaysaa 1h30 daqiiqo sidda dagdaga ah 106km waa 1h00 balse Mesha uu ku nolaa  Calvin pearl's, taa oo ahayd toledo, Toledo, iyo Salamanca, waxa ay isku jiran 70km, wali waxan jognaa Spain.,


Mid siwacan ugu filan haqabtirka baahida jirta marka Aad joogtaan mase matahay midda Aad doonayso marka Aad joogtaan? wax badan oo Aad kala kulantay ma noqdeen kuwo ku farxad galinaya? ama kaa yeela mid kali ahaan iska dhoola cadeeya. 


Inkasta oo la ahaa kuwo kala dagan meelo kala fog fog balse ay dhici karto in Aan lays arkin mar kale. markan ay is arkayaan ayaa ahayd habeenimo axad 16 kii abriil, 2017 abaaraha 11h40 daqiiqo taa oo ah qofna waxa uu mesha u joogay shaqo qofna waxa uu u yimid in uu ku raaxaysto waxa uu soo helay waxa ay taa tahay in Aan isku dan la ahayn balse la yahay isku dooq dooqii laftiisa ayaa waxa uu yahay mid mar la arag ah  hayeeshee waxa ay habeenkaa ka heshay $750 kadib mesha ayeey iska raaceen waxa ay wadda tageen xaafad kale.

Kahelida Aad ka heshay inan istaraatiiji leh maxay kaga duwan tahay kuwani kale.?


Ma laga yaaba in ay kugu noqotay mid ah dilaaga nolasha ama Aad adiga ku noqoto hadii ay fursad kugu hesho ama Aad fursad ku hesho in Aad sameeyso sidda ay samayn lahayd si lamid ah? dabcan waa dhacdaa waxa qofka uu ku nool yahay ayaa ah waxa malintaa ama habeenkaa uu helo waxa ayna ka midtahay waxa  dhaca oo kadhaca meelaha qaar taa oo ah in nafta laysku dhaafiyo hayeeshee Calvin pearl's, iyo Amelie maman, waxa uu noqday xirirkooda mid soo hagaagaya waxa ay kulmeen axad 23 abriil 2017 da waxa ay isla wadda qateen habeen kaa leyskuma sii dheeran kulan ka waxaa xigay kulan kale kaa oo ahaa midkii ugu dambeey.


Ma ahan taxane ee hayeeshee waa dhaan.


Taa oo ay kulmeen axad 30 abriil 2017 da hayeeshee kulan kaa wixii ka dambeeyo waxa uu Aadi doonaa  hallow jano jana mataalaa markii ay kala tagayeen waxaa lagu balamay in laysku imaan doono 7 bisha may Ee soo socota taa oo ahayd mid uu sugayo mid walba waxaa ka xigtay kaliya saxad malin intii  Aan la gaarin ayaa waxa ay gashay shil gaari amelie maman, waxaa qaaday oo loo wacay 118 waxaa la dhigay qaybta caawimada dagdaga ah waxa ay jiifaysaa 9 bilood inta ay ka noqonayso mid soo bogsoo nayso dhanka kale calvin pearl's, laftii ma uusan bad baadin waa uu geeriyooday markan uu geeriyoonaya waxa uu jiraa 54 sano, madaama ay afadiisa shil gashay asagana uu qaab kale u geeriyooday waxa uu ku jiraa talaagadda waxa ay sheegen in loo sugayo saxad bilood saxad bilood kadib ayaa la'aasi doono.

W/Q Leenka.Baahay