Wikipedia

Search results

Saturday, May 20, 2017

10 Arimood ayaa sahlaya Afjaridda jacaylka!

Muxuu yahay  waxa isqabqabsiga salka uu ku haayo!

Eed iyo wax is Eedayn ah ma ogayn markii Aan kaa tagaayay? waxan ahayn kuwo ku kala tagay si farxad leh oo ay farxadi ku dheehantahay maxaa iga dambeeyay. oo ahaa waxa isbadalkan sababay mise waxaa heshay hadala kale oo ah wax Aan aniga kawar qabin sidee wax u jiran ma ii sheegi kartaa. bal horta isoo jeeso wax aqriska hakuu dambeeyo  wax ii sheeg sidda ay wax u dhaceen iyo sidda uu hadalka kugu soo gaaray markaa kadib waxa ay tahay mid Aan garwaaqsan karo hadii Aan ogaado waxa jira waxa ay yihiin inta ka horaysa in Aan hadlo oo Aad iska dhagaysato wax jawaab ah Aan kaa helin taa waxa ay thatay qof uyimid qof xanuun sanaya raba in uu ogaado xanuunka haya qofkaa waxa uu yahay iyo halka uu kasoo bilowday qoftii uu ka ogaan lahaa waxa ay tahay mid ka ka Aamusan.

Habada hadii ay sidaa thay halkee uga bilaabaa? hadii uusan hadal jirin miyaan sidaa laysku ag fadhin karaa?

Waxa ay tani tahay fadhi Aan micno lahayn waa in Aan kasii tagaa hadii uusan jirin hadal wanaag iyo fadhi wanaag ma waxaan soo doontay wax sidaa ah waa in Aan kasii tagaa hadii uu arinka yahay mid sidaa ku sii socda waxa ay tahay in uu meesha ka dhaca iska hor imaad dhaliya gacan kahadal hadii uu qofka yahay mid aamusan waxaa galay iyo sidda ay yihiin  uusan rabin in uu kuu sheegto balse ay tahay waxa jira mid dareento hayeeshee meeshii Aad faahfaahinta kaheli lahayd ayaa waxa ay tahay mid kaa hor keentay caro taa oo ah mid ayada ku kooban waa in Aan iskaga sii tagaa.





















Soo dhawaaw ma'ahan bakeeri lagu soo ag dhigaya hadalka ayaa waxa uu ahaa mid ah "qooy satay yee yaa kuu xiiri doona."  hadii Aad mar ila hadasha anigaa xiiran lahaa.

Bal sidee noqon lahayd hadii uu dalka dhuunta kaa qabto turkigana uu guska kaa qabta? waxa ay u dhawdahay in Aad noqoto mid xaalad caafimad u qarxa mar Aan sidaa u sii fogayn. hagaag hadalka hadii uusan dhaafin wadadiisa waxa uu yahay ama lagu tiriyaa in uu yahay mid ka qayb ah cafimaadka waxa uu arinka igu noqday in Aan la mid noqdo oo an ku dul fikiro koobkii kafayga ahaa ee meesha laygu keenay waxa uu igu dul noqday mid qaboobay sidda Aan gacanta ugu hayay hadii aysan ii xerayn ama aysan ii furayn waxan qaatay go'aan ah in Aan meesha iskaga soo tago intii ay ka noqonayan waxbadan kuwa is badala oo kusoo noqda sidii hore.





















Hadii Aan maanta dhan ku tuug tuugo oo Aan ku iraahdo macaanta gacaliso adaa jira qofkala majiro si isku duub naan ahaan.


Taa waxa ay  tahay wax micna ah ma yeelanayso waxa ay bahasha ku roontahay in lays tuug tuugo waxaa la yahay isku dan qofna ma'ahan mid leh dan gaar ah waxa dadka mideeya ayaa ah dan iyo nolol mid ah oo ahayd midda ay ku wada joogeen inkasta uu qilaafka dhici karo oo uu dhaco sida badan hayeeshee waxa muhiimadda leh ayaa ah in la helo waddada yar Ee uu ka soo bilowday  taa oo ah si loo helo meel lagga amba qaado taa oo ah in la helo xal Aan soo noqnoqsha lahayn waxa ay tahay wax badan oo jira  dhac da'dan ma'ahan mid cusub.


Wax isbadal ah hadii uusan jirayn in Aan iska ag fadhiyo ma'ahan meel uusan wanaag ka jirin.

Hayeeshee waxa uu yahay wanaaga mid na wadda gaara haddii uu yahay mid qofna aysan doon doonayn vaderic brand, waxa uu ka soo tagay ayadda oo meesha ka jirin wax wanaag ah. waxa ay iska gashay eceap vaughn, qoraal markii hore u soo dhacay kuwaa inta uusan assaga imaan kaa oo ahaa mid ay ka heshay oo si gaar ah u cajabiyay mid ku dhax jirtay inta uusan imaan. aqrinta qoraalkan kaa oo ahaa mid ay ka muuqdeen qodobo xasaasi ah  waxaa wax yar kadib soo wacday berounka, taa oo markaa kusoo socotay eceap vaughn, halka ay ku noolayd waxa ayna ahaa yeen kuwo ahaa isku qoys markii ay soo wacday waxa ay ku tiri waxan ku soo socdaa guriga ee ma jogtaa mise waad ka maqan tahay. eceap vaughn, waxa ay ku tiri waan joogaa  maxaa kugu dhacay oo Aad la caraysan tahay isla markiiba waxa ay ku gaabsatay oo ay tiri waxaan ku mashquul sanahay aqrin qoraalo iisoo dhacay. markii sidaa lagu yiri  sidii ayeye qadka uga baxday berounka, ayaa inta lasoo wacay waxaa lagu yiri.

Meesha Aad gaartay marqaan ma yaalaa?
Haduu marqaan oo lin jana mataalaa?


Waxa ay tiri ma gaarin meesha Aan kusocday wali waa sii socdaa hayeeshee markii Aan tago ayaa soo sheegi doonaa.
 
Waxa Yaala iyo waxa ay yihiin intaba. dhanka kale layna per, waxa ay ahayd dadka dumarka ee caalamiga ah kala sooco, kuwaa oo ahaa haweenka Laatiin ka doondoonaan waa dhanka jacaylkee intii ay ku jirtay kala soc soocida ayaa waxa ay ka heshay mid kamid ah wiil kusugnaa isla gobtaa kaa oo ay uga heshay si kal iyo laab ah markii ay ka heshay waxa ay milic satay in cabaar ah oo ay noqotay  mid uu hadalka ku dhagay waxaa u furmay araga kaliya waxa ay noqotay sida uu qof wax damcay noqon lahaa waxa uu qofkani damcay hadii ay ahaan lahaayeen wax uu helaya isla marka uu damcay waxa uu ahaan lahaa wax farxad galiya nafsad ahantiisa waxa ay damacday in ay la hadasho ayadda oo Aan ka dhaqaaqin isla meesha ay joogto markii ay ku tiri laba kalmadood oo ka mid ah sidee tahay halkee dagan tahay magacaa  iyo wax lamid ah waxaa ka soo baxay meel Aan siddaa uga sii dheerayn gabar taa oo ay mooday in gacalisadiisa thatay tahay markii Ee ku ag aragtay waxa ay ku fiirisay indho Aan raxmad lahayn waxa ay sii taagnayd halkii marka hore ka aragtay waxa ay taa sababatay in ay iska daawato madaama uu isku qaban waayay wixii hadal ahaa oo ku jira iyo aragii ay la kulantay intaba.

Ha u caroon nolol malin la arag ah
Hana isku beerin aragti caatow leh.




















Hadii Aan taa intaa kaga soo noqdo  berounka, waxa ay tagtay halkii ay ku socotay oo ahayd  eceap vaughn, waxa ay jirtaa eceap vaughn, 32 sano waxa ay dhalatay arbaco 19 juun  1985 ka halka uu dhashay vaderic brand, qamiis 18 octoobar 1979 ka waxa uu ahaa mid ahaa 38 sano jir  markii ay meesha tagtay waxa ay gashay in ay la sheekayso hayeeshee waxa ay ahayd mid uu mashquul ku furan yahay waxa ay ahayd mid ku mashquulsan aqrin kaa oo ahaa mid ay niyada siisay sidda Aan is iri oo Aan u arkay waxa ay aqrinayso ayaa waxaad moodaa in ay tahay wax u dhaxeeya 2012\2015 ka markaa oo kale ruuxna ma dareemo dabayl dhan kale uga furan ayadda oo ku maqan qoraalkii ayaa waxa ahayd mid u jawaab celisa ayadda oo ugu  jawaabtay.


Haa waxaan aqrinayaa qoraalo isoo dhacay kaa oo isoo diray wiil Aan xiriir hoose wadaagna.


Waxa uuna haa mid dhismaha dhan dhisa kor iyo hoos taa oo kale waxa ay la micna tahay in uu waxa dhan qabta (waayahay) ayaamahan kaa ayaan ku haystaa. kii Aan is qabnay waxa uu guriga kamaqan yahay 19 cisho isnin 29 may 2017 ka , 2019\2020 waxa uu iska badiyay cunadda iska yaree ma garto waxa uu noqday 115 kiilo waxa uu xertaa surwaal 87 dhaxdiisa tahay waxaa malmahaan magaalada soo galay wiilal dhax yar yar leh waxaan rabaa hadii Aan is fahano in Aan wiil yar u guuro assagana waa uu diiday in uu waxaa iska dhino dhimo sidiida sidiisa ha u fuur sanaado hadalkiisa ma rabo. bal kawaran qofta sidaa dhahayso hadii ay gabar ahaan lahayd waxaa la jiraa 59 sano dhaxda waxaa laga laga qaataa surwaal 34 ah adiga dhax daada meeqa waaye suuq ayaan kuu raadinayaa.


W/Q Leenka.Baahay

No comments:

Post a Comment