Wikipedia

Search results

Thursday, May 18, 2017

Dooqeyga mayahay mid Aan ku matali karo dhabanka si Aan ugu sheego qofta Aan u ahay!


Si Aan kugu sheegto ma aqaano qofka Aan ahay waan ogahay in magacyo badan laygu yeerayo sida janaral oo kale balse waxan ahaa gabar xiriir la leh wiil kaa oo ahaa mid soo jiray in muddo oo Aan sidaa u sii fogayn markii Aan baranayay waxa uu iila muuqaday qof wanaagsan hayeeshee waxa uu noqday mid Aan ku hungoobay vihappand, waxa ay noogu soo dirtay email,  markii Aan sidaa ku kala harnay ayaa waxaan bartay midkale kaa Aan bartay markii Aan arkay wanaaga  uu leeyahay si Aan ugu soo dhaweeyo laab furan ayaa waxaan ku iri waa kuu fududahay isticmaal balse waxa ay tahay qof cayn kee ah ayuu noqonkaraa madaama uu ahaa mid aragti ahaan igu qanciyay waxa uu iga samaystay in Aan u sheego taleefon lambarka guriga hadalo uu i yiri kuwo kamid ahaa "idaa gurmad." lose my mind.

ka bogasha wacan.

Waxa Aan xerto ama Aan xeran lahaa waxa ay yihiin kuwo Aan ka helay oo ahaa kuwo isoo jiitay markii Aan arkay ama Aan la kulmay.


Muxuu noqonkaraa aragti kadib waxaa dhacda wax badan oo si aragti dhow ah Aad uga hesho in ay kugu noqdan mar Aan sidaa usii fogayn wax Aan ku anfacayn dabcan tani oo ah wax Aan la yaab lahayn dumarkana waxa ay xer taan waxa ay ka helaan iskasta oo ay dhacdo in mararka qaar ay ku noqdan wax Aan anfacin marna waxbadan ayaa waxaa dhacda in ay noqdan kuwo si dhaw u door soomay balse waligaa ma wacday qof Aad saxiiba tihiin markii Aad wacday makala tashatay qofka adiga ku Aan facay in uu yahay mid ayadana Aan facay? hadiise uu anfacay ma waydiisay in uu noqon lahaa mid ka ay xeran lahayd.?


Jawaabta markaa kadib Aad ka heshay mid cayn kee ah ayeey noqotay.


Waa dhacdaa in Aad noqotaan kuwa isku dooq ah hadii ay tahay qoftaa ama qofkaa mid wax kula doonaya markaana uu yahay mid wax kuugu sheega sidda xaqiiqada ah ama xaqiida u dhaw hayeeshee mid Aad u bandhigtay hadii uu noqdo mid assaga si gaar ah u daneeyo waxaa dhici karta  wax badan oo xuman Aan lahayn in uu kuu xumeeyo taa oo ah mid uu ku fikiraya in uu helo qofka Aad u ban dhigtay hadii ay tahay mid xuman ka muuqata in uu kuu wanaajiyo oo kaaga dhiga wax wanaagsan oo loo qateen ah si Aad u noqota mid kusii fogaado.

Hadaba maxay tahay dhankaaga maxaa kaaga baxay markii Aad isku daawato? miyuu noqon lahaa mid Aad xerato.?


Sidda Aan u ahay naag quruxbadan leh ayaa waxaan ahay mid baadi goob ugu jirta in ay hesho mid qurux badan kaa oo ah mid sideeda oo kale  kaa oo ay ku qiimaysay in uu yahay midka u qalma in ay wadaagi lahaayeen kuwaa oo ahaa kuwo xaqiida u dhaw  waxa ay tiri wali ma guursan markii Aan iraa wali maguursan waxaa la ii arkaa in Aan ahay mid guurka ka daahday inkasta oo Aan ahay mid jirta 39 sano hadana ma'ahan in Aan u guursado waa la guursadaa markii Aad aragto guurka badidiisa ayaa waxa uu yahay midkasii fogaynaya in Aad guursato.


Hadii uu yahay dooqa mid kaa lumay maxaa lagu dabiibaa oo lagu dabaqaa.?


In kasta oo Aan u muuqdo mid yar hadana waxaa ahaa mid kamid ah la taliyayaalka albaabka kuwaa oo ahaa shaqalahaa dowliga ah waxaa kale oo aan ahaa mid jecel "socdaalka dunida iyo in ay  hesho heshiisyo xiiso leh." inkasta oo ay tani ahayd mid ka baxsan waxa ii garka ah waxaan ku nolaa manitoba, waxaan dalxiis ku imaan jiray geneva, markaan Aan ka helaayo ma'ahan mar sidaa usii fog waxa ay ahayd isla sanadkan Aan hadda ku jiro ee ah arbaco 17 may 2017 taa oo ahayd mid Aan latashiyo badan la sameeyay dhinacya badan.

Xiriirka Aan la samaynaayo mayahay mid ayaga quseeya? waa maya ma'ahan mid ayaga quseeya hadda muxuu yahay.?


Waxa ay tahay mid ku taxluqda si loga helo wax fikir ah ama talo oo ah midda Aan wax ka ka waydiiyay taa oo ah in Aan helo jawaab isku mid ah oo mid isku dhaw ah inkasta oo ay dadka ii arkaan in Aan ahay mid daahday hadana waxaan ahay mid dhan u jahaysan taa oo ahayd in Aan guursada markii Aan ahaa mid si wanaagsan u shaqaysa 17 sanadod taa oo ah 2000-2017 ka miyeeysan ahayn in Aan yagleelo guur iyo guri? maxaa diidaya? hadii Aan helo talooyin isku mid ah ama ah kuwo isku dhow waxa Aan u arko in uu yahay mid Aan rabay.


Siduu ku noqday?  sijoogta miyaad ula sheekaysatay.?

Wax badan waxa ay noqon karaan kuwa Aad ka sal gaarto . haa maxaa diidaya in Aan kula sheekaysta arag muqaal taa oo ah mid iiga dhigayso in Aan isla joogno markan Aan arag muuqal ka kala hadlaya waxaan  ku iraahdaa miyaan u xumahay dumarka sabankan jooga hadii Aan u xumay sideen ahay dabcan waxa ay ila muuqataa in uu igu yiraa haa waad  qurux badantahay inkasta markii uu si ii amaano sikale in Aan wax u fahmo noqonayso taa oo ah in uu wax ii qarinaayo waa tahay hagaag tani oo ah mid dhacda mararka qaar ayada oo dhax joogta dadka ay shaqa wadaaga yihiin in uu soo waco.


Sidee ka yeeshaa markaa oo kale wicid diisa? madamaa ay jeceshay in ay kula hadasha arag maqalka.

Taa oo ah in ay arkaan dadka ay yihiin kuwa shaqa wadaaga ah markaana ay dhici karto in xumaan loo yeelo.  xubin sare oo kamid ah la taliyayaal adeega caafimad hadana tan jirta ayaa waxa ay tahay in uu canug yar dhaawaco oo wax yeelo oo  jab ah  soo  gaarsiiyo Vihappand, waxa ay dhalatay qamis 13, juulay 1980 ka waxa ay tahay mid jirta 39 sano waan ogahay in Aan helin mid assaga lamid ah ama ah mid ka maqaam sareeya. waa tahay hagaag ma'ahan waxa Aan ka helay waxa Aan ku matalay mid ku astaysan hayeeshee waxa uu ahaa hamigayga mid intaa kasii sareeya.


Mid assga ka horeeray ayaa waxaan ahaa mid la la sheekaysta markii Aan la sheekeysanaya 30 cisho ayaa waxaan kala kulmay wax layaab leh.













Hadaba maxay tahay waxa Aan kala kulmay? 12 ka maalmood ee ugu horaysa waxa uu ahaa mid fiican inkasta uu ahaa mid  Aan muuqal ahan kula kulmin. Waxaan la kulmay sadax todobad kadib taa oo ahayd mid ku dhaw bil markaa Aan la kulmaya waxaan ula kulmay si toos ah assaga oo ah mid  garaabo, cunaya markii Aan ku arkay ayaa isku isku keyna dambaysay waxaan ogaaday in uu uusan i anfacayn sidii ayaan oga  haray waxaa wax ka ogaa in Aan wadda socono Buon Muon, oo Aan markaa u sheegay oo ahayd mid wax ka ogayd xirirkii yaraa ee nadhax maray  iyo halka uu ku dambeeyay intaba.

Hadiiba Aan kaa ka tagay ma isleedahay muxuu kani kaga duwan yahay?

Waxa ay tahay tani in Aan wax badan ka ogaado waxa uu yahay mida uu salka ku haya maxaa yeelay taa? wali waxaa dhaga hayga ka yeeraya tii hore middii Aan kala kulmay taa oo ahayd mid Aan qar qarsasho lahayn waa tahay hagaag taana waxa ay ahayd mid gocasho eh waxa ayna iiga timaadaa oo i xasuusiya kuwa Aan nahay shaqa wadaaga marka an joogno miiska qadada taa oo ah mid ay i waraystaan halka uu ku dambeeyay bacennoun enverdo, dabcan waxa ay tahay in Aan taa markaa jeclaysan waayo sababaha jira oo ahaa kuwo ii cuntami waayay badan kooda.



Markii Aan eegay assaga ayaa waxa uu u baahan yahay in uu dib mar kale u soo  noqdo.


Mar Aan siddaa u sii fogayn ayaa waxaan ka war helay in uu geeriyooday bacennoun enverdo, taa oo ahayd mid lagu sheegay in uu yahay mid aan wax dhaamin hadda iyo kow mid ah nolol bilow tani ayaa sababtay markii ay da'een roobab lixaad lex sabtidii ayaa waxa uu sababay guri  ay ku wada noolayeen rer dhan 14 qof in uu daadka u galo biyo socda tani oo sababtay geeri qof ka mid ah gurigaa taa oo ahayd haweenay 48 sanadood jirta sabti 13 may 2017 balse waxaa loogu yeeraa gobtaa iyo nawaaxigeeda  "boqortooyada Abuuran."

Hadaba maxay tahay waxa rajada u yeelaya in ay u daawato qof qalbi arag leh markale rajone, ma waxa uu noqon doonaa mid leh hagaag xasiloonida uga muuqata mise waxa uu mari doonaa waddadii uu maray mid lamid ah.

Waxa ay u baahan tahay in wax badan laga ogaado maxaa yeelay marabo in Aan gato shaay is baddalaya dhowr malin kadib maxaa u malaysaa guurka? in uu yahay mid fudud waxaan ka fiirsadaa wax waxaa kawayn iyo waxa ay noqon karan inta badan mid bilow iyo dhamaad Aan wadaagno taa ayaa ah mid Aan danaynaayo hadii uu buuxiya shuruudaha ku duugan hanka hogan iyo hoga tusaalooyin arinkaa salka ku haya waxa waxa uu yahay mid haleelay furaha qalbiga kaa oo ah mid Aan lawada mil kin oo milki loo wada yeelan waxa uuna wax u furaa mid kaliya kaa oo ah mid Aan u arko raxmad ii da'day  talaado 30 may 2017 mawaxan maqlaa aniga oo hurda socdal iyo jiifba ku jira waxa  igu soo dhac dhacaa sidda dhalaanka sanadan kacay.

W/Q Leenka.Baahay


No comments:

Post a Comment