Wikipedia
Search results
Wednesday, May 31, 2017
Si laga helaya miyaan kula ahay Oo laga wadda helayo!
Waan dareemi karaa Aad iyo Aad inaad aragtiyo badan iigu yeeri kartaan iyadda oo kamid noqon karaan kuwa Aad igu yeeraysaan kalmado wanaagsan oo wanaag xambaarsan kuwaa oo ah kuwo wanaag laga dhaxlo hasayeeshee waxaan ahay gabar walaashaa lamid ah kalmad Aan idiinka mudnayn iyo mid Aan gayn intaba ha'igu dhihina. waadna mahadsan tihiin in Aad iga heli kartaan hasayeeshee inta Aadan iga helina ayaa haa mid iska hesha waxa ay fariima heedda ahaayeen kuwa ku yimid bar Email. taa oo ahayd magaceeda mid ay horaantii ku sheegtay Andrea cordeiro, iyo Andrea cordero, sidda Aad doonto waad ugu dhawaaqi kartaa ma'ahan mid dhib leh waxa ay ahayd "Aqoonyahan jacayl." taa oo ay ahayd mid ay wax badan ka taqaano oo ah mid ay wax badan kala socoto waxa uuna ahaa mid ay u dhuun daloosha in ay wax ku barto kuwa arimahaa la liito oo ah kuwa u ildaran.
Isma lahayn sida Aad u taalo waa mid laga helaayo inkasta oo Aan iskula muuqaday mid lagga helaya markaana ku faraxsan muqaal keedda inkasta oo ay isku aragto mid laga wadda helaayo waxay tahay marwalba mid uu mid kaliya yeesho waxa ay tiri waxaan fadhiyaa xaafad lagu naanayso USA 14-15 halkaa oo Aan soo fadhiistay mar ku dhow 13h49 oo ku beegnayd xili qada ah waxaan ahaa mid meesha qadda iyo kulan is arag ah kuwadda lahayd kaa oo ahaa mid lagu magacaabo Fernaanda, waxa uu dhashay fernanda talaado 29 juun 1986, ka waxa uuna u dhashay ayeey tiri brazil, kaa oo ahaa mid jira markaa 31 sano waxa ay Andrea cordeiro, ahayd mid kawayn marka loo fiiriyo dhanka muqaal ahaan hasayeeshee ma'ahayn mid wax siddaa ah kawayn waxa ay ka waynayd ayaa ahaa 7 sanadood waxa ay jirtay ayaa ahaa 38 sanadood waxay ahayd mid dhalatay talaado 29 agoosto 1979 ka ayadda oo marwalba halku dhigeeda ahaa jacaylkayga yaraa.
Jaceelkeeda yaaraa mid nucee ah ayuu yahay ayaad is leedahay.?
Mararka qaar waxa ay taa tahay mid dhib badan sidda Aad u ogaato taa haddana waxa ay tahay mid si fufud Aad ku dareemi karto midka uu yahay iyo midna waxa ay ahayd Andrea cordeiro, mid lasoo furay oo ah garoob balse markaa ah mid Aan lawada cunin oo Aan noqon mid Aan la dhamaysan waxaa laga cunay oo kaliya wax lagu qiimeeyay jab oo ah in uusan dhamays tiran midka guursaday markaa waxa ay ahayd sandwich, oo ah mid mid walba marka uu quraacda lajoogo u ooyo in uu cuno uu jeclaan laaha hasayeeshee waxaa banaanka losoo tuuray sandwich oo ah mid quruxbadan oo ah mid lagga cunay jab yar kaliya waxa uuna yahay mid u baahan in la asturo oo meesha laga qaado hadii uu noqdo mid dhaafa waqtigii loogu tala galay waxa uu noqonayaa mid uu cadka uro waxana ka dhalankara wax midabkii qurxoonaa badala.
Hadii Aad noqon lahayn mid lakulma sandwich kaa oo yaala wadada dhinaceeda ma qaadan lahayd oo ma cuni lahayd?
Waxa ay jawaabta u badanaysaa maya waan ogahay taana waxa ay tahay in Aadan baahnayn balse hadii Aad tahay mid baahan waxa ay tahay in Aad iska qaadato oo Aad horay usii jaf jaf ta waana ku bilaabi lahayd isla wadda dhinaceeda "doqon baa ka tagta hadii uu meel dayacan yaalo sandwich." waxa ay Andrea cordeiro, sii fadhisaa maqaaxidii oo ahayd halka ay balanta ku lahayd alla maxay ahayd "Aqoonyahan sirdoonka jacayl." hagaag waxa ay meesha sii fadhiso in cabaar ah taa oo ahayd saacaddana mid kusii siqayso 13h56 markii ay meesha soo fadhiisatay Andrea cordeiro, ayaa waxaa u yimid mid kamid ah kuwa cunto qoraha ka ah maqaayadda ayaa markii uu u yimid waxa uu waydiiyay waxa waxa uu yahay dalab keeda cunto. waxay u sheegtay in uu yahay mid dambeeya dalabkeeda cunto hadii la gaaro ay u yeeri doonto balse intaa kahor tahay mid sugaya qof kamaqan oo ahaa mid ay meesha kuwadda balansanaayeen.
Ayadda oo ah mid aragiisa hamuun gaar u qabta
talow maxay tahay hamuunta intaa la'eg? miyuu yahay mid igu cusub iyo walaa how.
Taa oo ula muuqata in si loogga soo daahay oo ay is leedahay arag nucee ah ayuu ku siin doona manta mid mid kaduwan middii hore mise midkale. Waxa uu noqday mid markii dambe uyimid oo ugu yimid meesha ay ku balameen meshaa oo ahayd maqaayada waxa ayna maqaayada u dhaw dahay macbadka lagu cibaadaysto oo ahaa mid saarnaa laamiga Markii uu meesha ugu yimid oo in cabaar ah wadda hadleen ayaa waxaa soo dul istaagay kii cunto qoraha ka ahaa maqaayadda markii uusoo dul istaagay waxa uu waydiiyay waxa uu dalab kooda yahay waxa uu u sheegay markaa dalabka uu hayo iyo midka maqaayadda yaalo intaba markii uu u sheegay waxa ay wadda gudbisteen dalkooda ahaa cunnadda markii ay gudbisteen dalabkooda cunnada ah dalab qaada hii waa uu kasii tagay waxa uu dalabkooda u gudbiyay kabalyeeriga waxa ay iska galeen in ay sheeko shitaan oo Aan la sugin inta ay cuntada ka imanaysa.
Muxuu ahaa ninka la dilay? maxaase lagu magacaabaayay?
Ayeey horay ka waydiisay inta uusan fadhinin wax dhan 9 daqiiqo waxa uu isla markii ugu jawaabay ma aqaano waxa la dilay waxay tiri Andrea cordeiro, waxaan joogay guriga (Kranti Stambh) markii Aan maqlaayay in wax la dilay waxaan madaxa u samaynaayay oo ahayd gabar Aan wadda daganahay intii uu hadalka siddaa ahaa waxaa la keenay cunnadii waxa ay galeen in ay cunnada cunaan intii ay cunadda cunayeen ayaa waxa uu u sheegay in nin kaa ladilay uu ahaa tuug tuug wayn oo ah kuwa wax xadda waxa ay ahaa yeen kuwa cunnadda kusii dul sheekeeya markii dambe waa ay dhamaysteen cunnadii waxa ay noqdeen kuwa dalab kale samaysta kaa oo ahaa cabitaanka taa oo ahayd si meesha loogu wadaago sheekooyinka markaa ahaa kuwo xiisa lahaa waxaa jirtay hawa fiican oo leh cadceed ah diirimaad dadkuna waxa uu ahaa mid fadhiya dibada maqaayadda markaa waxaan ahaa mid jimicsi samaysa ma'ahayn sidda Aan hadda ahay waxaan markaa ahaa mid la qaad qaadi rako taa oo ahayd in Aan iska dhigay mid la qaad qaadi karo hadda waxa ay tahay mid u muuqata inay cuslaatay.
Talow miyay tahay mid adag in la ii qaad qaado?
Wax walba oo Aad u aragto inaysan dhici karin waxa ay tahay kuwa dhaca waa haddii Aad hesho qof u dhuun daloola baahidaada kaa oo ah mid diyaar ah in uu wax qaad qaado hagaag "dacda basalka oo la dacdo waxa ay tahay mid Aan laga helin." (xubui kopen) markii Aan maqaayadda in cabaar ah kuwadda hadalnay oo Aan siwacan u kala sheeka dhamaysanay ayaa waxaan isku afgaranay in Aan isku raacno mar hoteel si Aan u galno jawiga uu isiiyay oo ahaa mid wacnaa. waxaan door bidnay si Aan usii galno mid ka duwan midkaa oo Aan isla tagno 14 miitar taa oo ah mid Aan laga war wareegin waxa dhaca markaa hasayeeshee waxa uu xariirka noqon doonaa mid sii socda inta la gaaraya in uu noqda mid soo dhamaada waxa ay tiri waxaan is ku afgaranay in Aan kulanna oo Aan u kulna siyaabo badan oo ah kuwa kuwaan ka macquulsan oo ah bilaa qarash.
Maxay ula jeedaa bilaa qarash? ma waxaa taa in darbiyadda ku sheekaysano.
Mahan mid quruxbadan hadii aysan heli karin wax qarash ah ma waxaa dhibaya in ay igu tiraa anigu ma heli karo wax qarash ah ayuu yiri waxaa loo badalayaa meel kale jimcaha 8 juun 2017 ka waxa ay la kulmi doontaa 11h13, isniinta 18 juun 2017 ka waxa uu soo dhamaystay 3 bilood waqtigiisa waa 10 sano waxaa loosoo dhawaynayaa sida qof madax ah oo kale meeshana waxa ay tahay mid shaqooyin kala duwan leh qofkana waxa uu yahay marka uu meesha kasoo baxayo mid mid tababaran oo u taba baran sida daraasaadka loo xayeeysiiyo
W/Q Leenka.Baahay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment