Wikipedia

Search results

Monday, July 31, 2017

Sare maridda hanka oo hoos loo dhigo dhib ceyn kee ah ayaa lagala kulmaa!?


Markii Aad tahay mid ka shaqaysa daabacaadan taxane asalka waxay tahay wax badan in loo cuskado wax dhacay oo ah kuwa la ogyahay sidda ay u dhaceen iyo goorta ay dhaceen intaba taa oo ah meesha tixraaca laga helaayo ayaa ah feelka qofka la rabo uu leeyahay tani oo ah si daabacaad qoraalka loo sameeyo iyadda oo lagga duulayo waxa dhacdadda tahay inkasta oo curin iyo fikir lagu dari karo balse waxa markaa lasoo xiganayo ayaa ah wax Aan been abuur ahayn sidda lagga rabo "Qoraalka buuxa ee daabacaadan internet taxane asalka kaydka." inkasta oo mid sahlan ahayn ayaa waxa uu yahay mid qiyaasayo wixii intaa dheer Ee uusan helin  siddii ay ahaa yeen waa tahay hagaag, waxay tahay masuuliyad kale oo wax lagaa waydiiyo mar hadii ay wax si ka noqdaan qoraalkii daabacaadda Ee Aad adiga lahayd markaa matihid qof shaqsi ah oo qof caadi ah waxaad tahay qof shaqaalo ah oo u shaqeeya mushtamac oo dhan taa oo ah in uu u cadaalo fallo wixii jira iyo wixii uu wax ka og yahay daabaco.


Qof si cad u taageera ama kula talinaysaa sabab gaar ah ama siyaasad. Waxaa markaa tahay mid u dhaxeeysa bulshadda inkasta oo Aad tahay mid u dhaxaysa bulshadda oo dhan ma tihid mid kuwada tageeri karto talo iyo fikir bulshadda oo dhan waxaad tageero lawadda gaari karin inta Aad maamusho oo ah 40 qufood wax wax kabadan  hayeeshee iyadda oo Aan kala jeclayn 40 kaa qufood ayaa waxaa dhici karto kuwa  kamid ah in Ay si usoo jiitaan ama ay ka hesho taa oo ah si ay ula taliso wixii ay markaa u aragtay oo ah talo munaasab ah iyadda oo markaa dan gaar ah ka Eegayn inkasta oo markaa la yiraa waxa ay fiirsanaysaa dan teeda hayeeshee markaa ma ahan in danteeda la arko  isma arki lahayn waxa isku xerka sameeyay ayaa ahaa in ay ahayd mid u xil saaran sidii ay  wax kuula qaban lahayd tani waxaa lagu magacaabaa Mary Suad, waxa ay ahayd 32 sano jir waxay dhalatay isniin 29 julaay 1985 tii qofka kashaqeeya "Qoraalka buuxa ee daabacaadan internet taxane asalka kaydka." Ee ku shaqeeya ayaa waxa uu yahay mid siyaabo badan wax ula kulma ama ula kulmi kara maxaayeelay? waxaa la kulmaysaa dad kala duwan oo ah kuwa ka kala yimid waddama kala duwan markii Aad ula sheekaysato si gaar gaar ah ayaa waxa ay kaaga sheekaynayaan  wax yaabo kala gadisan oo isla markaa Aad la joogto cabsi kaa yeela ama kugu abuuri karo taa oo ah mid kugu soo noq noqota markii Aad is tiraa daji maskaxda oo Aad u ba qoosho  gurigga kadib ayaa waxaa ku soo dhac dhacaya wixii loogga sheekeeyay Ee ahaa "qarax iyo bam madfac." sadax lugood  taa oo ay la noqoto tii 6/ 1952-1953 oo manta lagga joogo 63-64 sano walina waxaa la dhaqayaa nolashii xiligaa oo noqotay mid lagu cibra qaato ahna marjac wax lagga barto waxna lagga saxo iyo heerka kala duwan oo lasoo maray  iyo midda la joogo oo ah mid laysku miisaamo iyadda oo mar walba meesha lagga amba qaadayo.


Maxaa keena in mid kood si cad uga fikirta  oo ay isku raacisaa.? Ma waxa uu la noqoday mid soo jiita markii uu uga sheekeeyay sheekooyin cabsi leh mise  la dhihi karaa sheekooyinkaa Ee uu uga sheekeeyay ayaa waxa ay ka dhax heshay kuwa xigmad mudnaa ama u mudnaa tani oo ahayd mid ay la dhacday oo ay la dhacsantahay maxaayeelay markii uu uga sheekeeyay nolol farxad iyo cabsi leh  taa oo ah mid iskugu jirtay burbur iyo dhisma cusub meel walba waxa uu yahay dagaalka mid jira hayeeshee waa dagaal sir ah iyo dil sir ah iyadda oo laguusoo marayo meela fudud oo Aadan ka filanayn ama Aad wax u malaynayn taana waxa ay sahashaa wax badan oo suur tooba jimco 8 maaj 2013 kii arbaco 15 juun 2016 kii  waa tahay hagaag waxa uu uga sheekeeyay ayaa ahaa dil bareer ah oo Aan ahyn mid ah qarsoodi taa oo ahayd mid ay la yaabtay maskixiyan ahaan inkasta oo dhacdada sheeko ahayd mid xusuus ahaan ugu soo dhac dhacaysay inkasta oo markaa aysan shaqa joogin oo ay ku jirtay fasax fasaxaa oo ay ku qaadanaysay meel magaaladda ka baxsan oo ay teendho ku dhisatay sheekooyin kala gadisan Ee ah midda ay la nooshahay iyo midda loogga sheekeeyay ayaa waxay la noqotay waxay si gaar ah u aragto inkasta oo markaa u aragtay mid mudnayd in wax lagga qoro taa oo loogga dhigay in uu la joogo qoraha dhacdo shee keedka hayeeshee waxa uu qofka bartaa inta uu fasaxa ku jiro  nolasha guriga uu ku nolaa mid ka duwan taa oo ahayd mid ay wax walba isku dul saaran yihiin si hadii ay  dhacdo dhacdo nololeed soo wajahda qofkani ama uu la kumo si uu u noqdo mid ku nolaada si Aan dhib lahayn ama uu u noqdo mid si dhaw ula qabsada nolashaa uu la kulmay. Waxa ku wareegaya Ee uu yiri oo intaa la eg maxay ahaayeen.? oo Aah kuwa hadana qaada ah miyad ahaan. Maxay isku  dardarsatay Mary suad,  mise waxay hankeeda la raacday sayruuq-seyruuq waxa uu uga sheekeeyay Ee intaa la eg oo maskaxdeeda buuxiyay ayaa waxa ay ahaayeen kuwa ka go'i la hayeeshee markaa lama ahayn kuwa isku nolol ah waxa uu ahaa cimraan mahamad, mid wadanka yimid waqti Aan sidaa u sii fogayn oo lagu sheego in uu joogo ku dhawaad toban sanadood waxa uuna ku noolaa dagmo gobalka u jirta 19 km waxa uu ahaa madani" waxa ay mary suad qorshaysay, hadii ay fasaxa kasoo noqoto in ay wacdo waxay, noqotay mid uu dhax maray kulamadii yaraa Ee dhaxmaray taa oo ay u aragtay in uu ahaa mid midka ugu wacan Ee golol lala wadaago ama marwa loo noqon lahaa in uu yahay waxaa taabtay wax jacayl loo ekaysiiyay oo markaana ah kuwa Aan dibada u soo bixin guuxa jacaylka uu yahay mid maskaxdeeda ka buuxa taa oo sahashay in ay darbiga wax ka dhax aragto waxa ay arkayso oo ahaa kuwa ula muuqda in uu ahaa assaga oo jawaab siinaya "talow jacaylka imtixaan maleeyahay? hadiise uu leeyahay qish maleeyahay jaceylka." waxaa la soo darastay nolol daahsan taa oo ah inay fadhiga ka jeclaato jiifka markaana  ay kafikirto hadii ay kulmaan waxa ay leedahay oo markaa ah kuwa munaasab ah oo Aan qalbigiisa wax u dhimayn taa oo ah halka darajo Ee uu agteeda ka taagan yahay waxa bilowday in ay si.



Dhaw  cunnadda ka go'do tani oo ahayd in aysan waqtiga dareemin oo uu si dhaw ku dhaafo nolasheeda oo dhan waxa ay kusoo koobtay inay cunto qudaarta oo kaliya taa oo ah in ay ka dagayn cunno kale "haweenka ixtiraam waa shaqaalaha gargaarka aad" qadada marka ay tahay 13h00 waxay cuntaa xabad tufaax oo kaliya waxaa iskugu tag tagay wax badan oo nolasheeda ah tanaa waxay keentay in ay marwalba isticmaasho kaniinka maxad xanuunka waa ay jecashahay waxa ay dardar galisay inay si dhaw ula sheekeeysato oo ay ka wacdo taleefanka goobta shaqo oo ay markaa joogto markii ay la hadlayso waxaa indhaheeda soo galaa raxmad waxaa ka soo go'aya cod raxmad leh taa oo Aad moodo in ay indhaheeda biyo kusoo istaagi rabaan waxa ay ka ilaalisaa hadal xanaf leh ama mid xanaf keenaya iyadda oo jecel in uu lasii sheekeeyo howsha shaqo oo ay joogto oo ah mid Aan saamaxay nin waa uu soo wacaa waxa uu kasoo wacaa midka gacanta oo ay wadato inkasta oo Aan laga jawaabi karin waxa ay ka codsataa maxada maamulaha markaa howsha ku jira inay la hadasho wax kayar 4 daqiiqo taa oo ay tiraa waxan u sheegaya waqtiga munaasabka ah oo Aan u sheekeyn karo si uu xumaan ii arkin dabadeedna sidaa ayey wax ugu sheegtaa oo hadal laysku wey daartaa.  MSS.

Bal Aan fiirino sidda ay wax noqdaan. 

Lawadaag mawduucan qof Aad jeceshahay maalin iyo maalmo. 

Manta hadii Aan intaa ku joojiyo.


W/Q Leenka.Baahay

Friday, July 14, 2017

Ma waxaa tahay mid taajir ah!? Mise tahay mid taajir lagu noqon karo!?

Waddan walba waxa uu leeyahay ilo dhaqaale markii la yiraa dhaqaale waxaa macquul ah in Aad durbo dhaga taagto dhaqaalaha waxa uu yahay mid kujira dadwaynaha waxa uuna yahay mid dhaqaalaha laga sameeyo dad waynaha taa oo ah mid ay ku tiirsan tahay wixii kasoo xarooda ila badan oo dowli ah waxa kasoo xarooda oo ah kuwa ugu badan Ee lagga helo ayaa waxa ay yihiin canshuuraha waxaa sidoo kale kamid ah in lagu taba baro goobahaa ciidanka iyo Eeyaha Eeyga waa midka lagu baaro miinooyinka Aasan ama la Aaso taa oo ah mid uusoo saaro had iyo jeer mararka qaar waxaad arkaysaa kuwa Aan ciidan ahayn oo Ey wata balse raadinaya miino la Aasay taa oo ah si ay ula soo baxaan.
Gaas  biritish mayahay mid ay ku tiirsan yihiin irido badan.?

Waxaa ku tiirsan irido badan oo ah kuwa hela gunna iyo kuwa Aan helin wax gunna ah balse hela kaalmo yar iyo kuwa Aan helin wax kaalma ah intaba waxaa sidoo kale ka shaqeeya oo u shaqeeya dadkaa sidii ay u marayn lahaayeen arimahooda  oo uu kamid yahay Xafiiska Xeer-ilaalinta iyo abuukaataha adeegan Gaas  biritish waxa uu yahay mid leh suuqmadow waxa uuna yahay mid kusoo gala suuq madow kuna socda suuq madow waxaa ku tiirsan dad in inkabadan 12000 oo ah kuwa ku mareeya nolashooda kuna kaba nolashooda inta badan Gaas  biritish waa adeeg lagga isticmaalo wadamada barafka leh marka uu yahay qabowga daraja ahaan mid la'eg 144 ayaa waxa uu yahay mid Aan kuu saamaxayn in Aad hurudo hayeeshee isticmaalka Gaas  biritish ayaa waxa uu yahay mid difaac siiya.

Gaas  biritish mayahay mid bulshada wax tar u leh.?

Waxa ay tahay dabacan jawaabtu haa maxaa yeelay? waxaa ku tiirsan Gaas  biritish bulshada qaarkooda badan oo ay  yihiin kuwa ka shaqeeya shaqooyin adag oo ah sidda dhisida wadooyin iyo kuwa dhismayaasha guryaha iyo kuwa jabiya buuraha  intaba waxa ay yihiin kuwa ka shaqeeya shaqooyin adag oo ah dhul dhagax la jabinaayo  waxa uu yahay Gaas  biritish mid siiya tamar awoodeed taa oo u saamaxay in ay howshooda gutaan sidoo kale Gaas  biritish dadka ah lamaanaha galmo wadaaga Ee ku dhib qaba in si dhaw wax kaga yimaadan ayaa waxa uu yahay mid siiya 49 daqiiqo ilaa iyo 1 saacadood waxa uu yahay mid xoojiya usha cabirna u yeela 11+13 iyo wax ka kabadan waxa uu markaa oo kale  noqdaa isticmaalka mid la ilaaliya waa dhici kartaa in la wadda isticmaalo hayeeshee aqrinta wajiga ayaa waxa uu noqdaa mid la'eg cabir ahaan inkasta uu markaa yahay isticmaalka mid leh saxmad iyo in laysku xiiqo taa oo dhacda in la wadda dareemo daal kadhashay isku xiiqidda hayeeshee waxa uu yahay mid laysku ilow siiyo walwalka inkasta oo la sheego in uu ka wanaagsan yahay khaadka oo uu wax tar u leeyahy xubinta rag iyo dumarba hadii uu yahay qofkani mid u isticmaala si munaasab ah hadii uu yahay mid u isticmaala sidda ay sheegayaan muuqaalo sawira ah waxa uu qofka noqdaa mid lagu sheego in uu qabo aydhis iyo cansar iyo kuwa kale oo badan qofkii ayaa waxa uu noqday mid si u dhamaaday oo Aan lahayn cad jiir ah markii Aad aragto waxaa kuu muuqda maqaar iyo laf adiga oo qofkani fiirinaaya markii dadka ku arkan waxaad mooddaa in ay si kugu baaqayaan oo ay ku leeyihiin waxa uu badi isticmaalay Gaas  biritish oo sidaa ka dhigay.

Wax intee la,eg ayeey kahelaan Gaas  biritish dadka nooliga kala soo baxa.?

Waxay tahay maalinba mid gaar ah waxa uu qofkani ka helo iyadda oo aysan jirin wax u cayiman malintaa Ee ah kuwa uu kala kulmo Ee leh macaash iyo qasaare  iyo in uu ku mutaysto oo kala kulmo xarig iyadda oo nolasha ah mid ku dhax tiirsan iskaa wax u qabso hayeeshee saamaynta tahay mid gaar ah sidda  waxa uu ka helay u tahay mid gaar ah inkasta oo la sheego in malin uu ka helo $1000 malin na uu ka helo $1800 taa oo ah mid uu qofka wax yaabo badan ku qabsado kana dhigta in uu is mooddo mid taajir  (jiir) ah hayeeshee waxa uu yahay mid ay ku egtahay nolashiisa Ee uu mooday in ay tahay mid buuran malinta uu dhacdadaa la kulmo assaga oo tagaya meel Aan shabakad lahayn taa oo ku qaadan karta marka ay ugu yartahay  2017 iyo 2020 inta u dhaxayso wax yaabahan oo ah kuwa  yar yarka waxay yihiin mid uu fasax u Aadaya labo bil afar iyo tobon  maalmood ama labaatan iyo kow maalmood taana waxa keenaya ayaa ah  shuruucda suuqa madow u taala in lakala baqo oo lays Aamini waayo waxay tahay mid katimid waxa lagu dhax jiro Ee ahaa kuwa wax lagga raadiyay oo markaana dan la mooday.

Badi waxaa dhacda in uu san halsano wax la kulmin.

Inkasta oo ay dhici karto in uu wax yaabo kala kulmo inta uu ku sugan yahay meela sarifka loo raadiyo hayeeshee goobaha dadka iskaa wax u qabso ah leeyihiin markii lagula kulmo ayaa waxa ay tahay mid laga soo helo adeeg badan taana waxa ay tahay mid si caadi ahaan loogga soo gato si loogudbiyo aqbaar dhankaa ku saabsan Talaado 18 Abriil 2012 ka isniin 20 may 2013 ka  ayaa waxay ahayd marar lala kulmay oo wax laga soo iibsaday talaado 17 maaj  2015 ka isniin 20 may 2016 ka inkasta Ee uu ahaa mid isku badalaya ootamaatik elegtaroonig,  Ibahn fernando, waxa uu ahaa 30 sano jir dhashay 1978 ka, balse ahaa mid markaa arimahaa u dhuun duleel  wax badanna kala socdo ahmiyadda Gaas  biritish iyo wax tarka bulshada uu u leeyahay "Iowa newspaper editor wins." waxa kaso gala iyo waxay  kala kulmaan waxay  yihiin kuwa  Aan is lahayn waxa ay tani  tahay in ay ka helaan nolol iyo macaash ku fillan  inkasta Aad ku arkayso ayaga oo Aad moodo in ay yihiin kuwa ladan kuwaan oo Aad kula kulmayso goobaha VIB ga, markaa ay dhacdo in ay si dadka oga shakiyaan madaama dadka uu yahay mid Aan lakala aqoon taana waxa ay tahay mid dhalisa in si lagu kala shakiyo taana waxay tahay waxa sababa in lakala shakiyo waxa uu qofkani ku jiro iyo midda uu wax ka raadiyay intaba iyadda oo ay dhacdo in mararka qaar kala Aamin baxdaan qofta Aad wadda socotan markii Aad aragto shakiga ku taagan iyo sidda ay yihiin ayaa waxaad is leedahay marka dambe waxay ka shakin doonaan dharkooda. 


Bal Aan fiirino sidda ay wax noqdaan. 

Lawadaag mawduucan qof Aad jeceshahay maalin iyo maalmo. 

Manta hadii Aan intaa ku joojiyo.


W/Q Leenka.Baahay

Monday, July 10, 2017

Maxay tahay waxa keena in uu nolasha ka biya diido!?


Waxay tahay waxa mar walba ku caawiya aqoon yar iyo aragti fog oo ah in Aad si aragti dhaw ah ula kulanto wax Aad is lahayd oo ah kuwa Aad ula kulanto si gaar ahaan laakiin ay dhacdo in Aad tahay mid ka midda midka dhibta la kunta inta badan taa oo ah in Aad dareento dhibka kuhaya kaa oo ahaa mid kayimid ficilkii Aad wadda samayseen balse ahaa mid mudnaa in wax lagaagala ogaado in Aad arkayso dheefta Aad wadda yeelanaysaan waa haddii ay wax u dhacaan si dii la rabay oo ahaa hanaanka ay wax ku qur xanaan lahaayeen.




Intiiba lays lama gaarin.
Maxay tahay waxa sababay in laysla gaari waayo?

Intabadan waxay tahay mid la wadda jacel yahay in la wadda socdo ama la wadda nolaado markii lamaano la wada noqdo taa oo ay taa oo ay dhici karto markii la noqdo galmo wadaag in ay meesha soo gali karaan ilma iyo wax Aan diyaar loo ahayn ama  markii hore laggu tala galin nolol nocaas oo kale ah taana markii ay dhacdo waxa ay noqotaa shil dhacay inkasta oo markii hore lagu wada joogin nolol xaqiiqo ah iyo mid xaqiiqo ku salaysan toona taana waxay keentaa in meesha lagu kala dhaqaaqo markii uu dhaco dhacdada shilka ah Ee sababtay in lagu kala tago ayadda oo ah tani in aysan markii horeba halayn marxaladda lagu wadda jiray isbadal muuqda oo loogga gudbaya hanaankii hore taa oo la rabo in loo gudbo hanaanka labaad Ee ah mid ku salaysan xaqiiqo iyo in wax laysla meeldhigo taa oo ah in uu lahaado dhidibo uu ku istaago si uu meesha usoo galo ismaqal iyo iska warqab iyo kala war qaadasho taa oo ah mid kaduwan hanaanka hanaankii hore Ee lagu wadda nolaa kaa oo ahaa mid Aan lahayn iska warqab iyo kalsooni taa oo ah mid lawada Aamini karo ilaa iyo xad hayeeshee waxa ay tahay mid ku imaan karta is fahan ka dhasha labada dhan iyo hanaanka larabo oo ah mid laysku waa faqsan yahay kaa oo ah mid laysku halayn karo ilaa iyo xad.

Maxaa keena in si dhaw lagu kala haro?
iyadda oo aysan jirin wax dhacda ah oo la sheegi karo.


Ayadda oo Aan laysku qarinin in lays yiraa iga raali ahow waan kugu qaldamay iyo maahid midka Aan ku mooday intaba halkii Aad haysay horay u haay ama joog maxaayeelay? waxaan gartay in Aad noqon karin mid i anfaca markii intaa lagu yiri qofkii wadda socodka uu ahaa mid Aan caga badan ku taagnayn wixii uu islahaa iyo wixii uu ka damacsanaa intaba waxa ay noqdeen kuwa si dhaw loogga warqabo taa oo ah in uu damacsanaa in uu wax ku reebo markii uu wax ku reebo siddaa uga haro taa oo dhalisa in gabadhii la fikirto waxa lagu reebay taa oo keenta in ay la daala dhacdo waxa lagu reebay oo ahaa kuwa caloosheeda ku jiray (fikrado ku saabsan tilmaamayaasha samaynta leh in lagga caawiyo) markaa oo kale waxa ay mareysaa marxalad kala duwan oo ay u baahan tahay in laga caawiyo taa oo ay dhici karto in mararka qaar ay lumiso tamartii taa oo ah in uu soo wajaho wareer ka dhashay dhiiga oo yaraaday iyo in ay istaag ku wareerto madaama ay tahay mid ay ilma ku jiraan waxa ay tahay mid u baahan in lacaawiyo maalmaha intii ay ka noqonayso mid kusoo noqota sidii larabay taa oo ah mid ay jeceshay in suuliga lageeyo oo loosoo qabeeyo dabadeedna fadhiga lagu soo celiyo waxay dareentaa matag iyo wareer waxay igu leedahay indhaha ayaa i madow baa naya markaa ayaa waxaan ku iraahdaa waa dhiiga oo kugu yar waxa ay ahayd mid ka sheegata kaa dida oo leh waxaan arkaa xanuun la socda kaadida hayeeshee waxay is galin jirtay kontorool heerkulka kaadida,  dabadeed ayadda oo fiirin jirtay heerka uu manta taagan yahay "Isku dayga in aad uur tahay ma ahan oo kaliya caafimaadka waa cilmi nafsiga, bulshada, iyo galmada. Waxa ay  lug aad u weyn ku leedahay  dareen, ka welwel iyo in uu ka quusan waayo rajo iyo farxad. Inkasta oo aan waxba Aanan ka bedeli karin waxayna xaaladaha, waxaan beddeli karnaa sida ay u waajahaan caqabad. Waxaa muhiim ah in ay bartaan qaadashada gacanta shucuurtaada iyo rajo marnaba dabacsan."


Waxaa galay shaki Perineum vante, taa oo ay mooday in ay uur leedahay.


Inkasta oo markaa horay lagga dhihi karin midkii Aad wadda socoteen iga raali ahow taa oo ah in aadan ogayn waxa Aad leedahay hayeeshee waa muhiin in Aad baaritaan isku sameysaa si Aad u kala ogaato xaqiiqada iyo malada markaa kadib ayaad kala dooranaysaa haddii Aad sidaa kuwada sii soconaysaan iyo haddii Aad macsalaama ku leedahay intaba Perineum vante, waxa ay ahayd 39 sano jir  hadana qurxoon waxa ay isku baartay ayaa ahaa  waxa ay la kulantay midka ay wadda socdeen mid ka quruxbadan kaa oo ay u aragtay in ay la wareegto ayadda oo ku war galisay midkii ay wadda socdeen una sheegtay in uu ka raali ahaado inkasta oo midka ay markaa ka heshay aysan wali xiriir iyo kulan intaba wadaagin hayeeshee uu ahaa mid markaa soo jiitay aragti nafsi, ahaan   MAXAN SAMEEYAA WUU I DHAX MARAY  HADII AAN ARKO KAMA JEESAN KARO ILAA AAN ARKI WAAYO DHAQTARAD, SIDDA AAD IIGA JEEDA AYAAN U AHAY WIILKAA WAXAA LA II ARKAA IN AAN FAYOOBAHAY HAYEESHEE MA IHI MID FAYOW WAXA UU NOQDAY NUUC KAMID AH NOLASHAYDA. hagaag waa tahay, She's not me 1-2  kahelida waa wax caadi ah qofta wax waa ka heli kartaa waxa ay ka heshay muyuu yahay mid madax banaan iyo mid meel leh intaba waxa ay tahay taa lafteeda mid ogaansho u baahan "WAAN BAAHANAY MALA KARIYAY AYAA KA HORAYSO." in wax lagga hello in la diyaariyo ayaa ka horayso Perineum vante, waxa ay dhalatay axad 18 juun 1978 ka waxa ay ka heshay waa aragti oo ay qofkani aragtay taa oo dhalisay in uu si fudud usoo jiito habada ma ahan mid ay dhaqan wadaageen oo sidoo kale soo jiitay hab dhankiisa balse waxa ay u aragtay i uu yahay mid ku wanaagsanaan lahaa hadii ay kulan iyo kulamo wadagi lahaayeen maalmo kamid ah noloshaan yar.

Waxaan kaga baxayaa

Dhulka waa dhulka ma gaboobin waa guri iyo hareeraheeda.

Aduunka waa aduunkii dadka ayaa kala jeeda taa oo ah dadna waxaa la dagay abaaro iyo gaajo oo ay la kici la yihiin waxaa taa wehliyo jahliga oo ah mid lamid ah heerka abaarta iyo colaada wax walba oo la qabto waxaa la dhaqaajin la yahay jahli iyo colaad. dhanka kale marka Aad u fiirsato ma is tiraa waxaa haya dhib kaa ka gadisan midka Aan soo sheegnay kuwaa oo u baahan in la ilaaliyo haddii lays dhaafin lahaa lama jooga meel laysku dhaafiyo hasayeeshee waxaa iska daba yimid d'ada u dhaxayso 70 tan 65 ilaa 38 dadkaa oo dharag iyo aqoon kulan saday meel la aadiyo lama hayo waa layska daba wareejiyaa balse waxaa dhici karta in uu mar is buurasho dhaco.






















Manta hadii Aan intaa ku joojiyo aniga oo isku duuban waxaan idiinkaga tagayaa takh wada ilaah.


W/Q Leenka.Baahay