Wikipedia

Search results

Thursday, August 31, 2017

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa ku socda tuuladiisa!

Caqiidda iyo dhaqan ayuu dadka kala saaran la'yahay.

Waxa uu furray haweenay oo Caqiido kuwadda socdeen taa oo keentay markii la ogaaday furiinka furiinkaa oo ahaa Furriin laggu qasbay markii siddaa dhacday ayuu guriga isagga baxay waxa uu karaacay meel Aan ka fogayn gurigga uu daganaa Gaadiidka gawaarida ee magaalada waxaa kusoo baxay oo maqlayay dhacdada meesha ka dhacaysay qayba kamid ah dariska markii Ee kusoo baxeen waxay dusha sare ka arkayeen assaga oo ah mid sii baxaya waxay isku dayeen in ay u yeeran inkasta uu ahaa mid Ee kadaba qaylinayso waxa uu ahaa dhawaqeeda mid cara xamaasad leh xambaaran jawigga Ee markaa saarantahay ayaa waxa uu ahaa mid dagaal ah dadkii ahaa dariska Ee kussoo baxay waxay way diyeen waxa dhacdadooda tahay illeen maahan kuwa markaa wax ka og waxa dhacdadooda tahay iyo inay tahay mid maanta kow ah waxay iska sii waday hadalkii caradeeda oo lahaa cod sawaxan leh inkasta oo arinku ahaa mid u muuqda inay is ciilkaambisay dadkii kusoo baxay way qaqabteen si Ee uga daba dhaqaaqin dhibkana uusan u noqon mid intaa kasii wayn Markaa kadib ayaa waxay isku dayeen in ay wax ka waydiyaan waxa dhacdadani tahay waxay u sheegtay in dhibka dhacdadooda ahaa mid soo jiray muddo badan intaana uu ahaa mid soo jiitamaayay waxa intaa soo gaarsiiyay ayaa waxa uu ahaa jacayl jiray kaa oo keenay in wax badan oo jira lagu samro waxa uu arinku ahaa mid soo jiray Wuxuu ahaa bilowga arinkoodda Khamiis 23 July 2015 iyo Talaado 16 May 2017, Wuxuu ahaa mid soo jiitamayay in badan oo labasano ah. 
Dhibka waxa uu ahaa mid salka ku haya Caqiiddo Waxa uu u Furray ayaa waxa ay ahayd Caqiiddo Waa maxay Caqiiddo ? Caqiiddo waa dhaqan umad ama umaddi leedahay waa mid ey waddaagaan umadda kale waxa uu noqonayaa ama looggu yeeri karaa dhaqan diimeedka Intaa kadib waxay ka dhaqaaqeen Maxamad yaasir dabin, markii Ee Sucdi yaasin kaahin, intaa ku tiri waxay ogga daba tageen meel dhaxe iyaga oo ku joojiyay meesha Ee ugga daba tageen markaa kadib isku dayay inay ka waraystaan waxa uu arinka ahaa middaran iyo sidda uu ahaa bilowga hore waxa uu sheegay Maxamad yaasir dabin, in ay wadda nolaayeen gabadha mudooyinkii dambe inkasta oo Ee kuwadda noolaayeen dhacdo nololeedka oo noqotay mid kamid ah nolashooda iyo nololmaalmeedkooda waxay ahaayeen kuwa isku dhaca isku dhacooda uu yahay mid taagan saacaddo saacadahaa kadib wixii dhacay iskaga yimaada oo ayagga kawadda arinsadaan waxay ahaayeen kuwa inbadan siddaa ahaa Maxamad yaasir dabin, waxa uu yiri waxaa markii dambe meesha kabaxay masaalaxaddii dhaxdooda isusamayn jireen markii taa la waayay ayaa waxaa dan loo arkay in lagu kala dareero haddii hannaan wacan oo sharaf kudheehantahay leh lagu wadda nolaan waayay markii uu intaa tibaaxay Maxamad yaasir dabin, ayaa waxay yiraahdeen waa inuu ku laabto guriga Furiinka uu kalaabtaa. Ma waxay ahayd malintaa?Maalinta Dhiiga Dhiibida Dunida 14 Juun. Inkasta oo Aan si u caraysnaa oo Aan si cara leh ogga soo dhaqaaqay wallina uu ahaa mid uu ka muuqdo kuleelka caradda hayeeshee waxa uu ahaa mid ku dagay imaanshahii lagga bada yimid oo ahaa mid labadooda loogu danaynaayo waxa uu noqday mid garwaaqsaday waxay markaa ku yiraahdan inbadan oo kamid ahaa qaladka waxa uu lahaa iyo nuuca uu ahaaba waxay ahaayeen kuwa iska daaya oo siddaa kusoo af jara waxaa la siiyay Amar go'an oo ahaa in uu ku labaabto "Caqiido Talis ah lab". Maxamad yaasir dabin, meeshii loogga daba tagay ayuu kasoo laabtay wuxuu kusoo laabtay meesha uu gabadha kaga dhaqaaqay inkasta oo dhacdadoo saacado u dhaxayso inta uu sii socday iyo inta uusoo socday iyo inta Ee wadda jireen dadkii kadaba yimid oo markaa ahaa kuwa arimahooda kusoo baxay oo kashaqaynaayay margoor dambe tahay ayaa waxa uu soo gaaray meel arimahooda kaga arinsan jireen meshaa oo dhacda goobganaacsi markaa uu meesha soo garayo waxa uu ahaa mid kaligii ah Hagaag Waa tahay, markii uu bartii issootaagay ayaa waxaa dhaayahiisa uu u sawiray sidda dhacdadooda ahaan jirtay iyo sidda Ee isku xallin jireen iyo hadaladda Ee isdhaafsan jireen sidda uu fadhigooda ahaa kuwaa oo ahaa kuwa umuuqday hayeeshee kuwaa oo kayeelay in uu kuxasilo inbadan waxa kadhax guuxaya oo ahaa codod Ee is dhaaf sadeen. Maalintu marwalba waa horray Mareegyada Dhibaatada ka jirta dalka. Dhab ahaantii ma aanan fileynin!! horay uma Aanan arkin wax ka badan soddon saacadood ayaa la ila soo xariiray si uu u soo bandhigo Figraddahiisa hibadda Isaga oo dhawaan ku biiray Skype pit, ayuu ka faa'idaystay, wuxuu ii sheegay, in uu dib u dhiso xiriiro la leh dhammaan kuwa ogaa markii uu baabuur ku waday degaan xebeedka baabuurtii xeebta uu ku waday isla markaana uu naftiisa ku hellay waqti iyo jacaylka hore oo xasuus u yeeshay wuxu meesha kadhaqaaqay Maxamad yaasir dabin, assaga oo Sucdi yaasin kaahin, ku leedahay "Dhool qurux lamoodyow labadeena kala dheer isusoo dhaweeyo idhiiba gacanta caashaqa dhibtiisa Aan kala dhamaane." Meesha inbadan ayuu taagnaa erayadda kasoo guuxa waxay u dhacayeen qof uu jacayl baaxad wayn kadhaxeeyay misna ifka goor hore karawaxday waxa ka dhaxguuxaya oo halkaa istaajiyay ayaa ahaa wax Ee ku leedahay iyo kuwa Ee kutiri goor hore oo Ee noleed hayeeshee waxay ahayd mid jeclayd in Ee dhan isla maraan. Habeenku waa marka uu maalinta ka baxayo Habeenka codod cododkaa kaduwan miyaa maqli.? Istaagii uu u istaagay dhawaqii dhacdda nololeedka ayuu ka dhaqaaqay mardam wuxuu u dhaqaaqay meesha uu ku socday oo kasoo dhaqaaqay markii Ee isku dhaceen halkaa uu isleeyahay Sucdi yaasin kaahin, waa joogtaa inkasta oo walli dhacdadii u dhaxaysay xal wadareed kagaarin Hagaag Waa tahay, waxa dhaxmaray oo ahaa kuwa u muuqday kuwa Aan micno lahayn inay is fahmaan oo is afgartaan waa mid dan ugu wadda jirta oo midgaar ah dan ugu jirin intii uu soo gaarin Sucdi yaasin kaahin, waxaa u tagay midkale oo asagga ahaayeen saxiibo markii uu u tagay wuxuu kala hadlay arimaha dhaxdooda iyo waxa sababay taa oo u kuurgalay siddii uu waxbadan uga ogaan lahaa hadaladooda hayeeshee markaa kadib ayeey u sheegtay sidda Ee wax yihiin markii Ee u sheegtay ayaa waxa uu ogaaday in arinka ka dhacay wax Aan micnalahayn in uu yahay markaa kadib ayaa waxa uu ku yiri Sucdi yaasin kaahin, ninkaa Maxamad yaasir dabin, waa uu ku jecelyahay sidda Aan ogahay inbadan Ee ogyihiin isku day in Aad aragtiddaada fahanto bixidda uu baxay waxaa keenay hadaladda isdhaafsateen hayeeshee waxaa ayaan dara kale haddii uu kuu yimaaddo oo walli siddii Aad ku kala tagteen tahay iskuday in Aad siddaa kasoo dabacdo markii uu intaa.
Ku yiri waa uu ka tagay iyadda meeshii wayka istaagtay waxay u dhaqaaqday dhankaa iyo gaari meesha uyaalay waykasoo laabatay gaariga waxay ku laabatay guriga si Ee usoo xerato maryo qurqurxoon markii Ee maryaha soo xeratay oo gurriga kasoo baxday oo gaariga soo gashay waxaa meesha soo istaagay Maxamad yaasir dabin, markii oo soo istaagay waxaa isku dhacay indhahoodda waxa uu markaa ku yiri intee ku socotaa waan imid marka uu sidaa leeyahay maahan mid Ee si wacan u maqasho waxaa u xeran muraayaha gaariga inta uu ku dhawaaday ayuu albaabka gaariga oo ah halka daaqadda u dhaw inta uu gacmaha saaray ayuu ku yiri "intee usocotaa gacaliso macaan sidee kugu sheegaa qofka Aan kuu ahay." inta yar oo na dhax maray miyaa siddaa kaa dhigay kasoo dag gaariga si Aan kuugu sheego waxa jira markii uu intaa ku yiri Sucdi yaasin kaahin, uma Eysan nuglaan codkiisa Sucdi yaasin kaahin, gaariga ayey istaartay markii gariga Ee istaartay way ka dhaqaaqday assaga oo halkii taagan marka Ee ka dhaqaaqayso waxay gacmahiisa saarnaayeen albaabka gaariga wuxuu ku liicay gaari meesha yaalay.Sidaa miyeey kaaga dhaqaaqday gacalisaddaada.? Waxa uu kasoo dhaqaaqay meesha loogga dhaqaaqay markaa inkasta oo ka carooday hadalo caro leh uu ladhacay waxa uu iska soo galay guriga markii uu in saacado ah ku jiray ayuu kasoo baxay markii uu kasoo baxay wuxuu soo dhax lugeeyay xaafaddaha Malley, assaga oo markaa isla dhax maraya oo leh maxay ismooday? markii Ee igga dhaqaaqayso haddii uu dhalay wasiirka gaadiidka iyo howlaha guud ma oga miyaa in uu idhalay wasiirka isbaarooyinka xattaa digaaga canshuur buu ka qaadaa intaa kadib wuxuu soo galay meel dhiig ladhaqayo markii uu soo galay waa uu naxay isla meeshii ayuu ku leexday wuxuu dadkii waydiiyay waxa uu shilkaan ahaa Waxay dadkii ugu jawaabeen Maxamad yaasir dabin, oo Ee ku yiraahdeen waxaa meesha ka dhacay shil gaari iyo mid tram, wuxuu tram ka dardaray gaari Ee wadatay haweenay haweenaydaa ma aysan dhiman hayeeshee waxay ahayd garaabato waxa kabaxay dhiig badan markii sidaa laggu yiri madow ayaa u shidmay wuu is xakameyn waayay in muddo ah sidda uu markaa noqday waxa uu aaday isbitaalka halkaa oo ah meesha lageeyo wax walba oo dhaca inkasta oo sidda markaa loogu sheegay ahayd mid dhimasha ah waxay ahayd marka uu tagayay mid nafi kujirto wax walba oo Ee isku qabeen wax dhibkooda kawayn ayaa dhacay maslaxaddii uu bixinlahaa ayaa waxa uu ugga qaybqaadanaa baxnaanadeeda.

Gababadddii iyo
Gunaanadkii.

Duurjoogta daayeeradda madow waxay ku socdaan jidka iyagga oo u socda sidda raxan raxan oo kale dhawaqa maqalka lamaqlaya waxa uu ayahay mid cabsi leh waa xawayaanka aqliga leh waa xawayaan xuriyad doon ah tan iyo markii uu aduunka soo gaaray waa xawayaan garasho leh dhibaatadda ugu wayn oo sameeyo waa baabi'inta dalagyadda beeraha waxaa ku dhib qaba beeralayda beerata dalagyadda waxa uu dalaga ka dhiggaa wax uu jabiyo iyo wax uu cunno iyadda oo dhaqanka baabi'inta marka lasoo qaadanayo looggu yeero daayeeradda africaine taa waxay tahay macluumaadka mid lagga helo goobaha xanaanadda shaashaddaha ku xeran oo lagga daawaddo iyo shaashaddaha kale Ee ku xeran goobaha sidda caadi ah loo leeyahay Ee dadku iskugu yimaadan ama laggu shaaho.

Wednesday 6th September 6th 2017
Wednesday 13th September 2017
Mohamed ABDIKADIR OMAR
Bogga Dambe: agha

Saturday, August 26, 2017

Ugaaryeel qancin laguma daalo!

Marrar badan ayuu isku dayaa siddii uu ku noqon lahaa mid ka haqab tira  dhan walba oo markaa kuwadda haboon haddii ay tahay mid uu ka haqab tiri karo waxa uu markaa damaanad qaaday taa uu is leeyahay farxad waad kawadda helaysaan inkasta oo farxadda noqonkarin wax lasoo koobay oo Ee tahay mid baaxad wayn oo markaa ah mid marba dhan lagga soo qaato taa oo markaa leeyahay dhankaa waa dhankii ku haboonaa inkasta oo walwal leedahay horaanta laqaybsiga qof dhaqan sariir ku horeeyay taa oo ahayd mid uu xiriir jacayl oo raxmadi siddato idiin dhax maray hayeeshee markaa uu kulanka dhacayo dibadda waxad noqotay mid la qaybsada farxadda markaa jirta inkasta oo Ee ahayd farxaddaa mid kaa wayn oo markaa Aad u barbar dhigtay Hagaag Waa tahay,  madareemin waxay noqotay iyo halka uu gaaray hankeeda intaba hayeeshee waxaad u aqbashay si caadi inkasta uu ahaa kulan kiina mid muqaal ahaan lala socday kuwa iyadda lamid ahna Ee jeclaayeen in sidaa oo kale Aad wadaagtaan waxa nolasha lagu tabayo.

Maxay tahay waxa nolasha lagutabo?
Madhacdaa adiga oo ah qof wayn ama isku haysta in Aad tahay qofwayn oo macquul ah in Aad noqoto wax yar oo ilma ah ama lagga soo qaado in Aad tahay ilmo Maxaytahay in lagga soo qado ilma oo kale? waxa Aad ku gashay iyo waxa Aad kala kulantay ayaa ahaa kuwa is diidaya kulan iyo barasho is arag kaa oo ahaa mid ka dhacay boog latago oo kamid ah goobaha latago Ee magaaladda ku yaalo halkaa oo Ee joogeen haween kalagadisan oo markaa aysan jirin mid uu si gaar ah u doondoonayo balse waxa uu ahaa arinku middaaran in laysku dhaafiyo habeenka markaa lajoogo inkasta dadka uu ahaa mid kakalayimid dagmooniy iyo tulooyin kuwaa oo tulooyinka ku noqonaaya subaxa hore marka uu waagabaryo waxaa dhacda in goobta lagu kulmay lagu kala tago hayeeshee hadii la'ahaa kuwa uu xiriir fiican dhaxmaray habeenkaa ama is dhaafsaday wax Ee kawadda xariiran waadhacdaa inay kulman markale haddii uu yahay arinka midraadan wagaan in mustaqbal nololayd wadda yagleelaan  haddii uu yahay arinka mid daaran waxyeelo iyo arimakale oo markaa inay jiraan loo maleeyay waxay yihiin kuwa soo baxa ama lagu kala tago Hagaag Waa tahay, wax walba oo markaajira ama keenay kicitaanka ayaa ahaa kuwa Ee jeclayd inay dhamaystirato inkasta oo markaa ku haboonayn meesha lajoogo iyo goobta lajoogo toona  96 + L Xoraanka Ee xoraantay ayaa waxa uu ahaa mid kuhaboona oo Ee isla ekaysiisay hayeeshee arinku waxa uu ahaa mid diirimaadlahaa inkasta qaar kamid ah Ee jeclaysanayeen muuqal dhaqanka kaa oo loo arkaayay in uu ahaa mid Aad u haboon.

Waa meesha Ganacsiga Dibedda iyo Isgaarsiinta  Midaysan.

Halka goobtaan dhacdo ayaa layiraa Welles street E Buch Occupy, waa gooblagu kulmo todobadkii labahabeen waxay kamidtahay goobaha laysku dhaafiyo ama laysku ilowsiiyo daalka shaqo shanta maalmood hayeeshee, Waxaa sidaa oga fogayn meel halmar wax laga cunno oo loogu talagalay dadka Aan haleelikarin inay wax karsadaan kuwaa oo badankooda dagan godka dadkaa oo laga helo kuwa yar oo dagan guryo lehna goobo Ee ku kulmaan oo qamriga ku cabaan oo sidda dash oo kale u dhisan kuwaa ayaa loogu talagalay in halkani casho lagga siiyo hadda xiligga lagu jiro waa xili kulayl ah banaanadda waa iska seexan karaan waa kuwa Aad u jecel nambar cusub Ee kusoo biiray "waxay ugu yeeran in uu diinta suuban qaatay markaa." inkasta dadka yimaadda iskugu jiraan kuwa xaas ah iyo kuwa Aan xaas ahayn iyo kuwa keesha bilow ah iyo kuwa sheeko u socoto intaba inkasta oo uu jiro ganaacsi wayn oo guud ahaan jira waxaa ku dhax tiirsan ganaacsigaa kuwa kale oo ganaacsi yar yar kudhax haysta oo labadaa habeen wax ka hela Hagaag Waa tahay, markii uu qofka meel tago waa jirtaa wax soo jiita oo ahaa kuwa cajabiya oo markaa u arko inay yihiin kuwa uu ka helo ama ka hesho inkasta oo markaa aqooni jirin hayeeshee waxa jira ayaa ah isku day oo mid walba uu sameeynaayo taa oo markii uu sameeyo dhici karto in wax u hagaagan sidda intabadan dhacda ama rag badan iyo haweenbadan calafkooda kaheleen.

Addiga oo ah 44 sano jir oo markaa lagguu haystay nin wayn talow manoqotay 18 sano jir? haddiise noqotay maxaa kaadhigay? 

Waa cajiib oo cajiib  Fabain Loira mureun, waxay isbarteen Chearse Edmain, oo Ee iskubarteen Welles street E Buch Occupy,  Chearse Edmain, waxay jirtaa 41 sano waxay dhalatay Jimco 18 juun 1976 dii Fabain Loira mureun, halka uu jiray 44 sano waxa uu dhashay Khamiis 31 may 1973 dii waxa hadal lagu wadaagay sheeko lagu wadaagay ilsa goobta lagu kulmay oo ahayd meesha laysku arkay oo midwaliba utagay si gaar ah waxa dhacda markaa oo kale wax Aan si dhaw u dhici lahayn inay sidhow udhacaan markii lagaaro xili dambe oo wixii la'isticmaalay noqdaan kuwa kor usoo baxa ayaa waxaa dhacda hadii Aad tahay mid daganaa goobta laysku arkay meel udhaw markii xili dambe gaarto sidaa laysku raaco israaciddaa ayaa waxay katimid waxa la isticmaalay jiifka loobaahday ayaa waxa uu ahaa midka laysku raacay in lasoo seexdo guriga uu daganyahay ama midka Ee dagan tahay markaa wax intaa dhaaf siisan majirin hayeeshee wax walba waa kuwa dhicikara inkasta oo Aan la ogayn sidda ay u dhacayaan Hagaag Waa tahay, Fabain Loira mureun, iyo Chearse Edmain, waa ay is wadda raceen markii ay is wadda raceen waxay wadda tageen oo meesha kadhawaa guri oo uu kunoolaa kaligii markii uu tagay guriga waxa uu iska bixiyay dharka markii uu iska bixiyay wuxuu soo shubtay Chips, kaa oo uu kusoo shubtay Chips Bowl, markii uu soo shubtay waxa uu lasoo dul fadhiistay sariirta halkaa ayaa waxa uu galay in uu ku dul cunno assaga oo koob cabitaan ah gacanta ku haysta Chearse Edmain,  markii gurigga yimaadeen waxay ahayd mid ugubtay musqusha.

Maxaad filankartaa oo xigga? 

Inkasta oo ay jireen habeenkaa kuwa sideeda oo kale balse jaanis Aad isku helin in Aad wadda sheekeeysaan inta musqusha Ee ku jirto waxa uu iska galay in uu iska cunno Chips Bowl, kii hayeeshee wax filasha ah oo ku taagan majiraan inkasta oo habeenkaa lawadda seexan rabo qol  Chearse Edmain, way kasoo baxday musqushii markii Ee kasoo baxday waxay isku balaqday sidda Moodaladdii ugu dambeeyay oo kale Fabain Loira mureun, waxaa ka hortimid qof daah furan oo is soo balaqday "waa cajiib oo haddana cajiib waxaa gabigisaba ku dhagay istori  waxa markaa hareereeyay ma farxad baa ma walwalbaa waxa uu noqday sidda markaa uu ahaa xubnahiisa oo dhan waa uu dhaq dhaqaajin waayay indhahiisa waxay noqdeen kuwa ku dhaga halkay qabteen "waxaa lagu yiri dhamaan waxaa La qabadsiiyey Gel." Hagaag Waa Tahay, waa kuwa umuuqda sidda Aad aragtaan waa hadiyad midda ugu wanaagsan oo Aan caawa kuu gartay.

Waxaa jiray ismaandhaaf la'aan
Dhab ahaan way jabtay.
Waa halka ugu dambaysay meel kale oo ka dambayso oo lasoo istaagi lahaa majirto wax laraadiyo oo ka dambeeya majiraan hayeeshee meesha Aad ka filaysay meel kadhow ayaa laguu soo istaagay Ma waxay tahay wax lagga naxo mise wax laggu farxo?  "Diyaaradda jinsigga, caqligga iyo saameynta la yaabka leh waa tan hantidda lagu gubayo ololka."  waxa uu ahaa mid Aan wax haysan wax lagubo iyo wax lagu weeraro Ee uu haystay maysan jirin markaa hayeeshee banaanjoogiisa ayaa waxa uu ula muuqday mid wax haysto ama wax kamuuqdaan markii la gudda laga ayaa la ogoon doonaa waxa uu muqqalka banaanka yahay in uu muuqaalka gudaha yahay si sidaa lamid ah taa oo ah waxa la raadinayo awood dhaqaale  meel Ee kajirto taa oo ah si loo dhimo ama dab lagu shiddo oo loo gubo waa nuuc dareenka kamid ah oo xambaarsan samaasad gaar ah "Xilliyadda fasaxyadda ayaa ah marka ay labadiinuba halis ugu jiraan inay ka foojignaaddaan marinka Xeerarka." fasaxa ayaa waxa uu yahay si loo dhimmo waxa kugu baxa oo markaa ahaa kun si looggu soo uruuriyo konton muddo sanad guddahooda ah markii uu yahay qofkani mid arinkaa wax ka og waa mid ka feejigan maxaayeelay? waxa uu ogyahay waxa dhacdadaatahay iyo waxa ka dambeeya intaba.
Haweenka badidooda ma kuwa loodiraa in Ee raggakasoo shaqeeyaan? 
Ragga mayahay sidda haweenka oo kale? maloo diraa in uu haweenka kasoo shaqeeyo? "feerro issaaran fejignaan malaha." inkasta uu xiriir dhaxmaray waxay waxay ahaayeen  kuwa Aan isku wadda ahayn Chearse Edmain, waxaa lagga sugaa warbixin ku Aadan taa oo ah mid dhamaystiran gudaha guriga iyo banaanka waxay qaadato sanad sanad iyo sideed bilood taa oo ah si loo daabaco buug sheeko oo leh dhacdo wadda socosho iyo mid sariir wadaag iyadda oo ah tabiyaha xiriirkoodda waxay tahay xubin kamid ah daabacaadda Hagaag Waa tahay, maahan mid arinkaa wax ka'og waxa uu arinkaa ka dhaxeeyaa iyadda iyo gabdhaha markaa xafiiska jooga oo markii hore ahaa kuwa arinka wax ka og taa oo loo arkay daabacaadda buuggaa casharadda kabixi doonna in Ee noqon doonan kuwa dadka kala kulmaan qisoo yin layaab leh iyo sidda ay u dhaceen ama taxanaha Ee lahaayeen waxaa hubaal noqonayso mar haddii Aad tahay mid buugga wax kabarta in Aad kala kulmi karto waxbadan oo isku kiin keeni kara oo idiinka yeela kuwa Aad kufaraxdan ama wax badan oo murug daawataan kala kulantaan qalbigiina taasi waa heerka is badbaddalka Ee malinlaha ah waana wax mid waliba uu leeyahay ama uu isku arki karo. 


















Arbaco 30th August, 2017
Khamiis 31th August, 2017 

Muhamed ABDUGADIR OMAR
Bogga Dambe: aaga