Wikipedia

Search results

Thursday, April 13, 2017

Kawar Qabka Deegaamaynta!

Hadaba maxay tahay
Kawarqabka deegaamaynta?
Maxaase loola jeedaa?

Waxay raadisay dad daganaa isla magaalada kuwaa oo ahaa kuwo Ay macamiil u ahayd ayadda iyo saxiibad deeda kale markii ay u baahato waa ay la xiriiri jirtay waxay kula kulmi jirtay magaaladda bartamaheeda meel ah halkaa oo ay kaga soo qadan jirtay waxii ay u baah nayd hal ama labo mararka qaar waxa ay iska raaci jirtay gadiidka dad waynaha balse waxa ay ahayd inta badan mid ku Aada gaari geeda kaa oo ay kaxaysan jirtay xiliyadda qaar maaddaama inta badan ahaan jirtay qof shaqo waxa ay raadsan jirtay markii ay shaqada kasoo baxdo taa oo ahayd galbaha balse waxay ahayd mid leh meel ay.


Isla markaa ugu hagaagto si uu san uga dhumin waqti badan oo raadhin ah waa ay lasoo hadli jirtay markii ay kasoo dhaqaaqayso goobta shaqadda taa oo micnaheeda ahaa si ay uga sii habsaamin (Noir d'lvoire) halka ay ka dukaamaysan jirtay ayaa waxaa daganaa qoys badan kuwaa oo meesha ku lahaa ganacsiya kala gadisan waxa ay ka koob naayeen qoyskaa 8 Ruux waxa ay ku nolaayeen qolalka guri dhan 4.8  inkasta oo ay yareet inta Aan gudaha u galay guriga inta badan waxa ay ahayd mid banaanka ku sugto dalab keeda Nouria Meteuy, waxa ay ahayd mid jirta 38 sano waxa ay dhalatay  isniin 10 september 1979, mar marka.


Qaar waxa ay uga soo adeegi jirtay saaxiibadeeda kuwaa oo meel ku sugi jiray waxa ay u noqotay macaamil si joogta ah loogu xisaabtamo ayadda dhankeeda waxa ay ahayd mid ku xisaab tanta waxa ay markaa u baahantahay kuwaa oo ahaa kuwo ay ku helayso sidda ay ku dalbatay sahayeeshee waxaa inta badan dalab keeda soo gaarsiyo gacan yare kaa oo ugu keena halka ay taagan tahay gacan yaraha ayaa markii uu ayadda la kulmo ayaa waxa uu gadaal ula xariiraa midkii soo diray kaa oo ahaa mid ah mas'uul iska yeel markii uu la soo xariiro ayaa waxa uu ku yiraa waxa Aad hayso oo dhan sii hadii ay rabto malintan.

Aan u tagaayo waxa ay ahayd malin jimco ah 17 Ferbuary 2016 waxan xeriir lasameeyay mar Aan ka baxaayay Chemin du devin, oo Aan ku sii jeeday Chemin de la bérée, waxa uu u sheegay in uu markaa joogo meel lagu magacaabo "Bandhig jaamacadda Daabacaadan." oo ayadda markaa Aan u jirin wax badan waxa ay markaa u jirtay wax wax kayar 14 daqiiqo sikasta ha'ahaatee waa in la ixtiraamaa maseerka iyo Penevol/bénévole, ka waxa ay tiri waxan kusoo marayaa markii Aan kasoo laabto meesha Aan ku socdo waxan kaa maqnaan doonaa wax Aan dhamayn 13 daqiiqo waxa uu ku yiri intaa dabadeed markii Aad kasoo laabato meesha Aad ku socoto isoo taleefoon garee.

Kaa oo ay magaciisa ku sheegtay Piano heumur,  waxa uu xiriirkooda soo bilowday Axad 18 january 2015-Jimco 19 February 2016- waxa ay isla soo gaaren Qamiis 19 march 2017, taa oo ah midda ay isku fah mayan waxa xariiriyay ama isku xeray ayaa ahaa in uu ahaa mid lahaa ganaacsi kaa uu ku haystay halka uu daganaa oo markaa ahayd meesha hoyga u ah waxa ay tiri halka Aan aniga shaqeeyo assaga taa waxa ay u ahayd shaqo oo kale inkasta oo aysan ahayn wax munaasab ah ama sharciyan saxan mana ahan taa mid qarsoon cidwalba waa ay ogtahay waxa lagala kulmayo oo caqabad ah sikastaba ha'ahaatee waxaan ahayn kuwo isku danaysto.

Inta Aan u ahaa macaamiisha waxa Aan u haystay in uu meesha ku haysto badeecad yar oo nolol maalmeedka ka raadiyo hasayeeshee mar Aan sidaa u sii fogayn oo ay tahay Talaado 11 April 2017, ayaa waxaa ogaaday in uu meesha ku haystay ganaacsi badan kaa oo lagu tilmaamay markii la dhaxtagay in uu ahaa mid Aad u wayn ama uu ahaa dukaamadda waa wayn oo kale oo lagga helo dhowrka nuuc Ee markaa la isticmaalo waxa ay tiri aniga maahayn dadka ku shaqadda leh xeridda goobaha assaga lamidka ah hasa yeeshee ogaanshaha Aan ogaaday mid i naxdin galinaya ama mid i farxad galinaya intaba ma uusan ahayn inkasta oo Aan u.

Ogaa in uu dhaqaaqi doono malin Aan sidaa usii dheeren hasayeeshee nolasha kaa farxisay ma ahan mid ku cabsi galisa maxaa yeelay? cabsidda isma aragtaan waxaa ku dhax jirtaa farxaddii ilaa uu ka dhaco shil sababa geeri ama qarax ka dhaca halka Aad ganacsiga ku leedahay kaa oo sababa geeri kaligaa ah haddii cadaymo loo waayo dadka kula jira meedkooda waxaad tihiin kuwo isku si u geeriyooday  sikastaba ha'ahaatee 370/446 tan oo ah badeecad kala gadisan oo laga helay hoygaaga waxa ay taa tahay tan Aad u wayn oo la helay imisa sano ayaad murugo dareentaa? ma'ahan geeridaada mid ah 10 maalin ama 10 bilood toona balse geeridaada waa 10 sano hasayeeshee soo.

Noqod kaaga waa sidee? dadkii Aad markaa is taqaaneen ama qaar kamid ah kuwaa oo ahaydeen kuwo ah isku leefal soo noqod kaaga oo ah mid qaadanaya 10 sano markii Aad soo noqonayso waxa Aad la kulmayso ayaa ah wax badan oo ah kuwo Aan noqon doonin sidda Aad markaa ku ogayd taa oo la micna ah in uu dumo dad dhisnaa oo Aad ku ogayd in ay ahaayeen kuwo dhisnaa waxa ay taa ka mid tahay is badalada dhaca oo Aan la ogayn sidda ay u dhacaan qof caafimaad qaba ayaa waxa uu noqdaa mid jirooyin la dhacaan sikastaba ha'ahaatee maanta dhan in Aan hadalka iska saarnaado maahan Ma adigaa yaabay? mise waa laguu yaabay? meel Aad katahay sidda qof maxad ah oo kale qof loo.

Dhagaysan jiray  markii Aad tagto taana waxaa sababay xiriirka Aad meesha ku lahayd oo ahaa mid wayn balse malintii danbe addiga oo halkii ku socdo markii Aad la kulantay qofkii oo meedkiisa la sii bixinaya iyo goobtii oo noqotay mid laysku gidaamay jawiga waxa uu noqday mid is bar bar socda bixinta meedka iyo bixinta alaabta waxaa meesha laga raray wixii yaalay oo dhan markii meesha ay ka dhamaadeen Haruba phuoc, iyo mid magaciisa yahay Hiiuka peuc, oo dhalashadiisa tahay Australian, ayaa waxa ay u tageen inay meesha ka soo qaatan waxa ay u baah naa yeen balse labadooda mid kamid ah waxa uu meesha ugu tagay ayadda oo wax yaala aysan jirin wixii loogu tagi jiray waxa ay noqdeen kuwo horay loo qaatay 40 jirkan markii uu taa la kulmay waxa ay la noqotay mid farxadeeda leh farxadda uu malintaa la kulmay ayaa waxa ay tahay mid uu ku xasuusan doono.


W/Q Leenka.Baahay



No comments:

Post a Comment