Maxay tahay waxa nolasha lagutabo?
Madhacdaa adiga oo ah qof wayn ama isku haysta in Aad tahay qofwayn oo macquul ah in Aad noqoto wax yar oo ilma ah ama lagga soo qaado in Aad tahay ilmo Maxaytahay in lagga soo qado ilma oo kale? waxa Aad ku gashay iyo waxa Aad kala kulantay ayaa ahaa kuwa is diidaya kulan iyo barasho is arag kaa oo ahaa mid ka dhacay boog latago oo kamid ah goobaha latago Ee magaaladda ku yaalo halkaa oo Ee joogeen haween kalagadisan oo markaa aysan jirin mid uu si gaar ah u doondoonayo balse waxa uu ahaa arinku middaaran in laysku dhaafiyo habeenka markaa lajoogo inkasta dadka uu ahaa mid kakalayimid dagmooniy iyo tulooyin kuwaa oo tulooyinka ku noqonaaya subaxa hore marka uu waagabaryo waxaa dhacda in goobta lagu kulmay lagu kala tago hayeeshee hadii la'ahaa kuwa uu xiriir fiican dhaxmaray habeenkaa ama is dhaafsaday wax Ee kawadda xariiran waadhacdaa inay kulman markale haddii uu yahay arinka midraadan wagaan in mustaqbal nololayd wadda yagleelaan haddii uu yahay arinka mid daaran waxyeelo iyo arimakale oo markaa inay jiraan loo maleeyay waxay yihiin kuwa soo baxa ama lagu kala tago Hagaag Waa tahay, wax walba oo markaajira ama keenay kicitaanka ayaa ahaa kuwa Ee jeclayd inay dhamaystirato inkasta oo markaa ku haboonayn meesha lajoogo iyo goobta lajoogo toona 96 + L Xoraanka Ee xoraantay ayaa waxa uu ahaa mid kuhaboona oo Ee isla ekaysiisay hayeeshee arinku waxa uu ahaa mid diirimaadlahaa inkasta qaar kamid ah Ee jeclaysanayeen muuqal dhaqanka kaa oo loo arkaayay in uu ahaa mid Aad u haboon.
Waa meesha Ganacsiga Dibedda iyo Isgaarsiinta Midaysan.
Halka goobtaan dhacdo ayaa layiraa Welles street E Buch Occupy, waa gooblagu kulmo todobadkii labahabeen waxay kamidtahay goobaha laysku dhaafiyo ama laysku ilowsiiyo daalka shaqo shanta maalmood hayeeshee, Waxaa sidaa oga fogayn meel halmar wax laga cunno oo loogu talagalay dadka Aan haleelikarin inay wax karsadaan kuwaa oo badankooda dagan godka dadkaa oo laga helo kuwa yar oo dagan guryo lehna goobo Ee ku kulmaan oo qamriga ku cabaan oo sidda dash oo kale u dhisan kuwaa ayaa loogu talagalay in halkani casho lagga siiyo hadda xiligga lagu jiro waa xili kulayl ah banaanadda waa iska seexan karaan waa kuwa Aad u jecel nambar cusub Ee kusoo biiray "waxay ugu yeeran in uu diinta suuban qaatay markaa." inkasta dadka yimaadda iskugu jiraan kuwa xaas ah iyo kuwa Aan xaas ahayn iyo kuwa keesha bilow ah iyo kuwa sheeko u socoto intaba inkasta oo uu jiro ganaacsi wayn oo guud ahaan jira waxaa ku dhax tiirsan ganaacsigaa kuwa kale oo ganaacsi yar yar kudhax haysta oo labadaa habeen wax ka hela Hagaag Waa tahay, markii uu qofka meel tago waa jirtaa wax soo jiita oo ahaa kuwa cajabiya oo markaa u arko inay yihiin kuwa uu ka helo ama ka hesho inkasta oo markaa aqooni jirin hayeeshee waxa jira ayaa ah isku day oo mid walba uu sameeynaayo taa oo markii uu sameeyo dhici karto in wax u hagaagan sidda intabadan dhacda ama rag badan iyo haweenbadan calafkooda kaheleen.
Addiga oo ah 44 sano jir oo markaa lagguu haystay nin wayn talow manoqotay 18 sano jir? haddiise noqotay maxaa kaadhigay?
Waa cajiib oo cajiib Fabain Loira mureun, waxay isbarteen Chearse Edmain, oo Ee iskubarteen Welles street E Buch Occupy, Chearse Edmain, waxay jirtaa 41 sano waxay dhalatay Jimco 18 juun 1976 dii Fabain Loira mureun, halka uu jiray 44 sano waxa uu dhashay Khamiis 31 may 1973 dii waxa hadal lagu wadaagay sheeko lagu wadaagay ilsa goobta lagu kulmay oo ahayd meesha laysku arkay oo midwaliba utagay si gaar ah waxa dhacda markaa oo kale wax Aan si dhaw u dhici lahayn inay sidhow udhacaan markii lagaaro xili dambe oo wixii la'isticmaalay noqdaan kuwa kor usoo baxa ayaa waxaa dhacda hadii Aad tahay mid daganaa goobta laysku arkay meel udhaw markii xili dambe gaarto sidaa laysku raaco israaciddaa ayaa waxay katimid waxa la isticmaalay jiifka loobaahday ayaa waxa uu ahaa midka laysku raacay in lasoo seexdo guriga uu daganyahay ama midka Ee dagan tahay markaa wax intaa dhaaf siisan majirin hayeeshee wax walba waa kuwa dhicikara inkasta oo Aan la ogayn sidda ay u dhacayaan Hagaag Waa tahay, Fabain Loira mureun, iyo Chearse Edmain, waa ay is wadda raceen markii ay is wadda raceen waxay wadda tageen oo meesha kadhawaa guri oo uu kunoolaa kaligii markii uu tagay guriga waxa uu iska bixiyay dharka markii uu iska bixiyay wuxuu soo shubtay Chips, kaa oo uu kusoo shubtay Chips Bowl, markii uu soo shubtay waxa uu lasoo dul fadhiistay sariirta halkaa ayaa waxa uu galay in uu ku dul cunno assaga oo koob cabitaan ah gacanta ku haysta Chearse Edmain, markii gurigga yimaadeen waxay ahayd mid ugubtay musqusha.
Maxaad filankartaa oo xigga?
Inkasta oo ay jireen habeenkaa kuwa sideeda oo kale balse jaanis Aad isku helin in Aad wadda sheekeeysaan inta musqusha Ee ku jirto waxa uu iska galay in uu iska cunno Chips Bowl, kii hayeeshee wax filasha ah oo ku taagan majiraan inkasta oo habeenkaa lawadda seexan rabo qol Chearse Edmain, way kasoo baxday musqushii markii Ee kasoo baxday waxay isku balaqday sidda Moodaladdii ugu dambeeyay oo kale Fabain Loira mureun, waxaa ka hortimid qof daah furan oo is soo balaqday "waa cajiib oo haddana cajiib waxaa gabigisaba ku dhagay istori waxa markaa hareereeyay ma farxad baa ma walwalbaa waxa uu noqday sidda markaa uu ahaa xubnahiisa oo dhan waa uu dhaq dhaqaajin waayay indhahiisa waxay noqdeen kuwa ku dhaga halkay qabteen "waxaa lagu yiri dhamaan waxaa La qabadsiiyey Gel." Hagaag Waa Tahay, waa kuwa umuuqda sidda Aad aragtaan waa hadiyad midda ugu wanaagsan oo Aan caawa kuu gartay.
Waxaa jiray ismaandhaaf la'aan
Dhab ahaan way jabtay.
Waa halka ugu dambaysay meel kale oo ka dambayso oo lasoo istaagi lahaa majirto wax laraadiyo oo ka dambeeya majiraan hayeeshee meesha Aad ka filaysay meel kadhow ayaa laguu soo istaagay Ma waxay tahay wax lagga naxo mise wax laggu farxo? "Diyaaradda jinsigga, caqligga iyo saameynta la yaabka leh waa tan hantidda lagu gubayo ololka." waxa uu ahaa mid Aan wax haysan wax lagubo iyo wax lagu weeraro Ee uu haystay maysan jirin markaa hayeeshee banaanjoogiisa ayaa waxa uu ula muuqday mid wax haysto ama wax kamuuqdaan markii la gudda laga ayaa la ogoon doonaa waxa uu muqqalka banaanka yahay in uu muuqaalka gudaha yahay si sidaa lamid ah taa oo ah waxa la raadinayo awood dhaqaale meel Ee kajirto taa oo ah si loo dhimo ama dab lagu shiddo oo loo gubo waa nuuc dareenka kamid ah oo xambaarsan samaasad gaar ah "Xilliyadda fasaxyadda ayaa ah marka ay labadiinuba halis ugu jiraan inay ka foojignaaddaan marinka Xeerarka." fasaxa ayaa waxa uu yahay si loo dhimmo waxa kugu baxa oo markaa ahaa kun si looggu soo uruuriyo konton muddo sanad guddahooda ah markii uu yahay qofkani mid arinkaa wax ka og waa mid ka feejigan maxaayeelay? waxa uu ogyahay waxa dhacdadaatahay iyo waxa ka dambeeya intaba.
Haweenka badidooda ma kuwa loodiraa in Ee raggakasoo shaqeeyaan?
Ragga mayahay sidda haweenka oo kale? maloo diraa in uu haweenka kasoo shaqeeyo? "feerro issaaran fejignaan malaha." inkasta uu xiriir dhaxmaray waxay waxay ahaayeen kuwa Aan isku wadda ahayn Chearse Edmain, waxaa lagga sugaa warbixin ku Aadan taa oo ah mid dhamaystiran gudaha guriga iyo banaanka waxay qaadato sanad sanad iyo sideed bilood taa oo ah si loo daabaco buug sheeko oo leh dhacdo wadda socosho iyo mid sariir wadaag iyadda oo ah tabiyaha xiriirkoodda waxay tahay xubin kamid ah daabacaadda Hagaag Waa tahay, maahan mid arinkaa wax ka'og waxa uu arinkaa ka dhaxeeyaa iyadda iyo gabdhaha markaa xafiiska jooga oo markii hore ahaa kuwa arinka wax ka og taa oo loo arkay daabacaadda buuggaa casharadda kabixi doonna in Ee noqon doonan kuwa dadka kala kulmaan qisoo yin layaab leh iyo sidda ay u dhaceen ama taxanaha Ee lahaayeen waxaa hubaal noqonayso mar haddii Aad tahay mid buugga wax kabarta in Aad kala kulmi karto waxbadan oo isku kiin keeni kara oo idiinka yeela kuwa Aad kufaraxdan ama wax badan oo murug daawataan kala kulantaan qalbigiina taasi waa heerka is badbaddalka Ee malinlaha ah waana wax mid waliba uu leeyahay ama uu isku arki karo.
Arbaco 30th August, 2017
Khamiis 31th August, 2017
Muhamed ABDUGADIR OMAR
Bogga Dambe: aaga
No comments:
Post a Comment