Wikipedia

Search results

Saturday, March 11, 2017

Ma Umalaysaa Nolashaada? Midda Shalay In Ay Ka Wacan Tahay Tan maanta!


Waxaad Weydiisata Ma Weysid allaah!


Waa Maxay Nolosha Aad soo martay? maxaase losoo qaataa oo ay ka dhigantahay? ayada oo ay jiraan kuwo ku soo bar baaray nolol wanaagsan helay koriinsho iyo kawar qab labadiisa waalid oo Aan lasoo qaadan waxa ay taa tahay waxa uu qofkaa leeyahay wax badan oo wax lagaga baran karo nolashiisa intii uu soo maray maxaa yeelay? waxaa taa dareemi kara midka assaga lamidka ah oo soo maray nolasha noocas oo kale ah waxa uu qofkaa ama dadkaa dareen san yahay qiimaha uu waalidka u leeyahay ubadka taa oo ah haddii uusan helin ubadka wax waalid ah oo u sameeya daryeel iyo kawar qab nololeed iyo mid wax barasho.


Sidda uu unoqon lahaa mid wax tara dal iyo dadba  hadii uu taas helin waxa uu qatar ugu jiraa wax walba oo nolasha ku saabsan maxaa yeelay? dadka xag allaah waa ay kawada siman yihiin inkasta oo ay leeyihiin bukaan iyo baahiyo  kuwo ladan iyo kuwo faqri ah  hasa ahaatee ilmaha noocas ah ama qofkaa noocas ah inkasta uusan lahayn wax waalid uusan sheegi karin Aabaha dhalay ama Hooyada dhashay balse waxa uu yahay canugaa ama qofkaa muwaadin dhashay maxaa yeelay? hadii  Aad kumarto meelaha derbiyada iyo goobaha ganaacsiga oo ay bulshada.


Leeyihiin waxaad arkeeysaa kuwo kamid ah ilmahaa in ay hooy u tahay oo ay seexdan waddada dhinaceeda. waxa ay nolashooda ku tiirsan tahay qashinka  kaa oo ay ka qadaan goobaha ganaacsiga oo ay geeyaan meelaha lagu soo daadiyo waxa uu canugaa nolashiisa ku tiirsantahay waxa uu goobaha ganaacsiga kaqaado oo qashin ah malintaa  assaga oo maal maha qaar u shaqataga mesha qashinka leys kugu geeyo assaga oo ka raadinaya  wax uu dib u iib geeyo sida dhalada iyo bacda oo kale kuwaa oo ay jiraan hadii uu soo helo kuwo qaadanaya oo siinaya xogaa lacag ah ee uu ku.

Nolaado canugaa mararka qaar waxa uu ka cunteeyaa cuntada haraaga ah oo ay maqaayadaha banaanka soo dhigaan assaga oo ku fikira lacagta yar
Ee uu helo maalin walba taa oo ah 8000-7000 Shillin in uu ku mareeyo nolashiisa taa uu ku fikiraayo in uu iskaga bixiyo kirada guriga iyo wax barashada  ayaa waxaa hadana dadka ku dhax arkaysaa adiga oo derbiga fadhiya ama jiifa mid kugu soo leexda inta uu wax kusiiyo kuu maxad salaaxaya markaa kadib ku weydiinaya hooyo iyo Aabo Markii sidaa leey weeydiiyo nolasheeyda dhan ayaan murgaa Maxaa yeelay? waxaa isoo.


Baxa qiimaha uu waalidka leeyahay anniga oo Aad moodo in ay indhaheyga biyo ku taagan yihiin ayaa waxaan ku iraa maya waalid ma arag waxaan is arkay anigga oo nolashan ku dhax jiro  markaa waxaan ahaa 5-4 sano jir  inkasta oo Aan ogayn sidda saxda ah waxa Aan markaa jiro balse waxaan mararka qaar dadka kala kulmi jiray hadalo ku salaysan naceyb kuwaa oo markii ay ku dhawaaqayaan Aan maqli jiray oo dhagaheyga kusoo dhici jiray waxaa ka mid ahaa sida (Press and Bastard) markii kuwaa Aan maqlo ayaa waxaan dhihi jiray hadii uu walidka yahay.

Wax mel lasoo dhigto ama laweydiisan karo goor hore ayaan heli lahaa
balse waxaa lagu magacabaa Liu Mang Yan,  Liu Mang Yan waxa uu dhashay Talaado 12 ka April 2005 ta  waxa uu Liu Mang, Yan jiraa 13 sano balse qofka nolashiisa "dhagaysiga waa bilaash."  Liu Mang Yan, waxa uu raadiyaha magaalada uu joogo ka maqlay ayada oo raadiyaha dhahaya waxaa malinta berito ah oo bisha ay tahay 15 ka kusoo beegan fanaan weyn kaa oo kamid ah "Bollywood." ka waxa uu soo gaari doonaa magaalada markii ay tahay abaaraha 14:00 waxaa mesha kusoo dhaweeyn doona 1800 kuwaa.


Oo daneenaya in ay helaan saxiixa fanaanka ka midka ah "Bollywood." hasa yeeshee waxa ayna taa u muuqataa in lawada heli karin saxiix fanaanka balse qofkii helaa saxiixa  fanaanka waxa uu helayaa lacag dhan hal milyan Liu Mang Yan, markii uu sidaa raadiyaha ka dhagaystay ayaa waxa uu baryay allaah assaga oo weydiistay nolasha mida uu manta ku jiro mid dhaanto malintaa waxa ay ahayd maalin uu dabayl jiray waxaa lagalaayay xilli jilaal ah geedaha waxa ay ahaayeen kuwo caleenta ka daadanayso waxaa markaa iga xiga 4-3 Maalmood hasa yeeshee meesha uu ka soo dagayo.


Ee ah garoonka diyaaraha iyo meesha Aan nolasha ka raadiyo wax sidaa ah uma dhaxeeyan  balse waxaan ku fikiray sida Aan kula kulmi ahaa inkasta oo Aan wadan wax warqad ah oo la ii saxiixayo hasa yeeshee dadka intaa la eg sida lagu dhax mari lahaa oo Aan kula kulmi lahaa ayaan is weydiiyaa waxaan markii dambe helay fikrada mida ugu fiican taa oo ah mida Aan dadka ku dhax mari lahaa taa oo ahayd musqusha  Musqusha waxa ay ahayd mid god ku dul aadan godka kaa oo ahaa mid kuu muuqdo halkaa oo ahayd mesha saxarada ku dhacdo "Opinion/Latest Opinion."  Markii.


Lagaaray imaanshaha masuulka ka midka ah Bollywood ka waxaan usii dhawaaday musqusha taa oo Aan rabay in Aan soo dhax galo godka saxarada markaa kadib sidaa goobta ugu tago oo Aan sidaa kula kulmo fanaanka Bollywood ka anniga oo Aan wali galin godka saxarada balse Aan dul taaganahay  ayaa waxaa hawada soo gashay diyaarada taa oo Aan mooday in ay waddo fanaanka Bollywood ka ah waxa ay ii noqotay maalin weyn waxaan kor u taag tay gacmaha taa oo ahayd in uu illaah iga siiyo middii Aan soo maray mid Aan ku ilaabo waxaan si dhaqsa ah ku dhaxgalay godka.


Saxarada waxaan ka soo baxay godka saxarada anniga oo dhan oo wada saxara ah markii Aan ka soo baxay waxaan u dhaqaaqay Garoonka diyaaradaha oo wax sidaa ah ii jirin markii Aan kasoo baxay godka saxarada ayaa waxaan meesha ka bilaabay orod aniga oo warqad yar gacanta kusito waxaan ku gaaray "Garoonka diyaaradaha." wax wax  kayar 4 daqiiqo ayada oo dadka dhan meesha buxaan waxaan dhax galay dadkii oo Aan dhax maray aniga oo wada xaar ah meeshana waxa ay ahayd meel cariiri ah oo saxmad badan waxaan ahaa canug yar oo markaa ah 9 sano jir  saxaradii Aan dhax.


Galay waxa ay ii saamaxday in Aan dadka kumaro markii ay i arkaan oo ay noqdeen kuwo sanka qabsada urka saxarada awgeed dadkii waxa ay noqdeen kuwo ii baneeya sidii Aan u socday waxaan dul istaagay fanaankii Bollywood ka ahaa markii Aan la kulmay waxaan u taagtay warqadii Aan watay si oo iigu saxiiso markii Aan u taagtay isla markii waa uu ii saxiixay waxaan ka kasoo baxay aniga oo faraxsan oo gacmaha kor u taag taagayo hadalo farxad leh ku dhawaaqayo balse waxa kale ee ku qoron ma aqaano markaas meel ayaan tagay markii mesha Aan la tagay ayaa waxaa la ii sheegay in.


Ay tahay mesha gobolka  qofka mesha ku qoron uu yahay Aabaha gobolka kaa oo nolashaada damaanad qaaday  Liu Mang Yan,  markii sidaa la yiri waa uu farxay waxa uu helay nolol kale inkasta oo marka qaar kusoo dhacayan erayo ah "Press and Bastard." Hadana waxa ay taa ula muuqatay in uu helay mid dhaanto midii uu kusoo barbaaray  taa oo  Aan wax badan oo nolasha as aasiga u ah balse wixii oo dhan inta uu ilaabay ayaa waxa uu noqday mid wax bartay misna nolashiisa mareeya waxa uu helay hooyo iyo Aabo kale oo matalaad ah kuwaa oo magaalada ku lahaa hotel halkaa oo markii dambe uu shaqaale ka noqday.


Waxbarashadu  Waa Ganacsi Qof Walba Ee Doonaya.


W/Q Leenka.Baahay

Saturday, March 4, 2017

Ilmaha Aniga Ayaa Leh! Ayaa Yiri Malid?

Hoos Ma Iskula Hadalnaa!


Ugu yaraan waxa uu qofka ku fikiraa waxa uu ku daalay kuwaa oo ahaa kuwo uu ka sugaa yaay dad iyo dugsi assaga oo deeq iyo dadaal galshay inkasta uusan ogayn waxa ka qabsandoona iyo waxa ay noqon karaan intaba balse uu is leeyahay mar ayeey noqon doonaan wax Aad yeelato nolashaada inkasta oo ay sidaa tahay mana oga waxa ka qaban doona iyo waxa ay noqon karaan hasa ahaatee waxa uu siiyay waqti kamid ah nolashiisa kaa oo markii loo fiiriyo ah mid qaali ah oo Aan mardambe kugu soo noqonayn hasa yeeshee waxa mudooyinkii dambe hareereeyay qilaf.

Kaa oo soo jii tamaayay sanadahii ugu dambeeyay inkasta oo aysan ahayn kuwo ku wada nool dhismo waxa ay balse ahaayeen kuwo wadaagay nolol Aan sidaa usii buurnayn Kani waxaa lagu magacaabaa Yaasir Ibraahim, waxa uu dhashay 1974 talaado july 16, waxa uu jiraa 43 sano waxa uu xiriir kala dhaxeeyay Maria Cecilia, waxa ay dhalatay Maria Cecilia 1986 jimco April 18 waxa ay ku wada nolaayeen "View Sayville," waxa ay nolasha wadaagen 23 bilood taa oo ah markii loo fiiriyo waqti badan balse markii uu dadka nolol intaa la eg uu wada nolaado oo ay noqdaan kuwo isku qaato.


 Nolashaa ayada ah mid walba waxa uu rajeeynaayay in loobaxa mid  kabalaaran taa hasa yeeshee markii meelahaa dhexe leeysla siimarayo ayaa waxa uu ka dhashaa is maan dhaaf ku saleeysan is fahan waa Maria Cecilia, iyo Yaasir Ibraahim markii ay in mudo ah wada wada socdeen oo qilaad kii jiray uu yahay mid sidiisa ahaa ayaa waxaa soo shaac baxday in Maria Cecilia  ay Uur leedahay markii kulan kooda ugu dambeeysay ayaa waxa ay u sheegtay Yaasir Ibraah, in ay Uur leedahay Uur ka waxa uu ahaa mid ah 111 cisho markii ay sidaa u sheegtay Yaasir Ibraahim  dhankiisa.

Waxa ay taa la noqotay arin farxad galisa inkasta oo Aan markaa la ogayn waxa ay xaqiiqada tahay taa oo ah in uu ilmaha assaga leeyahay iyo  in uu mid kale leeyahay hasa yeeshee taa dib baan ka ogaan doonnaa balse Maria Cecilia, waxa ay  gashay shil  kaa kaa oo ahaa mid aysan filanayn waxa uu noqon karo iyo waxa ka dhalan karo (UIM) Maria Cecilia, waxa ay si sidaa lamid galmo la wadaagtay midkale ayada oo markaa u haysatay in aysan jirin wax ay kala kulmeeyso ayada oo midkale galmo lawaagtay misna og waxa dhici kara hadana midkaa uusan ahayn midka saxda ah oo ay nolasha wadaageen.

Balse ay si u shakisay taa oo ay door biday inay u sheegto sida ay wax yihiin inta aysan baritaan isku sameyn Maria Cecilia, waxa ay u sheegtay Yaasir Ibraahim, in  ay mid kale galmo la wadaagtay markaa kadib ay isku aragtay Uur ka hasa yeeshee aysan ogeyn midka saxda ah Ee leh ilmaha caloosheeda kujira balse tani ay tahay arin murugteeda leh maxaa yeelay? taa oo dhici karto in uu meesha wax ku yeelan waayo Yaasir Ibraahim,  kaa oo ahaa mid nolasha inteeda badan wadaageen hasa ahaatee qilaafki soo kala dhax galay ayaa waxa uu fursad siiyay in ay mid kale galmo la wadaagto.

Markii ay sidaa u sheegtay Yaasir Ibrahim, waxa uu kala garan waayay meel uu jooga sikasta madaama uu ahaa mid geliyay waqti badan Maria Cecilia, dhankeeda waxa ay gashay in ay baritaan isku sameeyso taa oo ahayd si ay u ogaato midka leh ilmaha caloosheeda ku jira inkasta oo ay ta jirta hadana waxa ay mar walba ka xumeyd waxa markaa dhacay  81% balse waxa ay isku qancisay in uu mid yeelan doono ilmahaan labadooda Waa Lidan Cadillac, iyo Yaasir Ibraahim, hasa yeeshee waxaa dhanka kale mooddaa inay Maria Cecilia, nolashii ay isla wada qaateen taa oo ahayd.

 Mid dheer inay siisatay ama ay dhaaf siisatay mid ah malin kaliya hasa yeeshee ilmo caloosha ku jira markaa lama ogaan mid leh waa in la sugaa inta ay ka dhalayso taa oo ah si loo helo dhecanka (DNA) balse waxaad mooddaa in ay u janjeerto dhanka Liban Cadillac,  kaa oo ahaa mid markaa lahaa meel ganaacsiga gawaarida hasa yeeshee waxa ay markaa ku jirtay maalmihii hore waxa uu la kulmay Yaasir Ibraahim, Liban Cadillac, kaa oo ahaa mid mudo badan uu radinaayay si uu wax uga dhaa dhiciya markii uu la kulmay ayuu ku yiri adiga miyaa Yaasir Ibraahim, waxa u ku yiri haa waa.

 Aniga yaasir ibraahim, midka ay ii sheegtay Maria Cecilia oo ay horay u wada socdeen madigaa haa waa aniga markas ayaa waxa uu kuyiri maxaa dhacay? maqabo laakiin waxa ay ii leedahay Uur markii uu sidaa yiri ayaa waxaa lagu yiri waxaa la ii yiraa Liban Cadillac, waxaan leeyahay meel ganaacsi baburta ah Maria Cecilia, waxaan wadaagnay nolol hoose hadana waxa ay leedahay Uur waxa ay ii sheegtay in Aad meesha adiga Aad igula jirto oo Aad aheyd "EDUCATION GROUP STEP PROGRAMME,"  (EGSP)  oo Aad markii hore halkaa iska baraten  waxaan rabaa in Aad sidaa iskaga harto.

Wixii kaaga baxay lasocod keeda in Aan kuu celiyo oo Aad halkaa kaga harto markii sidaa lagu yiri waxa uu iska soo jaray oo uu sii daayay bahal oohin ah assaga oo ooynaya ayaa waxa uu ii sheegay in ay wada socdeen muddo hadda laga joogo 23 bilood mar dhowna uu qorsheeynaayo in uu guur u sameeyo waa maxay waxa kani Ee dhacay? Yaasir Ibraahin, waxaa lagu yiri hadii ay sidaa tahay Maria Cecilia, waxa ay leedahay Uur labadeena midkee leh  Uurka lama yaqaano adiga waxaad tiri aniga ayaa leh in Aad iskaga harto oo Aad xogaaga iska qaadato waad garan weyday.

Xalkana waxa uu tagayaa maxkamad in DNA laqaado taana waxa ay ku xeran tahay inay ilmaha dhashaan Yaasir Ibrahim, markii sidaa lagu yiri assaga oo iska ilmeenaayo ayaa waxa uu ku yiri maxkamada ayaan ku kal soonahay  intaa kadib waxaa looga yeeray maxkamada oo lagu yiri kaali malinta qamista si dacwadaada lagu dhageeysto taa oo ahayd 2 march 2017 Yaasir Ibraahim,  2 march waxa ay u ahayd malin maxkamadeed halkaa oo ay Maria Cecilia, jogtay taa oo larabay in gal dacwadeed kooda lafuro si doodooda loo dhagaysto hasa yeeshee  waxa ay malin tani ahayd Maria.

Cecilia, mid uu matag ka socdo matagaa oo ay ku seyrisay waraaqihii balanta ahaa oo ay maxkamada ku timid intaa kadib  waxaa la dhageeystay dacwadii taa oo ahayd miď  sadax gees ah ayada oo mid walba la dhageey sanaayo waxa uu fikir kiisa yahay iyo waxa ay doodu tahay markaa markii la dhageeystay hadalada Maria Cecilia, iyo Yaasir Ibraahim, iyo Libaan cadillac, labadan wiil waxa ay ku doodayeen in mid walba Uurka assaga u leedahay balse markii la dhageeystay hadalka Maria Cecilia, taa oo ahayd midda Uurka lahayd waxa ay sheegtay in ay laba dooda galmo la wadaagtay.

Hasa yeeshee  ay kala garan karto midka ilmaha leh iyo midka ay Uurka u leedahay taa oo ay ku sheegtay in habeeka dhiiga ka qabeeysatay uu ahaa habeenka ay galmada wadaageen Liban Cadillac, waxa ay sheegtay in uusan isticmaalin "cinjirka galmada," taana ay sahashay  in Aan sidaa Uur ku qaado markii dacwada la dhageeystay  waxaa cadaatay in Uurka leeyahay Liban Cadillac,  markii sidaa maxkamada sheegtay ayaa waxa ay maxkamada ku dhawaaqday in ilmaha uu leeyahay Liban Cadillac, sida ay sheegatay Maria Cecilia,  markii Aan dhageeysanay dacwadaha kalagadisan iyo.

Qirashada cadeeynta Maria Cecilia, waxaan u xukunay in uu ilmahaa caloosheeda ku jira uu leeyahay Liban Cadillac, balse ayada oo ay taa jirto ayaa waxaan xaqiijin dheecaanka (DNA) markii la gaaro Ee ilmaha dhashaan hasa yeeshee intii intaa ka horeyso maxkamad waxa ay xukmisay codka Maria Cecilia,  markii maxkamada sidaa tiri ayaa waxa uu galay in uu meesha ku buqo taa oo markaa ku tilmaamay inay tahay dhac bareer ah oo Aan ganbasha lahayn assaga oo sidaa leh ayaa waxa uu yiri ilmo ladhaco ma arag wali balse lacag la dhaco waan  arkay  abuukaate xataa annaa.

Iskajir maris wadada.

W/Q Leenka.Baahay