Iyadda oo hadalka wax dhib ah loo yeelin
Ayaa waxa ay tahay
midda Aan ku kulmi karno si dhib yar.
Waxaa taa ka sii wacnaan lahaa in hadalka laysku jilciyo si ay raxmadi ku jirto taa oo ah si ay ku noqdan waxa Aan haysto kuwo la hawaysto ama lagu dhiiran karo waxaa dhacda haddii uu xaab leeyahay in Aan loo fadhiisan karin ama lasoo gaari karin meel u dhaw taa oo ah mid ku dhibaysa neefsashada uu neefsanaayo waxa ay sii daynayaa hawa wasaqaysan taa oo u baahan in uu qofka ka war qabo si uu u noqdo mid soo jiidasha leh taa oo ah in uu qofkani kawarqab nadaafadeed u sameeyo todobaadkii mar ama labadii.
Todobaad mar kaliya taa oo ah si loogga saaro waxa uu keed sanaya Ee ah wasaqda taa oo dhacda markii uu qofka yahay mid dareen leh in uu is dareemi karo inta Aanu dareemin midka kale ama uusan sababin wax loogga fogaado kuwaa oo ahaa kuwo Aan la jeclaysan hasayeeshee ah kuwo Aad wax ka qaban karto inta Aan lagaa helin kahor waa in Aad adiga iska heshaa markii Aad iska hesho ayaa waxa Aad noqon kartaa mid lagga helo dabcan waxaa dhacdo in Aad is ilawday oo Aadan ogayn sidda Aad tahay oo Aad iskula muqato.
Qof sidii laga rabay in Aad tahay balse dadka quraacda waa ay jecel yihiin in ay ku quraacdaan sandwich, haddii uu yahay mid loosoo agaasimay si qurxoon taa oo loo isticmaalay GEL infected, waxa ay ka dili kartaa wax badan oo ahan lahaa kuwa gudba oo ku dhaca cidiyaha taa oo ah in uu qofka si caadi ah u daa'ima dhaqiddooda inta uusan leef leefin farahiisa malabka leh ama uusan isku dhuuqin taa oo ah waxa loo dhaqayo in uusan gudbin wax infected ah taa oo mid qofka lagu baraarujinayo in uu soo dhigto gel infected Ee uu isticmaalo kulan walba cunada kahor.
Taa waxa ay dilaysaa wax badan oo dhalin lahaa in Aad kala fogaataan ama ah kuwo sababa in sidaa lagu kala tago waxaa dhacda waxa Aad leedahay oo cilad ah in uu qofka markasta kuu sheegin assaga oo ah mid jecel in Aad wada jirtaan balse haddii uu kuu sheegi lahaa sidda uu wax u arko waxaa dhacda in Aad dhib u arakto ama Aad ka fahanto in uu arinkaaga dhib ku yahay hasayeeshee haddii Aad tahay mid isbadal muuqda samaynayso wasaqdu waa dhib looma dulqadan karo taana waxa ay sii sahashaa in siyar oo fuduud.
Lagu kala haro maxaa yeelay? dhibka laguugu qabay ayaa waxa uu noqday mid Aad adiga isku qabto taana waxa ay sababtay ama sahashay in uu kala aqooni waayo in Aad faraxsantahay iyo inkale Tinna sauban, waxa ay dhalatay isniin 12 Febaruary 1979 kii waxa ay jirtaa Tinna sauban 38 sano waxa ay ka soo baxday Avenue de france Genèva 15, waxa ay kusii jeeday Lausanne vennes 8, waxa ay kusii nasatay Lausanne vennes Cafe, intii ay joogtay ayaa waxa ay mesha kula kulantay Ayoub liban, kaa oo ahaa mid ay iska.
Barteen "Lesotho Institute of Public Administration and Management world chat." barashada ay is barteen iyo xiriir dhax maray kaa oo ahaa mid qotodheer ayaa waxa uu saamaxay markii danbe in ay kulman oo ay ku kulman meel u dhow oo uu show ku lahaa (Peahen subban) meeshani ayaa waxa ay ahayd meel u dhow Lausanne vennes Cafe, markii uu arkay qoftana ay ahayd mid assaga ku socota waxa uu ku yiri yeysan soo korin masraxa Ee halkeeda ku celiya (ista kiin) markii lagga hortagay Tinna souban, oo lagu yiri halkaa iska sii fadhi hadda looma.
Gudbi karo ayoub liban, waxa uu dhigayaa show kolay waad is arki doontan markii uu showga dhameeyo waa ay kasoo laabatay halkii markii ay kasoo laabatay waxa ay iska fadhiisatay meel darbiga dhinaciisa ah halkaa oo ay salka dhigatay waxa ay mark ahayd 15:09 daqiiqo waxa ay sii fadhisay mesha ilaa inta laga gaarayo 16:08 daqiiqo waxaa goobta ka dhawaa meel macbad, iyo meel lagu shaaho saacadaha yar oo ay fadhiday darbiga dadka kasoo baxa macbadka iyo kuwa kasoo baxa goobta shaaha waxa ay arkayeen ayadda oo fadhisa darbiga misna si u fakarsan.
Inkasta aysan ahayn mid uu caro ka muuqdo markani Tinna souban in cabaar ah kadib waxa ay u soo dhaqaaqday Lausanne vennes Cafe, halkaa oo ay ka daganayd qol kaa oo markii ay timid kadib gashay in ay dib iskula sheekeysato tani oo ahayd in ay aragti ahaan kula kulantay ayoub liban, markii aragti ahaan kula kulantay waxa uu ku yiri igga joog waxa sababtani keenay ayaa ahaa kuwa dhaliyay in ay isla dhax marto wax nafteeda ku abuuray qalad kuwaa oo ahaa kuwo ay qaadatay dabcan haddii Aan gabar ahay taa ma'ahan micnaheeda in Aan ragga wax la qabsan karin ayeey tiri Tinna souban.,
ayadda oo ka fikirayso siddii ay ku wadda kulmi lahaa yeen ayadda iyo ayoub liban, ayaa waxa ay ka war heshay in uu xanuun soo ritay taa oo ay ku warantay valin ppend, oo ku sugnayd goob lagu dhaqo ilkaha waxa ay sheegtay in uu ahaa "musharax aad u kulul." dhanka xil gudashadda markii la joogo dhankeeda munaasab ka ah hasa yeeshee dhaqid lagu sameeyay ilkahiisa ayaa waxa uu sababay in uu ka dhaco ilig kamid ah ilkaha taana ay sababtay in uu hogaanka jiifka sii dheraysto ilaa inta uu kasoo hagaagayo taa oo ah 90 casho.
Waxa uu ahaa shilkan mid dhacay assaga oo ah mid in badan ka feejigan haweenka ahna mid ka fogaado ayaa haddana waxa uu noqday mid ka mid middaa in ay see xisay tani ayaa waxa ay ahayd midda saartay iskaan ka shucaaca kaa oo ah midka lagu ogaado walaaca lamaanaha iyo xiriir kooda oo noqday mid kamid ah in uu difaac xerto iskaan ka shucaaca ayaa waxa uu yahay mid la saaro caloosha (Qumbaha) "Entrer dans la tumeur." kaa oo leh mid maqal la dhagaysan karo iyo mid la daawan kara.
W/Q Leenka.Baahay
No comments:
Post a Comment