Wikipedia

Search results

Friday, July 14, 2017

Ma waxaa tahay mid taajir ah!? Mise tahay mid taajir lagu noqon karo!?

Waddan walba waxa uu leeyahay ilo dhaqaale markii la yiraa dhaqaale waxaa macquul ah in Aad durbo dhaga taagto dhaqaalaha waxa uu yahay mid kujira dadwaynaha waxa uuna yahay mid dhaqaalaha laga sameeyo dad waynaha taa oo ah mid ay ku tiirsan tahay wixii kasoo xarooda ila badan oo dowli ah waxa kasoo xarooda oo ah kuwa ugu badan Ee lagga helo ayaa waxa ay yihiin canshuuraha waxaa sidoo kale kamid ah in lagu taba baro goobahaa ciidanka iyo Eeyaha Eeyga waa midka lagu baaro miinooyinka Aasan ama la Aaso taa oo ah mid uusoo saaro had iyo jeer mararka qaar waxaad arkaysaa kuwa Aan ciidan ahayn oo Ey wata balse raadinaya miino la Aasay taa oo ah si ay ula soo baxaan.
Gaas  biritish mayahay mid ay ku tiirsan yihiin irido badan.?

Waxaa ku tiirsan irido badan oo ah kuwa hela gunna iyo kuwa Aan helin wax gunna ah balse hela kaalmo yar iyo kuwa Aan helin wax kaalma ah intaba waxaa sidoo kale ka shaqeeya oo u shaqeeya dadkaa sidii ay u marayn lahaayeen arimahooda  oo uu kamid yahay Xafiiska Xeer-ilaalinta iyo abuukaataha adeegan Gaas  biritish waxa uu yahay mid leh suuqmadow waxa uuna yahay mid kusoo gala suuq madow kuna socda suuq madow waxaa ku tiirsan dad in inkabadan 12000 oo ah kuwa ku mareeya nolashooda kuna kaba nolashooda inta badan Gaas  biritish waa adeeg lagga isticmaalo wadamada barafka leh marka uu yahay qabowga daraja ahaan mid la'eg 144 ayaa waxa uu yahay mid Aan kuu saamaxayn in Aad hurudo hayeeshee isticmaalka Gaas  biritish ayaa waxa uu yahay mid difaac siiya.

Gaas  biritish mayahay mid bulshada wax tar u leh.?

Waxa ay tahay dabacan jawaabtu haa maxaa yeelay? waxaa ku tiirsan Gaas  biritish bulshada qaarkooda badan oo ay  yihiin kuwa ka shaqeeya shaqooyin adag oo ah sidda dhisida wadooyin iyo kuwa dhismayaasha guryaha iyo kuwa jabiya buuraha  intaba waxa ay yihiin kuwa ka shaqeeya shaqooyin adag oo ah dhul dhagax la jabinaayo  waxa uu yahay Gaas  biritish mid siiya tamar awoodeed taa oo u saamaxay in ay howshooda gutaan sidoo kale Gaas  biritish dadka ah lamaanaha galmo wadaaga Ee ku dhib qaba in si dhaw wax kaga yimaadan ayaa waxa uu yahay mid siiya 49 daqiiqo ilaa iyo 1 saacadood waxa uu yahay mid xoojiya usha cabirna u yeela 11+13 iyo wax ka kabadan waxa uu markaa oo kale  noqdaa isticmaalka mid la ilaaliya waa dhici kartaa in la wadda isticmaalo hayeeshee aqrinta wajiga ayaa waxa uu noqdaa mid la'eg cabir ahaan inkasta uu markaa yahay isticmaalka mid leh saxmad iyo in laysku xiiqo taa oo dhacda in la wadda dareemo daal kadhashay isku xiiqidda hayeeshee waxa uu yahay mid laysku ilow siiyo walwalka inkasta oo la sheego in uu ka wanaagsan yahay khaadka oo uu wax tar u leeyahy xubinta rag iyo dumarba hadii uu yahay qofkani mid u isticmaala si munaasab ah hadii uu yahay mid u isticmaala sidda ay sheegayaan muuqaalo sawira ah waxa uu qofka noqdaa mid lagu sheego in uu qabo aydhis iyo cansar iyo kuwa kale oo badan qofkii ayaa waxa uu noqday mid si u dhamaaday oo Aan lahayn cad jiir ah markii Aad aragto waxaa kuu muuqda maqaar iyo laf adiga oo qofkani fiirinaaya markii dadka ku arkan waxaad mooddaa in ay si kugu baaqayaan oo ay ku leeyihiin waxa uu badi isticmaalay Gaas  biritish oo sidaa ka dhigay.

Wax intee la,eg ayeey kahelaan Gaas  biritish dadka nooliga kala soo baxa.?

Waxay tahay maalinba mid gaar ah waxa uu qofkani ka helo iyadda oo aysan jirin wax u cayiman malintaa Ee ah kuwa uu kala kulmo Ee leh macaash iyo qasaare  iyo in uu ku mutaysto oo kala kulmo xarig iyadda oo nolasha ah mid ku dhax tiirsan iskaa wax u qabso hayeeshee saamaynta tahay mid gaar ah sidda  waxa uu ka helay u tahay mid gaar ah inkasta oo la sheego in malin uu ka helo $1000 malin na uu ka helo $1800 taa oo ah mid uu qofka wax yaabo badan ku qabsado kana dhigta in uu is mooddo mid taajir  (jiir) ah hayeeshee waxa uu yahay mid ay ku egtahay nolashiisa Ee uu mooday in ay tahay mid buuran malinta uu dhacdadaa la kulmo assaga oo tagaya meel Aan shabakad lahayn taa oo ku qaadan karta marka ay ugu yartahay  2017 iyo 2020 inta u dhaxayso wax yaabahan oo ah kuwa  yar yarka waxay yihiin mid uu fasax u Aadaya labo bil afar iyo tobon  maalmood ama labaatan iyo kow maalmood taana waxa keenaya ayaa ah  shuruucda suuqa madow u taala in lakala baqo oo lays Aamini waayo waxay tahay mid katimid waxa lagu dhax jiro Ee ahaa kuwa wax lagga raadiyay oo markaana dan la mooday.

Badi waxaa dhacda in uu san halsano wax la kulmin.

Inkasta oo ay dhici karto in uu wax yaabo kala kulmo inta uu ku sugan yahay meela sarifka loo raadiyo hayeeshee goobaha dadka iskaa wax u qabso ah leeyihiin markii lagula kulmo ayaa waxa ay tahay mid laga soo helo adeeg badan taana waxa ay tahay mid si caadi ahaan loogga soo gato si loogudbiyo aqbaar dhankaa ku saabsan Talaado 18 Abriil 2012 ka isniin 20 may 2013 ka  ayaa waxay ahayd marar lala kulmay oo wax laga soo iibsaday talaado 17 maaj  2015 ka isniin 20 may 2016 ka inkasta Ee uu ahaa mid isku badalaya ootamaatik elegtaroonig,  Ibahn fernando, waxa uu ahaa 30 sano jir dhashay 1978 ka, balse ahaa mid markaa arimahaa u dhuun duleel  wax badanna kala socdo ahmiyadda Gaas  biritish iyo wax tarka bulshada uu u leeyahay "Iowa newspaper editor wins." waxa kaso gala iyo waxay  kala kulmaan waxay  yihiin kuwa  Aan is lahayn waxa ay tani  tahay in ay ka helaan nolol iyo macaash ku fillan  inkasta Aad ku arkayso ayaga oo Aad moodo in ay yihiin kuwa ladan kuwaan oo Aad kula kulmayso goobaha VIB ga, markaa ay dhacdo in ay si dadka oga shakiyaan madaama dadka uu yahay mid Aan lakala aqoon taana waxa ay tahay mid dhalisa in si lagu kala shakiyo taana waxay tahay waxa sababa in lakala shakiyo waxa uu qofkani ku jiro iyo midda uu wax ka raadiyay intaba iyadda oo ay dhacdo in mararka qaar kala Aamin baxdaan qofta Aad wadda socotan markii Aad aragto shakiga ku taagan iyo sidda ay yihiin ayaa waxaad is leedahay marka dambe waxay ka shakin doonaan dharkooda. 


Bal Aan fiirino sidda ay wax noqdaan. 

Lawadaag mawduucan qof Aad jeceshahay maalin iyo maalmo. 

Manta hadii Aan intaa ku joojiyo.


W/Q Leenka.Baahay

No comments:

Post a Comment