Wikipedia
Search results
Monday, July 10, 2017
Maxay tahay waxa keena in uu nolasha ka biya diido!?
Waxay tahay waxa mar walba ku caawiya aqoon yar iyo aragti fog oo ah in Aad si aragti dhaw ah ula kulanto wax Aad is lahayd oo ah kuwa Aad ula kulanto si gaar ahaan laakiin ay dhacdo in Aad tahay mid ka midda midka dhibta la kunta inta badan taa oo ah in Aad dareento dhibka kuhaya kaa oo ahaa mid kayimid ficilkii Aad wadda samayseen balse ahaa mid mudnaa in wax lagaagala ogaado in Aad arkayso dheefta Aad wadda yeelanaysaan waa haddii ay wax u dhacaan si dii la rabay oo ahaa hanaanka ay wax ku qur xanaan lahaayeen.
Intiiba lays lama gaarin.
Maxay tahay waxa sababay in laysla gaari waayo?
Intabadan waxay tahay mid la wadda jacel yahay in la wadda socdo ama la wadda nolaado markii lamaano la wada noqdo taa oo ay taa oo ay dhici karto markii la noqdo galmo wadaag in ay meesha soo gali karaan ilma iyo wax Aan diyaar loo ahayn ama markii hore laggu tala galin nolol nocaas oo kale ah taana markii ay dhacdo waxa ay noqotaa shil dhacay inkasta oo markii hore lagu wada joogin nolol xaqiiqo ah iyo mid xaqiiqo ku salaysan toona taana waxay keentaa in meesha lagu kala dhaqaaqo markii uu dhaco dhacdada shilka ah Ee sababtay in lagu kala tago ayadda oo ah tani in aysan markii horeba halayn marxaladda lagu wadda jiray isbadal muuqda oo loogga gudbaya hanaankii hore taa oo la rabo in loo gudbo hanaanka labaad Ee ah mid ku salaysan xaqiiqo iyo in wax laysla meeldhigo taa oo ah in uu lahaado dhidibo uu ku istaago si uu meesha usoo galo ismaqal iyo iska warqab iyo kala war qaadasho taa oo ah mid kaduwan hanaanka hanaankii hore Ee lagu wadda nolaa kaa oo ahaa mid Aan lahayn iska warqab iyo kalsooni taa oo ah mid lawada Aamini karo ilaa iyo xad hayeeshee waxa ay tahay mid ku imaan karta is fahan ka dhasha labada dhan iyo hanaanka larabo oo ah mid laysku waa faqsan yahay kaa oo ah mid laysku halayn karo ilaa iyo xad.
Maxaa keena in si dhaw lagu kala haro?
iyadda oo aysan jirin wax dhacda ah oo la sheegi karo.
Ayadda oo Aan laysku qarinin in lays yiraa iga raali ahow waan kugu qaldamay iyo maahid midka Aan ku mooday intaba halkii Aad haysay horay u haay ama joog maxaayeelay? waxaan gartay in Aad noqon karin mid i anfaca markii intaa lagu yiri qofkii wadda socodka uu ahaa mid Aan caga badan ku taagnayn wixii uu islahaa iyo wixii uu ka damacsanaa intaba waxa ay noqdeen kuwa si dhaw loogga warqabo taa oo ah in uu damacsanaa in uu wax ku reebo markii uu wax ku reebo siddaa uga haro taa oo dhalisa in gabadhii la fikirto waxa lagu reebay taa oo keenta in ay la daala dhacdo waxa lagu reebay oo ahaa kuwa caloosheeda ku jiray (fikrado ku saabsan tilmaamayaasha samaynta leh in lagga caawiyo) markaa oo kale waxa ay mareysaa marxalad kala duwan oo ay u baahan tahay in laga caawiyo taa oo ay dhici karto in mararka qaar ay lumiso tamartii taa oo ah in uu soo wajaho wareer ka dhashay dhiiga oo yaraaday iyo in ay istaag ku wareerto madaama ay tahay mid ay ilma ku jiraan waxa ay tahay mid u baahan in lacaawiyo maalmaha intii ay ka noqonayso mid kusoo noqota sidii larabay taa oo ah mid ay jeceshay in suuliga lageeyo oo loosoo qabeeyo dabadeedna fadhiga lagu soo celiyo waxay dareentaa matag iyo wareer waxay igu leedahay indhaha ayaa i madow baa naya markaa ayaa waxaan ku iraahdaa waa dhiiga oo kugu yar waxa ay ahayd mid ka sheegata kaa dida oo leh waxaan arkaa xanuun la socda kaadida hayeeshee waxay is galin jirtay kontorool heerkulka kaadida, dabadeed ayadda oo fiirin jirtay heerka uu manta taagan yahay "Isku dayga in aad uur tahay ma ahan oo kaliya caafimaadka waa cilmi nafsiga, bulshada, iyo galmada. Waxa ay lug aad u weyn ku leedahay dareen, ka welwel iyo in uu ka quusan waayo rajo iyo farxad. Inkasta oo aan waxba Aanan ka bedeli karin waxayna xaaladaha, waxaan beddeli karnaa sida ay u waajahaan caqabad. Waxaa muhiim ah in ay bartaan qaadashada gacanta shucuurtaada iyo rajo marnaba dabacsan."
Waxaa galay shaki Perineum vante, taa oo ay mooday in ay uur leedahay.
Inkasta oo markaa horay lagga dhihi karin midkii Aad wadda socoteen iga raali ahow taa oo ah in aadan ogayn waxa Aad leedahay hayeeshee waa muhiin in Aad baaritaan isku sameysaa si Aad u kala ogaato xaqiiqada iyo malada markaa kadib ayaad kala dooranaysaa haddii Aad sidaa kuwada sii soconaysaan iyo haddii Aad macsalaama ku leedahay intaba Perineum vante, waxa ay ahayd 39 sano jir hadana qurxoon waxa ay isku baartay ayaa ahaa waxa ay la kulantay midka ay wadda socdeen mid ka quruxbadan kaa oo ay u aragtay in ay la wareegto ayadda oo ku war galisay midkii ay wadda socdeen una sheegtay in uu ka raali ahaado inkasta oo midka ay markaa ka heshay aysan wali xiriir iyo kulan intaba wadaagin hayeeshee uu ahaa mid markaa soo jiitay aragti nafsi, ahaan MAXAN SAMEEYAA WUU I DHAX MARAY HADII AAN ARKO KAMA JEESAN KARO ILAA AAN ARKI WAAYO DHAQTARAD, SIDDA AAD IIGA JEEDA AYAAN U AHAY WIILKAA WAXAA LA II ARKAA IN AAN FAYOOBAHAY HAYEESHEE MA IHI MID FAYOW WAXA UU NOQDAY NUUC KAMID AH NOLASHAYDA. hagaag waa tahay, She's not me 1-2 kahelida waa wax caadi ah qofta wax waa ka heli kartaa waxa ay ka heshay muyuu yahay mid madax banaan iyo mid meel leh intaba waxa ay tahay taa lafteeda mid ogaansho u baahan "WAAN BAAHANAY MALA KARIYAY AYAA KA HORAYSO." in wax lagga hello in la diyaariyo ayaa ka horayso Perineum vante, waxa ay dhalatay axad 18 juun 1978 ka waxa ay ka heshay waa aragti oo ay qofkani aragtay taa oo dhalisay in uu si fudud usoo jiito habada ma ahan mid ay dhaqan wadaageen oo sidoo kale soo jiitay hab dhankiisa balse waxa ay u aragtay i uu yahay mid ku wanaagsanaan lahaa hadii ay kulan iyo kulamo wadagi lahaayeen maalmo kamid ah noloshaan yar.
Waxaan kaga baxayaa
Dhulka waa dhulka ma gaboobin waa guri iyo hareeraheeda.
Aduunka waa aduunkii dadka ayaa kala jeeda taa oo ah dadna waxaa la dagay abaaro iyo gaajo oo ay la kici la yihiin waxaa taa wehliyo jahliga oo ah mid lamid ah heerka abaarta iyo colaada wax walba oo la qabto waxaa la dhaqaajin la yahay jahli iyo colaad. dhanka kale marka Aad u fiirsato ma is tiraa waxaa haya dhib kaa ka gadisan midka Aan soo sheegnay kuwaa oo u baahan in la ilaaliyo haddii lays dhaafin lahaa lama jooga meel laysku dhaafiyo hasayeeshee waxaa iska daba yimid d'ada u dhaxayso 70 tan 65 ilaa 38 dadkaa oo dharag iyo aqoon kulan saday meel la aadiyo lama hayo waa layska daba wareejiyaa balse waxaa dhici karta in uu mar is buurasho dhaco.
Manta hadii Aan intaa ku joojiyo aniga oo isku duuban waxaan idiinkaga tagayaa takh wada ilaah.
W/Q Leenka.Baahay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment