Hoos Ma Iskula Hadalnaa!
Ugu yaraan waxa uu qofka ku fikiraa waxa uu ku daalay kuwaa oo ahaa kuwo uu ka sugaa yaay dad iyo dugsi assaga oo deeq iyo dadaal galshay inkasta uusan ogayn waxa ka qabsandoona iyo waxa ay noqon karaan intaba balse uu is leeyahay mar ayeey noqon doonaan wax Aad yeelato nolashaada inkasta oo ay sidaa tahay mana oga waxa ka qaban doona iyo waxa ay noqon karaan hasa ahaatee waxa uu siiyay waqti kamid ah nolashiisa kaa oo markii loo fiiriyo ah mid qaali ah oo Aan mardambe kugu soo noqonayn hasa yeeshee waxa mudooyinkii dambe hareereeyay qilaf.
Kaa oo soo jii tamaayay sanadahii ugu dambeeyay inkasta oo aysan ahayn kuwo ku wada nool dhismo waxa ay balse ahaayeen kuwo wadaagay nolol Aan sidaa usii buurnayn Kani waxaa lagu magacaabaa Yaasir Ibraahim, waxa uu dhashay 1974 talaado july 16, waxa uu jiraa 43 sano waxa uu xiriir kala dhaxeeyay Maria Cecilia, waxa ay dhalatay Maria Cecilia 1986 jimco April 18 waxa ay ku wada nolaayeen "View Sayville," waxa ay nolasha wadaagen 23 bilood taa oo ah markii loo fiiriyo waqti badan balse markii uu dadka nolol intaa la eg uu wada nolaado oo ay noqdaan kuwo isku qaato.
Nolashaa ayada ah mid walba waxa uu rajeeynaayay in loobaxa mid kabalaaran taa hasa yeeshee markii meelahaa dhexe leeysla siimarayo ayaa waxa uu ka dhashaa is maan dhaaf ku saleeysan is fahan waa Maria Cecilia, iyo Yaasir Ibraahim markii ay in mudo ah wada wada socdeen oo qilaad kii jiray uu yahay mid sidiisa ahaa ayaa waxaa soo shaac baxday in Maria Cecilia ay Uur leedahay markii kulan kooda ugu dambeeysay ayaa waxa ay u sheegtay Yaasir Ibraah, in ay Uur leedahay Uur ka waxa uu ahaa mid ah 111 cisho markii ay sidaa u sheegtay Yaasir Ibraahim dhankiisa.
Waxa ay taa la noqotay arin farxad galisa inkasta oo Aan markaa la ogayn waxa ay xaqiiqada tahay taa oo ah in uu ilmaha assaga leeyahay iyo in uu mid kale leeyahay hasa yeeshee taa dib baan ka ogaan doonnaa balse Maria Cecilia, waxa ay gashay shil kaa kaa oo ahaa mid aysan filanayn waxa uu noqon karo iyo waxa ka dhalan karo (UIM) Maria Cecilia, waxa ay si sidaa lamid galmo la wadaagtay midkale ayada oo markaa u haysatay in aysan jirin wax ay kala kulmeeyso ayada oo midkale galmo lawaagtay misna og waxa dhici kara hadana midkaa uusan ahayn midka saxda ah oo ay nolasha wadaageen.
Balse ay si u shakisay taa oo ay door biday inay u sheegto sida ay wax yihiin inta aysan baritaan isku sameyn Maria Cecilia, waxa ay u sheegtay Yaasir Ibraahim, in ay mid kale galmo la wadaagtay markaa kadib ay isku aragtay Uur ka hasa yeeshee aysan ogeyn midka saxda ah Ee leh ilmaha caloosheeda kujira balse tani ay tahay arin murugteeda leh maxaa yeelay? taa oo dhici karto in uu meesha wax ku yeelan waayo Yaasir Ibraahim, kaa oo ahaa mid nolasha inteeda badan wadaageen hasa ahaatee qilaafki soo kala dhax galay ayaa waxa uu fursad siiyay in ay mid kale galmo la wadaagto.
Markii ay sidaa u sheegtay Yaasir Ibrahim, waxa uu kala garan waayay meel uu jooga sikasta madaama uu ahaa mid geliyay waqti badan Maria Cecilia, dhankeeda waxa ay gashay in ay baritaan isku sameeyso taa oo ahayd si ay u ogaato midka leh ilmaha caloosheeda ku jira inkasta oo ay ta jirta hadana waxa ay mar walba ka xumeyd waxa markaa dhacay 81% balse waxa ay isku qancisay in uu mid yeelan doono ilmahaan labadooda Waa Lidan Cadillac, iyo Yaasir Ibraahim, hasa yeeshee waxaa dhanka kale mooddaa inay Maria Cecilia, nolashii ay isla wada qaateen taa oo ahayd.
Mid dheer inay siisatay ama ay dhaaf siisatay mid ah malin kaliya hasa yeeshee ilmo caloosha ku jira markaa lama ogaan mid leh waa in la sugaa inta ay ka dhalayso taa oo ah si loo helo dhecanka (DNA) balse waxaad mooddaa in ay u janjeerto dhanka Liban Cadillac, kaa oo ahaa mid markaa lahaa meel ganaacsiga gawaarida hasa yeeshee waxa ay markaa ku jirtay maalmihii hore waxa uu la kulmay Yaasir Ibraahim, Liban Cadillac, kaa oo ahaa mid mudo badan uu radinaayay si uu wax uga dhaa dhiciya markii uu la kulmay ayuu ku yiri adiga miyaa Yaasir Ibraahim, waxa u ku yiri haa waa.
Aniga yaasir ibraahim, midka ay ii sheegtay Maria Cecilia oo ay horay u wada socdeen madigaa haa waa aniga markas ayaa waxa uu kuyiri maxaa dhacay? maqabo laakiin waxa ay ii leedahay Uur markii uu sidaa yiri ayaa waxaa lagu yiri waxaa la ii yiraa Liban Cadillac, waxaan leeyahay meel ganaacsi baburta ah Maria Cecilia, waxaan wadaagnay nolol hoose hadana waxa ay leedahay Uur waxa ay ii sheegtay in Aad meesha adiga Aad igula jirto oo Aad aheyd "EDUCATION GROUP STEP PROGRAMME," (EGSP) oo Aad markii hore halkaa iska baraten waxaan rabaa in Aad sidaa iskaga harto.
Wixii kaaga baxay lasocod keeda in Aan kuu celiyo oo Aad halkaa kaga harto markii sidaa lagu yiri waxa uu iska soo jaray oo uu sii daayay bahal oohin ah assaga oo ooynaya ayaa waxa uu ii sheegay in ay wada socdeen muddo hadda laga joogo 23 bilood mar dhowna uu qorsheeynaayo in uu guur u sameeyo waa maxay waxa kani Ee dhacay? Yaasir Ibraahin, waxaa lagu yiri hadii ay sidaa tahay Maria Cecilia, waxa ay leedahay Uur labadeena midkee leh Uurka lama yaqaano adiga waxaad tiri aniga ayaa leh in Aad iskaga harto oo Aad xogaaga iska qaadato waad garan weyday.
Xalkana waxa uu tagayaa maxkamad in DNA laqaado taana waxa ay ku xeran tahay inay ilmaha dhashaan Yaasir Ibrahim, markii sidaa lagu yiri assaga oo iska ilmeenaayo ayaa waxa uu ku yiri maxkamada ayaan ku kal soonahay intaa kadib waxaa looga yeeray maxkamada oo lagu yiri kaali malinta qamista si dacwadaada lagu dhageeysto taa oo ahayd 2 march 2017 Yaasir Ibraahim, 2 march waxa ay u ahayd malin maxkamadeed halkaa oo ay Maria Cecilia, jogtay taa oo larabay in gal dacwadeed kooda lafuro si doodooda loo dhagaysto hasa yeeshee waxa ay malin tani ahayd Maria.
Cecilia, mid uu matag ka socdo matagaa oo ay ku seyrisay waraaqihii balanta ahaa oo ay maxkamada ku timid intaa kadib waxaa la dhageeystay dacwadii taa oo ahayd miď sadax gees ah ayada oo mid walba la dhageey sanaayo waxa uu fikir kiisa yahay iyo waxa ay doodu tahay markaa markii la dhageeystay hadalada Maria Cecilia, iyo Yaasir Ibraahim, iyo Libaan cadillac, labadan wiil waxa ay ku doodayeen in mid walba Uurka assaga u leedahay balse markii la dhageeystay hadalka Maria Cecilia, taa oo ahayd midda Uurka lahayd waxa ay sheegtay in ay laba dooda galmo la wadaagtay.
Hasa yeeshee ay kala garan karto midka ilmaha leh iyo midka ay Uurka u leedahay taa oo ay ku sheegtay in habeeka dhiiga ka qabeeysatay uu ahaa habeenka ay galmada wadaageen Liban Cadillac, waxa ay sheegtay in uusan isticmaalin "cinjirka galmada," taana ay sahashay in Aan sidaa Uur ku qaado markii dacwada la dhageeystay waxaa cadaatay in Uurka leeyahay Liban Cadillac, markii sidaa maxkamada sheegtay ayaa waxa ay maxkamada ku dhawaaqday in ilmaha uu leeyahay Liban Cadillac, sida ay sheegatay Maria Cecilia, markii Aan dhageeysanay dacwadaha kalagadisan iyo.
Qirashada cadeeynta Maria Cecilia, waxaan u xukunay in uu ilmahaa caloosheeda ku jira uu leeyahay Liban Cadillac, balse ayada oo ay taa jirto ayaa waxaan xaqiijin dheecaanka (DNA) markii la gaaro Ee ilmaha dhashaan hasa yeeshee intii intaa ka horeyso maxkamad waxa ay xukmisay codka Maria Cecilia, markii maxkamada sidaa tiri ayaa waxa uu galay in uu meesha ku buqo taa oo markaa ku tilmaamay inay tahay dhac bareer ah oo Aan ganbasha lahayn assaga oo sidaa leh ayaa waxa uu yiri ilmo ladhaco ma arag wali balse lacag la dhaco waan arkay abuukaate xataa annaa.
Iskajir maris wadada.
W/Q Leenka.Baahay
No comments:
Post a Comment