Markii Aad tahay mid ka shaqaysa daabacaadan taxane asalka waxay tahay wax badan in loo cuskado wax dhacay oo ah kuwa la ogyahay sidda ay u dhaceen iyo goorta ay dhaceen intaba taa oo ah meesha tixraaca laga helaayo ayaa ah feelka qofka la rabo uu leeyahay tani oo ah si daabacaad qoraalka loo sameeyo iyadda oo lagga duulayo waxa dhacdadda tahay inkasta oo curin iyo fikir lagu dari karo balse waxa markaa lasoo xiganayo ayaa ah wax Aan been abuur ahayn sidda lagga rabo "Qoraalka buuxa ee daabacaadan internet taxane asalka kaydka." inkasta oo mid sahlan ahayn ayaa waxa uu yahay mid qiyaasayo wixii intaa dheer Ee uusan helin siddii ay ahaa yeen waa tahay hagaag, waxay tahay masuuliyad kale oo wax lagaa waydiiyo mar hadii ay wax si ka noqdaan qoraalkii daabacaadda Ee Aad adiga lahayd markaa matihid qof shaqsi ah oo qof caadi ah waxaad tahay qof shaqaalo ah oo u shaqeeya mushtamac oo dhan taa oo ah in uu u cadaalo fallo wixii jira iyo wixii uu wax ka og yahay daabaco.
Qof si cad u taageera ama kula talinaysaa sabab gaar ah ama siyaasad. Waxaa markaa tahay mid u dhaxeeysa bulshadda inkasta oo Aad tahay mid u dhaxaysa bulshadda oo dhan ma tihid mid kuwada tageeri karto talo iyo fikir bulshadda oo dhan waxaad tageero lawadda gaari karin inta Aad maamusho oo ah 40 qufood wax wax kabadan hayeeshee iyadda oo Aan kala jeclayn 40 kaa qufood ayaa waxaa dhici karto kuwa kamid ah in Ay si usoo jiitaan ama ay ka hesho taa oo ah si ay ula taliso wixii ay markaa u aragtay oo ah talo munaasab ah iyadda oo markaa dan gaar ah ka Eegayn inkasta oo markaa la yiraa waxa ay fiirsanaysaa dan teeda hayeeshee markaa ma ahan in danteeda la arko isma arki lahayn waxa isku xerka sameeyay ayaa ahaa in ay ahayd mid u xil saaran sidii ay wax kuula qaban lahayd tani waxaa lagu magacaabaa Mary Suad, waxa ay ahayd 32 sano jir waxay dhalatay isniin 29 julaay 1985 tii qofka kashaqeeya "Qoraalka buuxa ee daabacaadan internet taxane asalka kaydka." Ee ku shaqeeya ayaa waxa uu yahay mid siyaabo badan wax ula kulma ama ula kulmi kara maxaayeelay? waxaa la kulmaysaa dad kala duwan oo ah kuwa ka kala yimid waddama kala duwan markii Aad ula sheekaysato si gaar gaar ah ayaa waxa ay kaaga sheekaynayaan wax yaabo kala gadisan oo isla markaa Aad la joogto cabsi kaa yeela ama kugu abuuri karo taa oo ah mid kugu soo noq noqota markii Aad is tiraa daji maskaxda oo Aad u ba qoosho gurigga kadib ayaa waxaa ku soo dhac dhacaya wixii loogga sheekeeyay Ee ahaa "qarax iyo bam madfac." sadax lugood taa oo ay la noqoto tii 6/ 1952-1953 oo manta lagga joogo 63-64 sano walina waxaa la dhaqayaa nolashii xiligaa oo noqotay mid lagu cibra qaato ahna marjac wax lagga barto waxna lagga saxo iyo heerka kala duwan oo lasoo maray iyo midda la joogo oo ah mid laysku miisaamo iyadda oo mar walba meesha lagga amba qaadayo.
Maxaa keena in mid kood si cad uga fikirta oo ay isku raacisaa.? Ma waxa uu la noqoday mid soo jiita markii uu uga sheekeeyay sheekooyin cabsi leh mise la dhihi karaa sheekooyinkaa Ee uu uga sheekeeyay ayaa waxa ay ka dhax heshay kuwa xigmad mudnaa ama u mudnaa tani oo ahayd mid ay la dhacday oo ay la dhacsantahay maxaayeelay markii uu uga sheekeeyay nolol farxad iyo cabsi leh taa oo ah mid iskugu jirtay burbur iyo dhisma cusub meel walba waxa uu yahay dagaalka mid jira hayeeshee waa dagaal sir ah iyo dil sir ah iyadda oo laguusoo marayo meela fudud oo Aadan ka filanayn ama Aad wax u malaynayn taana waxa ay sahashaa wax badan oo suur tooba jimco 8 maaj 2013 kii arbaco 15 juun 2016 kii waa tahay hagaag waxa uu uga sheekeeyay ayaa ahaa dil bareer ah oo Aan ahyn mid ah qarsoodi taa oo ahayd mid ay la yaabtay maskixiyan ahaan inkasta oo dhacdada sheeko ahayd mid xusuus ahaan ugu soo dhac dhacaysay inkasta oo markaa aysan shaqa joogin oo ay ku jirtay fasax fasaxaa oo ay ku qaadanaysay meel magaaladda ka baxsan oo ay teendho ku dhisatay sheekooyin kala gadisan Ee ah midda ay la nooshahay iyo midda loogga sheekeeyay ayaa waxay la noqotay waxay si gaar ah u aragto inkasta oo markaa u aragtay mid mudnayd in wax lagga qoro taa oo loogga dhigay in uu la joogo qoraha dhacdo shee keedka hayeeshee waxa uu qofka bartaa inta uu fasaxa ku jiro nolasha guriga uu ku nolaa mid ka duwan taa oo ahayd mid ay wax walba isku dul saaran yihiin si hadii ay dhacdo dhacdo nololeed soo wajahda qofkani ama uu la kumo si uu u noqdo mid ku nolaada si Aan dhib lahayn ama uu u noqdo mid si dhaw ula qabsada nolashaa uu la kulmay. Waxa ku wareegaya Ee uu yiri oo intaa la eg maxay ahaayeen.? oo Aah kuwa hadana qaada ah miyad ahaan. Maxay isku dardarsatay Mary suad, mise waxay hankeeda la raacday sayruuq-seyruuq waxa uu uga sheekeeyay Ee intaa la eg oo maskaxdeeda buuxiyay ayaa waxa ay ahaayeen kuwa ka go'i la hayeeshee markaa lama ahayn kuwa isku nolol ah waxa uu ahaa cimraan mahamad, mid wadanka yimid waqti Aan sidaa u sii fogayn oo lagu sheego in uu joogo ku dhawaad toban sanadood waxa uuna ku noolaa dagmo gobalka u jirta 19 km waxa uu ahaa madani" waxa ay mary suad qorshaysay, hadii ay fasaxa kasoo noqoto in ay wacdo waxay, noqotay mid uu dhax maray kulamadii yaraa Ee dhaxmaray taa oo ay u aragtay in uu ahaa mid midka ugu wacan Ee golol lala wadaago ama marwa loo noqon lahaa in uu yahay waxaa taabtay wax jacayl loo ekaysiiyay oo markaana ah kuwa Aan dibada u soo bixin guuxa jacaylka uu yahay mid maskaxdeeda ka buuxa taa oo sahashay in ay darbiga wax ka dhax aragto waxa ay arkayso oo ahaa kuwa ula muuqda in uu ahaa assaga oo jawaab siinaya "talow jacaylka imtixaan maleeyahay? hadiise uu leeyahay qish maleeyahay jaceylka." waxaa la soo darastay nolol daahsan taa oo ah inay fadhiga ka jeclaato jiifka markaana ay kafikirto hadii ay kulmaan waxa ay leedahay oo markaa ah kuwa munaasab ah oo Aan qalbigiisa wax u dhimayn taa oo ah halka darajo Ee uu agteeda ka taagan yahay waxa bilowday in ay si.
Dhaw cunnadda ka go'do tani oo ahayd in aysan waqtiga dareemin oo uu si dhaw ku dhaafo nolasheeda oo dhan waxa ay kusoo koobtay inay cunto qudaarta oo kaliya taa oo ah in ay ka dagayn cunno kale "haweenka ixtiraam waa shaqaalaha gargaarka aad" qadada marka ay tahay 13h00 waxay cuntaa xabad tufaax oo kaliya waxaa iskugu tag tagay wax badan oo nolasheeda ah tanaa waxay keentay in ay marwalba isticmaasho kaniinka maxad xanuunka waa ay jecashahay waxa ay dardar galisay inay si dhaw ula sheekeeysato oo ay ka wacdo taleefanka goobta shaqo oo ay markaa joogto markii ay la hadlayso waxaa indhaheeda soo galaa raxmad waxaa ka soo go'aya cod raxmad leh taa oo Aad moodo in ay indhaheeda biyo kusoo istaagi rabaan waxa ay ka ilaalisaa hadal xanaf leh ama mid xanaf keenaya iyadda oo jecel in uu lasii sheekeeyo howsha shaqo oo ay joogto oo ah mid Aan saamaxay nin waa uu soo wacaa waxa uu kasoo wacaa midka gacanta oo ay wadato inkasta oo Aan laga jawaabi karin waxa ay ka codsataa maxada maamulaha markaa howsha ku jira inay la hadasho wax kayar 4 daqiiqo taa oo ay tiraa waxan u sheegaya waqtiga munaasabka ah oo Aan u sheekeyn karo si uu xumaan ii arkin dabadeedna sidaa ayey wax ugu sheegtaa oo hadal laysku wey daartaa. MSS.
Bal Aan fiirino sidda ay wax noqdaan.
Lawadaag mawduucan qof Aad jeceshahay maalin iyo maalmo.
Manta hadii Aan intaa ku joojiyo.
W/Q Leenka.Baahay
No comments:
Post a Comment