Maxee tahay ayaad is leedaha?
In nolosheeda tahay mid kali ah!
Had iyo jeer waxa uu qofka ka duula waxa uu haysto waxa ay la eg yihiin taa oo ah si uu iskugu cabiro ama uu iskula ekeysiiyo waxa uu haysto Ee yar hadii ay yihiin wax badan iyo hadii ay yihiin wax yar mar walba waxaa awooda leh waxa jeebkaada ku jiro iyo inta ay la egyihiin hayeeshee awoodda malahan waxa Aad adiga rabto ama Aad ka heshay kuwaa oo ahaa kuwa Aad u qalanto in Aad hesho balse nadaam kii nololeed Ee markaa Aad ku dhax jirtay kuu diiday hadaba waxa ay taa tahay dhankii nolol kale kaaga bidhaanto mid Aadan ka leex leexanayn.
Meesha shidan iyo qofka shidan ayaad ku leedahay.
Inbadan markii Aad la kulanto dadyow kala gadisan iyo rag kala gadisan waxaa xaqiiqo madoonta ah in Aad kala kulanto wax sigaar Aad uga hesho ama noqda kuwo si gaar ah Aad u danayso intii Aad ku dhax jirtay wacyiga waqtigiisa lahaa hayeeshee markii Aad milacsato fogaansha iyo halkii Aad ka soo bilowday adiga oo tusaale uga dhigaya kuwo Aad isku midab tihiin iyo kuwo Aadan isku midab ahayn intaba balse ay kuu muuqato wax badan oo wanaag ah oo lahaa oo kaasoo maray inkasta oo Aad ahaydeen kuwo dan isku keentay waxa ay tahay in uu meesha ka dhici karo is fahan gaar ah.
Haddii Aad si dhib yar ku hesho wixii kugu qaadan lahaa 8-9 saacaddo 3 saacadood wax la eg maxaa kuu diidaya in Aad dantaada ka fiirsato.?
Markii igu horaysay oo ahayd kulankii iigu horeeray Aan la kulmo waxa waxa ugu horeeyo oo Aan is dhaaf sanay ayaa ahaa macaga taa oo iigu sheegay in la yiraa Calvin pearl's, kuna nool toledo, Spain, kana shaqeeya Toledo, baar partnerforce government official from, dabcan sidookale waxa u sheegay magaca lee yiraa kaa oo ahaa Amelie maman, hayeeshee barashadda iyo is araga goobta Aan isku aragnay iyo inta Aan hadaladda is waydaaranayno wax Aan ku haysto ma ahayn maxaayeelay? qaab ka uu meesha ku yimid iyo kan meesha Aan ku imid ayaa waxa ay ahaayeen kuwo Aan islahayn hasayeeshee waxaan habeen kaa ahaa sidda "hotpot leeyahay faras Belay." waxa uu u yimid meesha Calvin pearl's, in uu jawigga ku badasho taa oo ahayd in uu isku ilow siiyo shaqada xafiiska saraakiisha dawladda ka.
Miyuu is weydiiyay waxa ay shaqadeeda tahay.?
Waxa ay ka ka mid ahayd 125-110 gabdhood oo ah kuwo ka shaqeeya "tea prostitution." waxa loo yaqaano kuwaa oo ka howl gala baararka iyo hoteelada iyo wadooyinka inta badan ayaa waxa uu ka bartay goob loogu tala galay in lagu caweeyo taa oo ku taalo Salamanca, halkaa oo ahayd meesha layskugu yimid waxaa dadkaa ku dhax jira 34 gabdhood oo ka wadda socda tea prostitution, markii meesha laysku arkay waxa uu la qabsaday Calvin pearl's, Amelie maman, waxaa la dhax jooga bulshadda hadal iyo isla ciyaarid dheer kadib waxa ay noqdeen kuwo isla qabsaday dadka markaa isku arka waxa ay mooddaan in ay tahay marwad diisa
Wacnaan.
Hayeeshee muxuu wacyiga kayeelay.?
Wacyiga markaa jiray ayaa waxa uu ahaa mid ka yeelay in dhanka la rabay layskula qaato habkana waxa uu ahaa mid hanaan fiican ku socdo taa oo ahayd in uu dhadhan sanaayo waxa qof walba u dhadhamaya waxa ay ahayd inta ay mesha joogtay qof uu qarash u socdo hadii ay goob kale isku raacan waxa ay qaadi lahayd lacag intaa ka badan Amelie maman, waxa ay ahayd taksiile waxa ay ku xeran tahay waxa ay qaado iyo sidda ay wax u qaado habeenkaa hadii uu noqdo mid ay qaado habeen kaliya ama habeeno badan isfahan iyo is dhax galid ayaa waxa uu ku yiri waxan ahay hadda wixii ka dambeeyo kalyanti gaada haddii Aan halkan imaado iyo hadii kale intaa dabadeeda waxa uu waydiiyay taleefoon uu kasoo waco hadii uu jiro inta ay soo egtay ayaa waxa ay ku tiri waxaa iga soo wici kartaa taleefonka derbiga.
Waxba
Miyaad is leedahay matahay mid warba mesha laga helayo in ay tahay.?
Haa dabcan waxa ay tahay mid laga heli karo inta Aad ku dhax jirto shaqadaada hadii ad wacdo xiliya kale waxaa kaa qaban kara kuwa la mid ah oo ku jira shaqa maalmeed kooda Amelie maman, waxa ay dhalatay Qamiis 24, julay 1980 kii waxa ay jirtaa 37 sano waxa ayna ku nooshahay Salamance, waxa ay markii dambe usoo wareegatay Valladolida, Salamanca iyo Valladolida, waxaa u dhaxeeyo 120 km waxa Aad soconaysaa 1h30 daqiiqo sidda dagdaga ah 106km waa 1h00 balse Mesha uu ku nolaa Calvin pearl's, taa oo ahayd toledo, Toledo, iyo Salamanca, waxa ay isku jiran 70km, wali waxan jognaa Spain.,
Mid siwacan ugu filan haqabtirka baahida jirta marka Aad joogtaan mase matahay midda Aad doonayso marka Aad joogtaan? wax badan oo Aad kala kulantay ma noqdeen kuwo ku farxad galinaya? ama kaa yeela mid kali ahaan iska dhoola cadeeya.
Inkasta oo la ahaa kuwo kala dagan meelo kala fog fog balse ay dhici karto in Aan lays arkin mar kale. markan ay is arkayaan ayaa ahayd habeenimo axad 16 kii abriil, 2017 abaaraha 11h40 daqiiqo taa oo ah qofna waxa uu mesha u joogay shaqo qofna waxa uu u yimid in uu ku raaxaysto waxa uu soo helay waxa ay taa tahay in Aan isku dan la ahayn balse la yahay isku dooq dooqii laftiisa ayaa waxa uu yahay mid mar la arag ah hayeeshee waxa ay habeenkaa ka heshay $750 kadib mesha ayeey iska raaceen waxa ay wadda tageen xaafad kale.
Kahelida Aad ka heshay inan istaraatiiji leh maxay kaga duwan tahay kuwani kale.?
Ma laga yaaba in ay kugu noqotay mid ah dilaaga nolasha ama Aad adiga ku noqoto hadii ay fursad kugu hesho ama Aad fursad ku hesho in Aad sameeyso sidda ay samayn lahayd si lamid ah? dabcan waa dhacdaa waxa qofka uu ku nool yahay ayaa ah waxa malintaa ama habeenkaa uu helo waxa ayna ka midtahay waxa dhaca oo kadhaca meelaha qaar taa oo ah in nafta laysku dhaafiyo hayeeshee Calvin pearl's, iyo Amelie maman, waxa uu noqday xirirkooda mid soo hagaagaya waxa ay kulmeen axad 23 abriil 2017 da waxa ay isla wadda qateen habeen kaa leyskuma sii dheeran kulan ka waxaa xigay kulan kale kaa oo ahaa midkii ugu dambeey.
Ma ahan taxane ee hayeeshee waa dhaan.
Taa oo ay kulmeen axad 30 abriil 2017 da hayeeshee kulan kaa wixii ka dambeeyo waxa uu Aadi doonaa hallow jano jana mataalaa markii ay kala tagayeen waxaa lagu balamay in laysku imaan doono 7 bisha may Ee soo socota taa oo ahayd mid uu sugayo mid walba waxaa ka xigtay kaliya saxad malin intii Aan la gaarin ayaa waxa ay gashay shil gaari amelie maman, waxaa qaaday oo loo wacay 118 waxaa la dhigay qaybta caawimada dagdaga ah waxa ay jiifaysaa 9 bilood inta ay ka noqonayso mid soo bogsoo nayso dhanka kale calvin pearl's, laftii ma uusan bad baadin waa uu geeriyooday markan uu geeriyoonaya waxa uu jiraa 54 sano, madaama ay afadiisa shil gashay asagana uu qaab kale u geeriyooday waxa uu ku jiraa talaagadda waxa ay sheegen in loo sugayo saxad bilood saxad bilood kadib ayaa la'aasi doono.
W/Q Leenka.Baahay
No comments:
Post a Comment