Wikipedia

Search results

Tuesday, May 16, 2017

Horumarka uu sameeyay waa mid usoo harta inta uu nool yahay Waxa ayna tahay mid lanool inta yar Ee uu noolyahay!

Markasta waxa  micnaha yeesha oo umadda markaa jirtaa ay noqoto wax waxa ay soo qataan intoodabadan waxa ay tahay taa mid uu la yimid inta badan ayada oo ay dhacdo in ay jirto garab qabasho iyo dhiira galin loo sameeyay si uu u noqdo mid noqda meesha wax laga bad badalo laakiin waxa ay tahay mid lagga xishoodo imaanshaha qofkani meesha uu kayimid iyo meesha uu kasoo jeedo taa oo ah mid la yiraahdo waxa uu ka yimid baadiyo waxa ayna taa tahay mid lagu faano waxa uu ka yimid orjinaal waana mid uu ku faano waxa ay tahay mid xush mad mudan taa oo.


Ah in uu ogyahay midda uu kusoo koray iyo midda lagu soo bar barbaariyay intaba taa oo ah mid uu naftiisa wax badan oo markaa jiray oo u muuqday in ay ahayd mid adag oo xoogsi ah taa oo ah qofka in uu la tacaalo sidda uu ilmaha ku korsan lahaa wacyiga waxa uu ahaa mid adag marka loo fiiriyo midda Aan manta goob jooga ka ahay markaan ahaa ayaga oo kale waxan ahaa mid waalidka wax tara dhanka ay wax ka qabtan maahee dhanka kale ayaa wax ka qaban jiray waxa uu yiri waxan kasoo tagay baadiyaha aniga oo ah 17 jira.

Markaa Ee uu  kasoo tagaya ayaa waxa ay ahayd 1994 kii meeshan uu kasoo tagay ayaa waxaa lagu magacaabaa  Ivy Bush Ct, halkaa ee uu ku nolaa markii uu dhashay iyo inta uu kasoo tagayo  xoap keaton, waxa uu ku dhashay Ivy Bush Ct, sanad ka marka uu ahaa 1977 kii waxa uu soo galay  Oakton, Virginie, assaga oo ah wiil yar waxaa soo watay markaa islaan hooyadii la dhalatay taa oo markaa ku nolayd Oakton, Virginie, mar ay booqasho ugu tagtay walaasheed iyo ninkeeda oo ku noolaa Ivy Bush Ct, ayaa waxa ay ku tiri wiilkan.


Yar aniga ayaa idiinka wadanaayo waxaa laga yabaa in uu noqdo midka berito waxbadan badala markii ay siddaa ku tiri walaasheed iyo ninkeeda waa ay ka ogolaadeen inkasta uu ahaa Aabahii markaa mid lahaa magaalo maxaa yaalo haddana waxa uu ahaa mid u ogolaaday in uu raaco waxa ay kasoo wadda dhaqaaqeen Ivy Bush Ct, waxa ay usoo dhaqaaqeen Oakton, Virginie, markan uu magaalada usoo wareegaya waxa uu jiraa 17 sano halkii la keenay ayaa waxa uu ka bilaabay wax barasho madaama uu ahaa mid yar wax waqti ah oo katagay ma uusan jirin.


Waxa uu doortay waxa uu rabo in uu barto markaa assaga oo loosoo bandhigay qayba badan oo wax barasha ahaa markaa. kuwaa oo ka koobnaa ganacsiga dukaamaysiga, barashadda ciidanka, iyo latalin bulshadda,  iyo barashadda shaqadda dowladda hoose, markii intaa losoo bandhigay hayeeshee waxa uu doortay mid kamid wax barashadda taa oo ahayd dhismaha inkasta uu ahaa markaa mid yar ayaa waxaa wax lagga weydiiyay waxa uu u doortay barashada dhismaha madaama ay tahay mid Aad u dhib badan. waxa uu yiri.

Waxan taa u doortay in Aan barto si Aan berita u noqdo mid ku shaqeeya waxa kale oo Aan u doortay ayaa ah in uu wadanka u baahan yahay dhismo kuwa dhisi lahaa waa anaga taa ma'ahan in Aan doortay meel dhib badan balse waxa ay tahay meesha manta loo baahan yahay taa oo ah in Aan doorana meesha ugu dhibka badan xoap keaton, xuseen maxamuud bal, waxa uu si toos ah u billaabay barashadda shaqadii arbaco 14 julaay 1994 kii marka uu ku biirayo waxaa loo sheegay in uu wax baranaayo 10 sano markii uu10 kaa sano dhameeyo waxa uu yahay macalin balse ma'ahan maclin.


Buuxa waa caawiyaha macalinka kaa oo ah midka wixii uu macalinka qaban lahaa markii uu joogin assaga fuliya taana waxaa lagga rabaa in uu waddo 8 sanadood oo kale markaa kadib ayaa waxa uu noqonayaa macalin buuxa kaa oo ah mid ka dhisan dhan ka shaqo iyo dhan xirfad. aniga magacaa ha igu yeerin dhaqaaqayn, waxa uu sii waday barashadda shaqadii canberra, markii uu sii joogo 6 sanadood sanad kuna uu ahaa 2000  oo ay oga har santahay 10 kii sano 4 sano midda shaqo ee wax barasho ayaa waxa ay ahayd mid ah %100 markii danbe waxaa meesha ka dhacay dagaal iyo colaado ahli ah.

Taa oo ahayd mid Aan waxba laysku reeban markan ay tahay 2000 waxa uu jiraa 23 sano 23 sano kadib ayaa waxa uu dib ugu noqday Ivy Bush Ct,  halkaa oo ahayd meesha ay dagan yihiin hooyadii iyo Aabahii waxa uu ahaa mid kasoo jeeda reer ah asalkooda xoolo dhaqato nolashii ahayd in wax ladhisa waxa ay noqotay mid isku badashay burburin iyo geeri mid leh taana waxa ay sababtay in uu sidaa dib ugu noqdo mesha uu ku dhashay taa oo ahayd mid uu u arkay in aytahay mid badbaado leh tii uu ku barbaaray nafteeda.

Waxa uu ka maqnaa wax badan waxa ay u baahan tahay in uu noqdo mid la qabsada in muddo ah dadka mesha dagan ama siddoo kale degaanka ku xeeran ayaa waxa uu ahaa mid noloshooda ku tiirsantahay beeraha iyo xoolaha waxa ay taa tahay qayb weyn oo magaalada ay ku tiirsan tahay in kasta markan uu ku soo noqonaayo baadiyaha ay tahay  xili ah abaar dhulkana uu yahay mid  Aan lahayn wax ay xoolaha ka daqan waxaa loo dhaamiya biyaha lacabo ama lagu qabaysto meel markaa u jirta 6 sacadood. 















Marka ay ugu yartahay waxa markaa la keenaya ayaa ah 200 oo litar waxna uma tarto waa malin joog kaliya waxaa intaa kasii dheer oo lagu kordhiyaa 60 litar oo biya ah abaarta ayaa waxa ay tahay mid ah abaar jilaal dhulka waxa uu ahaa mid lahaa xaab qalalan waxa ay tahay mid si malin dhaaf biyaha u doonata loda madaama ay tahay mid biyaha ka fog taa oo ah mid kaa rabto  markii goobta la geeyo in la galiyo fayl taa oo ah in biyaha lakala sugo taa oo ah in loo cabo siddii loosoo kala horeeyay tani oo  ahayd in uu mid walba ilaaliyo nadaamka u yaala xoolo layda   waxaa siddaa lagu sii jiray wax Aan siddaa usii badnayn muddo kadib waxaa u da'ay roob kaa oo ahaa mid tigaad dii dib u soo celiyay.

Waxa uu noqday mid dad iyo xoolaba nooleeyay  markaa kadib ayaa waxa uu noqday mid sifiican ula qabsada nolasha mesha ka jirta markaa wixii ka danbeeyay waxa uu noqday mid isku qaabeeyay in uu noqdo mid dhaqda xoolahiisa iyo beertiisa waxa uu galay siddii uu ugu  diyaar garoobi ahaa in uu guursado taa oo ku qaadatay muddo yar muddo yar kadib waxa uu yiri waxaan ahay diyaar waxaan diyaar u ahay in Aan guursado waa uu gursaday markii uu guursaday waxa uu noqday nin u jihaystay in uu noqdo mid ilma korsada markan uu.




















Guursanayo waxa uu jiraa 23 sano waxa  hadda uu yahay mid jira 40 sano waxa ay gabadhiisa is qabaan 17 sanadood waxa ay u dhashay 8 ciyaal ah waxaa dhacday ayada oo ah mid leh uurka canuga sideedaad in uu qabto xanuunka foosha meshana waxa ay ahayd meel ka fog isbitaal waxaa mar mar la helaa gadiidka dad weynaha kaa ayaa waxa uu noqdaa mid lagu geeyo isbitaalka haddii kaa la waayo waxaa la saaraa gaari dameer inkasta uu noqon karo mid qaadan kara waqti badan waxaa dhici karta inta ay sii socoto in ay.



Noqo mid geeriyoota ama dhasha waa tahay hagaag markan xaaskiisa la qaadayo waxa uu ahaa mid lajira xoolaha waxaa loo sheegay mar uu xoolaha la yimid guriga in ay xaaskiisa fool qabatay kadib loo qaday isbitaalka ayna dhici karto in ay dhax kusii dhasho waxaa la geeyay isbitaalkii markii lageeyay isbitaalka waxa ay ahayd mid jidka kusii fool dhameeysatay markii siddaa saalada loo saarayay horay ayey ka dhashay dadkii wax ka raacay markii la qaadayay gacalisadiisa oo ahayd afadiisa ayaa la soo xariiray waxa ay ku yiraah deen waa ay dhimatay afadaada meedka waan soo.


Qaadaynaa waxaad Aadaa qabuuraha oo waxaa sii raadisaa dad qabrigii lagu Aasi lahaa qoda waa uu ka naxay arinkan loosoo shegay waxa uu u dhaqaaqay in uu dukanka kasoo iibsado maradii meedka lasaari lahaa inta uu dukaanka Aadin ayaa waxa uu la xiriiray kuwa qoda qabriga "salaad majirto ugu dambaynta." waxa uuna u sheegay in ay qabri qodaan kaa oo ahaa mid loo qodaya xaskiisa oo dhimatay waxa uu u haystay waxa loosheegay in ay ahaayeen kuwo sax ah isla markii ayaa waxaa lagu yiri waa been waa ay nooshahay weyna dhashay karfanta celi waxaad kusoo badalataa  cuno asasaga oo la yaaban ciyaartooda ayaa waxa uu u dhaqaaqay dukaankii waxa uu marada meedka kusoo badashay cunno markas ayaa waxa uu usoo noqday asaga oo leh waa maxay ciyaarta intaa la'eg 


Ka dib markii la rakibey rakabid halkaas ku saabsan tahay.

W/Q Leenka.Baahay


No comments:

Post a Comment