Wikipedia

Search results

Saturday, March 11, 2017

Ma Umalaysaa Nolashaada? Midda Shalay In Ay Ka Wacan Tahay Tan maanta!


Waxaad Weydiisata Ma Weysid allaah!


Waa Maxay Nolosha Aad soo martay? maxaase losoo qaataa oo ay ka dhigantahay? ayada oo ay jiraan kuwo ku soo bar baaray nolol wanaagsan helay koriinsho iyo kawar qab labadiisa waalid oo Aan lasoo qaadan waxa ay taa tahay waxa uu qofkaa leeyahay wax badan oo wax lagaga baran karo nolashiisa intii uu soo maray maxaa yeelay? waxaa taa dareemi kara midka assaga lamidka ah oo soo maray nolasha noocas oo kale ah waxa uu qofkaa ama dadkaa dareen san yahay qiimaha uu waalidka u leeyahay ubadka taa oo ah haddii uusan helin ubadka wax waalid ah oo u sameeya daryeel iyo kawar qab nololeed iyo mid wax barasho.


Sidda uu unoqon lahaa mid wax tara dal iyo dadba  hadii uu taas helin waxa uu qatar ugu jiraa wax walba oo nolasha ku saabsan maxaa yeelay? dadka xag allaah waa ay kawada siman yihiin inkasta oo ay leeyihiin bukaan iyo baahiyo  kuwo ladan iyo kuwo faqri ah  hasa ahaatee ilmaha noocas ah ama qofkaa noocas ah inkasta uusan lahayn wax waalid uusan sheegi karin Aabaha dhalay ama Hooyada dhashay balse waxa uu yahay canugaa ama qofkaa muwaadin dhashay maxaa yeelay? hadii  Aad kumarto meelaha derbiyada iyo goobaha ganaacsiga oo ay bulshada.


Leeyihiin waxaad arkeeysaa kuwo kamid ah ilmahaa in ay hooy u tahay oo ay seexdan waddada dhinaceeda. waxa ay nolashooda ku tiirsan tahay qashinka  kaa oo ay ka qadaan goobaha ganaacsiga oo ay geeyaan meelaha lagu soo daadiyo waxa uu canugaa nolashiisa ku tiirsantahay waxa uu goobaha ganaacsiga kaqaado oo qashin ah malintaa  assaga oo maal maha qaar u shaqataga mesha qashinka leys kugu geeyo assaga oo ka raadinaya  wax uu dib u iib geeyo sida dhalada iyo bacda oo kale kuwaa oo ay jiraan hadii uu soo helo kuwo qaadanaya oo siinaya xogaa lacag ah ee uu ku.

Nolaado canugaa mararka qaar waxa uu ka cunteeyaa cuntada haraaga ah oo ay maqaayadaha banaanka soo dhigaan assaga oo ku fikira lacagta yar
Ee uu helo maalin walba taa oo ah 8000-7000 Shillin in uu ku mareeyo nolashiisa taa uu ku fikiraayo in uu iskaga bixiyo kirada guriga iyo wax barashada  ayaa waxaa hadana dadka ku dhax arkaysaa adiga oo derbiga fadhiya ama jiifa mid kugu soo leexda inta uu wax kusiiyo kuu maxad salaaxaya markaa kadib ku weydiinaya hooyo iyo Aabo Markii sidaa leey weeydiiyo nolasheeyda dhan ayaan murgaa Maxaa yeelay? waxaa isoo.


Baxa qiimaha uu waalidka leeyahay anniga oo Aad moodo in ay indhaheyga biyo ku taagan yihiin ayaa waxaan ku iraa maya waalid ma arag waxaan is arkay anigga oo nolashan ku dhax jiro  markaa waxaan ahaa 5-4 sano jir  inkasta oo Aan ogayn sidda saxda ah waxa Aan markaa jiro balse waxaan mararka qaar dadka kala kulmi jiray hadalo ku salaysan naceyb kuwaa oo markii ay ku dhawaaqayaan Aan maqli jiray oo dhagaheyga kusoo dhici jiray waxaa ka mid ahaa sida (Press and Bastard) markii kuwaa Aan maqlo ayaa waxaan dhihi jiray hadii uu walidka yahay.

Wax mel lasoo dhigto ama laweydiisan karo goor hore ayaan heli lahaa
balse waxaa lagu magacabaa Liu Mang Yan,  Liu Mang Yan waxa uu dhashay Talaado 12 ka April 2005 ta  waxa uu Liu Mang, Yan jiraa 13 sano balse qofka nolashiisa "dhagaysiga waa bilaash."  Liu Mang Yan, waxa uu raadiyaha magaalada uu joogo ka maqlay ayada oo raadiyaha dhahaya waxaa malinta berito ah oo bisha ay tahay 15 ka kusoo beegan fanaan weyn kaa oo kamid ah "Bollywood." ka waxa uu soo gaari doonaa magaalada markii ay tahay abaaraha 14:00 waxaa mesha kusoo dhaweeyn doona 1800 kuwaa.


Oo daneenaya in ay helaan saxiixa fanaanka ka midka ah "Bollywood." hasa yeeshee waxa ayna taa u muuqataa in lawada heli karin saxiix fanaanka balse qofkii helaa saxiixa  fanaanka waxa uu helayaa lacag dhan hal milyan Liu Mang Yan, markii uu sidaa raadiyaha ka dhagaystay ayaa waxa uu baryay allaah assaga oo weydiistay nolasha mida uu manta ku jiro mid dhaanto malintaa waxa ay ahayd maalin uu dabayl jiray waxaa lagalaayay xilli jilaal ah geedaha waxa ay ahaayeen kuwo caleenta ka daadanayso waxaa markaa iga xiga 4-3 Maalmood hasa yeeshee meesha uu ka soo dagayo.


Ee ah garoonka diyaaraha iyo meesha Aan nolasha ka raadiyo wax sidaa ah uma dhaxeeyan  balse waxaan ku fikiray sida Aan kula kulmi ahaa inkasta oo Aan wadan wax warqad ah oo la ii saxiixayo hasa yeeshee dadka intaa la eg sida lagu dhax mari lahaa oo Aan kula kulmi lahaa ayaan is weydiiyaa waxaan markii dambe helay fikrada mida ugu fiican taa oo ah mida Aan dadka ku dhax mari lahaa taa oo ahayd musqusha  Musqusha waxa ay ahayd mid god ku dul aadan godka kaa oo ahaa mid kuu muuqdo halkaa oo ahayd mesha saxarada ku dhacdo "Opinion/Latest Opinion."  Markii.


Lagaaray imaanshaha masuulka ka midka ah Bollywood ka waxaan usii dhawaaday musqusha taa oo Aan rabay in Aan soo dhax galo godka saxarada markaa kadib sidaa goobta ugu tago oo Aan sidaa kula kulmo fanaanka Bollywood ka anniga oo Aan wali galin godka saxarada balse Aan dul taaganahay  ayaa waxaa hawada soo gashay diyaarada taa oo Aan mooday in ay waddo fanaanka Bollywood ka ah waxa ay ii noqotay maalin weyn waxaan kor u taag tay gacmaha taa oo ahayd in uu illaah iga siiyo middii Aan soo maray mid Aan ku ilaabo waxaan si dhaqsa ah ku dhaxgalay godka.


Saxarada waxaan ka soo baxay godka saxarada anniga oo dhan oo wada saxara ah markii Aan ka soo baxay waxaan u dhaqaaqay Garoonka diyaaradaha oo wax sidaa ah ii jirin markii Aan kasoo baxay godka saxarada ayaa waxaan meesha ka bilaabay orod aniga oo warqad yar gacanta kusito waxaan ku gaaray "Garoonka diyaaradaha." wax wax  kayar 4 daqiiqo ayada oo dadka dhan meesha buxaan waxaan dhax galay dadkii oo Aan dhax maray aniga oo wada xaar ah meeshana waxa ay ahayd meel cariiri ah oo saxmad badan waxaan ahaa canug yar oo markaa ah 9 sano jir  saxaradii Aan dhax.


Galay waxa ay ii saamaxday in Aan dadka kumaro markii ay i arkaan oo ay noqdeen kuwo sanka qabsada urka saxarada awgeed dadkii waxa ay noqdeen kuwo ii baneeya sidii Aan u socday waxaan dul istaagay fanaankii Bollywood ka ahaa markii Aan la kulmay waxaan u taagtay warqadii Aan watay si oo iigu saxiiso markii Aan u taagtay isla markii waa uu ii saxiixay waxaan ka kasoo baxay aniga oo faraxsan oo gacmaha kor u taag taagayo hadalo farxad leh ku dhawaaqayo balse waxa kale ee ku qoron ma aqaano markaas meel ayaan tagay markii mesha Aan la tagay ayaa waxaa la ii sheegay in.


Ay tahay mesha gobolka  qofka mesha ku qoron uu yahay Aabaha gobolka kaa oo nolashaada damaanad qaaday  Liu Mang Yan,  markii sidaa la yiri waa uu farxay waxa uu helay nolol kale inkasta oo marka qaar kusoo dhacayan erayo ah "Press and Bastard." Hadana waxa ay taa ula muuqatay in uu helay mid dhaanto midii uu kusoo barbaaray  taa oo  Aan wax badan oo nolasha as aasiga u ah balse wixii oo dhan inta uu ilaabay ayaa waxa uu noqday mid wax bartay misna nolashiisa mareeya waxa uu helay hooyo iyo Aabo kale oo matalaad ah kuwaa oo magaalada ku lahaa hotel halkaa oo markii dambe uu shaqaale ka noqday.


Waxbarashadu  Waa Ganacsi Qof Walba Ee Doonaya.


W/Q Leenka.Baahay

No comments:

Post a Comment